First was Alfaas then Oldenglish and now Cilmidheere

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

First was Alfaas then Oldenglish and now Cilmidheere

Post by Rightwing »

Mudaharaadyo Lagaga Soo Horjeedo Dhismaha Xukumadda Cusub oo Ka Dhacay Boorama
Friday, 30 July 2010
Borama-(Togdheernews)-Mudaharaad lagaga soo horjeeda saami qaybsiga Xukumaada ayaa saaka ka dhacay Magaalada Borama Xaafado ka mid
ah,Mudaharaadkan ayaa waxaa uu ahaa mid iskii iskaga Bilaabmay, dadka mudaharaadayayna ,waxa ay u badnaayeen Dumar iyo dhalinyaro, Kuwaas oo ku dhawaaqayay raali kama nihi sida waasiirada loo qaybiyay,Cadaalad ayaan rabnaa, Mudahaaradkan ayaa ahaa mid aad u xoog badan,Iskiina u bilaabmay,Mudaharaadlayaasha ayaa si nabad galyo ah waxa ay ku marayeen, wadooyinka waawayn ee dhexmara Xafadaha iyo suuqyada Dhexdooda, Mudaharaadkan oo wali socda ayaanan la garanayn waqti uu soo dhamaan karo, laakiin waxa isku dayaya in ay joojiyaan, ciidanka qaranka iyo ciidanka Amaanka,.

Runtii waxa maalmihii u danbeeyay Guux aad u xoog badan,taas oo dadku dareenkooda ku aadan Xukuumada cusub ee la soo dhisay,ay u arkeen mid aan si cadaalada loo soo xulin,gobolkana aan la siin waxa uu xaqa ulahaa waligii,waxa ayna ka rajaynayaan in dawlada Cusub dib u eegto, Siyaasada ku waajahan Gobolkan.

Dhinaca kale waxa ay dadwaynaha ku dhaqan degmada Borama isla dhex marayaan,in sababta gobolkan saamigii xaqa uu u lahaa dhinaca xukuumada ay waayaan,in ay sababta ugu horeysa ka dhigayeen , gobolkan oo si xoog badan lagaga adkaaday, xisbigan iminka talada dalka hantay ee kulmiye, taas oo ay sheegayaan in markii uu ku guulaystay , Kursiga sheegay in uu u yahay madaxwayne cidii u codaysay iyo cidii aan u codayn ,waxa ayna leeyihiin waxa aan u aragnaa , in balantaas uu ka baxay Madaxwayne Siilaanyo ugana fadhiyaan in uu Madaxwaynuhu saxo khaladka uu ka galay Bulshada Reer Awdal/ee dulqaadka iyo nabada Jecel.


Xigasho Boorama News
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: First was Alfaas then Oldenglish and now Cilmidheere

Post by The_Emperior5 »

i dont know what they are crying about they got 3 ministers selel and awdal
last time i checked under rayaale they had also 3. maxa is badalay?
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: First was Alfaas then Oldenglish and now Cilmidheere

Post by Keyse_0208 »

Rightwing wrote:dadka mudaharaadayayna ,waxa ay u badnaayeen Dumar iyo dhalinyaro
its always islaamo who are behind every mudaharaad, ileen islaamuhu are a power to be reconed with, they have the power to chance and move political establishments :lol: :lol:
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: First was Alfaas then Oldenglish and now Cilmidheere

Post by hargaysaay »

so untill now warsengali ayuub gadabuursi have shown there unger I hope siilaanyo cool them down it is not the perfect start that he was expecting
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: First was Alfaas then Oldenglish and now Cilmidheere

Post by Rightwing »

The_Emperior5 wrote:i dont know what they are crying about they got 3 ministers selel and awdal
last time i checked under rayaale they had also 3. maxa is badalay?

Dadkuba waxay qiimaynayaan wasiirada qolodooda ah. Dadka wadanka ku nool waxaad moodaa inay xoolo yihiin. Waar may dawlada chance siiyaan. Intay ka mudaharadaayaan wasiirada nagu yar.


Keyse_0208
Berina Islaamihii reer samatar ayaa mudaharaadi doona malaha


hargaysaay
Dad aan rabin dhisme wadan oo leh reer hebel baa naga wasiiro badan ilama aha in la qancin karo
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: First was Alfaas then Oldenglish and now Cilmidheere

Post by The_Emperior5 »

can some tell me whats the difference awdal and selel had 3 ministers under rayaale and now they have 3 ministers
maxay rabbeeen?
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: First was Alfaas then Oldenglish and now Cilmidheere

Post by The_Emperior5 »

keyse yes degmada xaraf baritoole mudaharaad loooolz we dident get a wasiir :x :lol:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: First was Alfaas then Oldenglish and now Cilmidheere

Post by SahanGalbeed »

Taliyihi cidanka qaranka odaygii adeerkey aha miyaa horta laga qaaday ? qowmiyaad gaar ah baynu iska nahay anagu oo Arabsiyo ilaa Itoobiya intaa u dhexeysa inaanu gaadiid dambe marayn ba inaga balan ah haddii jagadaa la inaga qaado :lol: This is getting ridiculous !!
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: First was Alfaas then Oldenglish and now Cilmidheere

Post by The_Emperior5 »

SahanGalbeed wrote:Taliyihi cidanka qaranka odaygii adeerkey aha miyaa horta laga qaaday ? qowmiyaad gaar ah baynu iska nahay anagu oo Arabsiyo ilaa Itoobiya intaa u dhexeysa inaanu gaadiid dambe marayn ba inaga balan ah haddii jagadaa la inaga qaado :lol: This is getting ridiculous !!

Nuuux ismacil taani taliyaha ciidanka qarranka somaliland he will have his post Silanyo kept him

Jibriel abokor kama qasna wasiirka arimaha diibada taliyaha ciidanka qarranka :up: iyo mo farax :lol: :lol:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: First was Alfaas then Oldenglish and now Cilmidheere

Post by Mr_Alfaas »

First Was Alfaas .....what do u mean inader...ma fahmin....... :lol: :lol:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: First was Alfaas then Oldenglish and now Cilmidheere

Post by SahanGalbeed »

Bes waaye emperior inaaderow,haddii kale walle ...
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: First was Alfaas then Oldenglish and now Cilmidheere

Post by Dhaga Bacayl »

SahanGalbeed wrote:Taliyihi cidanka qaranka odaygii adeerkey aha miyaa horta laga qaaday ? qowmiyaad gaar ah baynu iska nahay anagu oo Arabsiyo ilaa Itoobiya intaa u dhexeysa inaanu gaadiid dambe marayn ba inaga balan ah haddii jagadaa la inaga qaado :lol: This is getting ridiculous !!


Taani ain’t going anywhere. The best commander Somaliland military has ever had.

During the campaign, he was fair and square with all of them. He said ciidanka qarankla waxaa iska leh umada Somailand, I will never use it to oppress any one for the sake of my post just to mpress the ruling party.
Markuu kumiye mudaharaadka samayn jiray ee police ku dadka kala eryeen Sillanyo iyi few others socod u soo dhaqaaqeen loona diiday inay madaharaadkii sio wataan, TAANI wuxuu u diray ciidan to rescue SIILANAYO from the police brutality oo aayar gurigiisi dhex geeyay iyagoo galbinaaya.

Mar labaad ee madaharaadka dawaldu u diidayne galabnimadi Nuux Taani wuxuu la shiray Sillanyo iyo Faisal just to confirm that he and his troops are NOT taking sides. Rayaale didn’t like it but he couldn’t do anything about it since nuux is the only man who could call for a military coup.

This guy made a name for himself for being fair and true military man. He doesn’t get involve with politics.
User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: First was Alfaas then Oldenglish and now Cilmidheere

Post by GENERAL_SNM »

SahanGalbeed wrote:Taliyihi cidanka qaranka odaygii adeerkey aha miyaa horta laga qaaday ? qowmiyaad gaar ah baynu iska nahay anagu oo Arabsiyo ilaa Itoobiya intaa u dhexeysa inaanu gaadiid dambe marayn ba inaga balan ah haddii jagadaa la inaga qaado :lol: This is getting ridiculous !!
Word on the street is his on borrowed time. He did not pull his head out of Riyoles arse in time. :up:
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: First was Alfaas then Oldenglish and now Cilmidheere

Post by SahanGalbeed »

Mayee haddii mid reer daahir ah lagu badalayo waxba ka ma qabno inagu ,laakiin sida kale waa lagu kala kacaya . ( magacaa reer daahir oo aad mar carabka aad usoo mariso ayuun ba ku filan sheikhan :lol: )
User avatar
GENERAL_SNM
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9757
Joined: Fri Jul 13, 2007 1:32 pm
Location: ''Nimankii Maroodiga ahaa mudanki reer Daahir''

Re: First was Alfaas then Oldenglish and now Cilmidheere

Post by GENERAL_SNM »

SahanGalbeed wrote:Mayee haddii mid reer daahir ah lagu badalayo waxba ka ma qabno inagu ,laakiin sida kale waa lagu kala kacaya . ( magacaa reer daahir oo aad mar carabka aad usoo mariso ayuun ba ku filan sheikhan :lol: )
War Sahan not long ago you did not know HJ existed, now your breaking up the subtribes. :up: progress sxb.

Ps, whats your nephews subtribe horta. You never told us.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”