Mohamed Abokor Hal wasiir baa la siiyay
Posted: Thu Jul 29, 2010 11:14 am
Wasaarada Macdanta, biyaha iyo Tamarta……..Dr Xuseen Cabdi Duceele ninkani waa (Yeesif)
Largest online Somali community!
http://www.somalinet.com/forums/
HJ sadexda wasiirba in la siiyo may ahayn. Wasiiraba umaynu baahnin runtii. Madaxweynhii hadaynu haysano enough.Northwind wrote:Wasaarada Macdanta, biyaha iyo Tamarta……..Dr Xuseen Cabdi Duceele ninkani waa (Yeesif)
Rightwing wrote:HJ sadexda wasiirba in la siiyo may ahayn. Wasiiraba umaynu baahnin runtii. Madaxweynhii hadaynu haysano enough.Northwind wrote:Wasaarada Macdanta, biyaha iyo Tamarta……..Dr Xuseen Cabdi Duceele ninkani waa (Yeesif)
Dr. Hussein Abdi Du'ale geeljire, Ilhan mahoammed Jama and Maxamuud Xaashi Cabd
HJ waxa la siiyay Wasiirska duulista iyo hawada waa (Cali Barre)Rightwing wrote:HJ sadexda wasiirba in la siiyo may ahayn. Wasiiraba umaynu baahnin runtii. Madaxweynhii hadaynu haysano enough.Northwind wrote:Wasaarada Macdanta, biyaha iyo Tamarta……..Dr Xuseen Cabdi Duceele ninkani waa (Yeesif)
Dr. Hussein Abdi Du'ale geeljire, Ilhan mahoammed Jama and Maxamuud Xaashi Cabd
Trust me hadii chance la siiyo teamka silanyo xushay waa team aan crooks ahayn oo wadanka wax u qaban doona.Northwind wrote:HJ waxa la siiyay Wasiirska duulista iyo hawada waa (Cali Barre)Rightwing wrote:HJ sadexda wasiirba in la siiyo may ahayn. Wasiiraba umaynu baahnin runtii. Madaxweynhii hadaynu haysano enough.Northwind wrote:Wasaarada Macdanta, biyaha iyo Tamarta……..Dr Xuseen Cabdi Duceele ninkani waa (Yeesif)
Dr. Hussein Abdi Du'ale geeljire, Ilhan mahoammed Jama and Maxamuud Xaashi Cabd
Wasiirka shaqadda (Uduruxmiin)
Wasiirka Macdanta biyaha, iyo tamarta (Yeesif)
Rightwing Waa runtaa adeer laakiin haddii aan qabiil lagu qaybin ayay ahayd taasi laakiin haddii saami qaybsi beelaha laga dhiggay waa caadi.
Ee wax qabadkooda uun baynu ka dhursugaynaa.
Rightwing wrote:HJ sadexda wasiirba in la siiyo may ahayn. Wasiiraba umaynu baahnin runtii. Madaxweynhii hadaynu haysano enough.Northwind wrote:Wasaarada Macdanta, biyaha iyo Tamarta……..Dr Xuseen Cabdi Duceele ninkani waa (Yeesif)
Dr. Hussein Abdi Du'ale geeljire, Ilhan mahoammed Jama and Maxamuud Xaashi Cabd
Runloow101 wrote:Rightwing wrote:HJ sadexda wasiirba in la siiyo may ahayn. Wasiiraba umaynu baahnin runtii. Madaxweynhii hadaynu haysano enough.Northwind wrote:Wasaarada Macdanta, biyaha iyo Tamarta……..Dr Xuseen Cabdi Duceele ninkani waa (Yeesif)
Dr. Hussein Abdi Du'ale geeljire, Ilhan mahoammed Jama and Maxamuud Xaashi Cabd
I agree adeer. Samarroon in wasiirrada HJ qaar la siiyo ayay ahayd siday iyaguba yeeleen markii Riyoole Cohen uu meesha haystay. HJ waxay lahaan jireen 4 to 5 wasiir. Midda kale odaygu waa gaboobey, waa maxay qudbadda uu waraaqda ka akhriyayaa ee weliba siduu ololihii hadda ka aflaxay u akhriyayaa.