Page 1 of 1

Xisbiga miyaa laysku dhex wasaa?

Posted: Thu Jul 29, 2010 10:07 am
by Rightwing
Madaxweyne silaanyo ayaa rag xisbiga kulmiye la soo kifaaxay ku yidhi, waad mahadsantihiin dadaalkiini hagar la'aanta ahaa.
Iminkana waxaan idinka rabaa inaad xisbiga iska dhex fadhidaan, waayo waxaan rabaa inaan soo jiito dad iyara diidanaa.
Midka ka mida madaxda xisbiga kulkiye ee lagu yidhi xisbiga iska dhex fadhiya ayaa ku jawaabay oo ma inta nala use-gareeyey ayaa nalagu yidhi xisbiga iska dhex fadhiya. Xisbiga maxaanu ka dhex qabanaa? miyaa laysku dhex wasaa? :lol:
Xitaa taladii gudidda ee ahayd in lagu base-gareeyo dawlada Tacliin lagana dhigo 15 wasiir, madaxweynuhu wuu baal maray. Reeruu ka dhigay intii kaadidda xisbiga usoo cabtayna debaduu dhigay si'uu rag kale isaga dhiso.

Sidaas waxaa yidhi nin kulmiye member ka ah.


RW

Re: Xisbiga miyaa laysku dhex wasaa?

Posted: Thu Jul 29, 2010 10:22 am
by The_Emperior5
rightwing mucaraaadnimada jooji man the man shalay ba la dhaariyey
your sounding like mr alfaas iyo ayubka :lol:

Re: Xisbiga miyaa laysku dhex wasaa?

Posted: Thu Jul 29, 2010 10:33 am
by Rightwing
The_Emperior5 wrote:rightwing mucaraaadnimada jooji man the man shalay ba la dhaariyey
your sounding like mr alfaas iyo ayubka :lol:

Chance in dawlada la siiyo waa ok. Weliba khasnadii dawlada waa la sii faaruqiyey. Shilin looguma tegin. Waxaa fiican in dulqaad loo yeesho.
Laakiinse waxaad fahantaa topigani aniga ra'yigayga ma aha. Waa mid ka yimi in aw daahir, ina kaahin, fu'aad adan cade and cetra and cetra...ragii kaadida kulmiye usoo cabay.

Re: Xisbiga miyaa laysku dhex wasaa?

Posted: Thu Jul 29, 2010 10:37 am
by The_Emperior5
right wing do u know what our problem is every one wants to be on the front

I mean silanyo promised to have 15 ministers odayaal ba walay oo ku yidhi wasiirada noogu dar hebbel iyo hebbel bal kordhi , dhanka kale mujaheedinti b aka ag qeylinaya silanyo anaga maxaad wax nogu dhibi weyday not every one can be in the new cabinet man , wa in la isu tanasula and so far I have confidence with the new cabinet lets give them a chance

Re: Xisbiga miyaa laysku dhex wasaa?

Posted: Thu Jul 29, 2010 10:41 am
by Rightwing
The_Emperior5 wrote:right wing do u know what our problem is every one wants to be on the front

I mean silanyo promised to have 15 ministers odayaal ba walay oo ku yidhi wasiirada noogu dar hebbel iyo hebbel bal kordhi , dhanka kale mujaheedinti b aka ag qeylinaya silanyo anaga maxaad wax nogu dhibi weyday not every one can be in the new cabinet man , wa in la isu tanasula and so far I have confidence with the new cabinet lets give them a chance


Waa shacab baadil iyo xumaan u bartay. Madaxweynaha ayay ku qasbayaan inuu bilaabo kan qanci iyo kan qanci, si ay uga mashquuliyaan issue-ga weyn. Walaahay waxay qaadanay generations inta laga gudbayo waxaas.

Re: Xisbiga miyaa laysku dhex wasaa?

Posted: Thu Jul 29, 2010 10:57 am
by malakumod
Rightwing wrote:Madaxweyne silaanyo ayaa rag xisbiga kulmiye la soo kifaaxay ku yidhi, waad mahadsantihiin dadaalkiini hagar la'aanta ahaa.
Iminkana waxaan idinka rabaa inaad xisbiga iska dhex fadhidaan, waayo waxaan rabaa inaan soo jiito dad iyara diidanaa.
Midka ka mida madaxda xisbiga kulkiye ee lagu yidhi xisbiga iska dhex fadhiya ayaa ku jawaabay oo ma inta nala use-gareeyey ayaa nalagu yidhi xisbiga iska dhex fadhiya. Xisbiga maxaanu ka dhex qabanaa? miyaa laysku dhex wasaa? :lol:
Xitaa taladii gudidda ee ahayd in lagu base-gareeyo dawlada Tacliin lagana dhigo 15 wasiir, madaxweynuhu wuu baal maray. Reeruu ka dhigay intii kaadidda xisbiga usoo cabtayna debaduu dhigay si'uu rag kale isaga dhiso.

Sidaas waxaa yidhi nin kulmiye member ka ah.


RW
:lol: :lol:

Re: Xisbiga miyaa laysku dhex wasaa?

Posted: Thu Jul 29, 2010 11:46 am
by Dhaga Bacayl
Rightwing wrote:Madaxweyne silaanyo ayaa rag xisbiga kulmiye la soo kifaaxay ku yidhi, waad mahadsantihiin dadaalkiini hagar la'aanta ahaa.
Iminkana waxaan idinka rabaa inaad xisbiga iska dhex fadhidaan, waayo waxaan rabaa inaan soo jiito dad iyara diidanaa.
Midka ka mida madaxda xisbiga kulkiye ee lagu yidhi xisbiga iska dhex fadhiya ayaa ku jawaabay oo ma inta nala use-gareeyey ayaa nalagu yidhi xisbiga iska dhex fadhiya. Xisbiga maxaanu ka dhex qabanaa? miyaa laysku dhex wasaa? :lol:
Xitaa taladii gudidda ee ahayd in lagu base-gareeyo dawlada Tacliin lagana dhigo 15 wasiir, madaxweynuhu wuu baal maray. Reeruu ka dhigay intii kaadidda xisbiga usoo cabtayna debaduu dhigay si'uu rag kale isaga dhiso.

Sidaas waxaa yidhi nin kulmiye member ka ah.


RW

Askartii SNM taa ka buuxdayxisbiga. wada calan cas ay isa so seegeen ayay hayd. Waa inay iska aaminaan shaqadoodi o ay armiga ku noqdaan dakana u dhexeeyaan. Siyaasad waxba kama yaqaanan...from Maxamed mire, to mahamed kaahin to Dhaga weyne and Musse biixi...dagaal sokeeyaa ku wada maqan. waa inay iska aaamusaan haatan sidii dhibki dhacay loo ilaawo.