Your Fav Qoraaga
Moderator: Moderators
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Your Fav Qoraaga
A.geeljire......ninkaasan niyow aad an u xiiseya qoraladisa in aan akhristo....waana wada funny....haduu decumentary ama program ayu sameyn laha barnaamijkisa wiigiba 10 to 15 minit o video ah ayu soo saari lahaa oo laba qof ay ku matalaayaan.

-
Dhaga Bacayl
- SomaliNet Super

- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Your Fav Qoraaga
Mr_Alfaas wrote:A.geeljire......ninkaasan niyow aad an u xiiseya qoraladisa in aan akhristo....waana wada funny....haduu decumentary ama program ayu sameyn laha barnaamijkisa wiigiba 10 to 15 minit o video ah ayu soo saari lahaa oo laba qof ay ku matalaayaan.![]()
![]()
Who is he? QOLDODIISA uma jeedo.
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Your Fav Qoraaga
niyow wa qoraa caan ah oo website yada somaliland wax kusoo qora oo majajilo ah oo uu ku matalayo laba ni oo sheekeysanaya midna macarad yahay midna muxafid.....Dhaga Bacayl wrote:Mr_Alfaas wrote:A.geeljire......ninkaasan niyow aad an u xiiseya qoraladisa in aan akhristo....waana wada funny....haduu decumentary ama program ayu sameyn laha barnaamijkisa wiigiba 10 to 15 minit o video ah ayu soo saari lahaa oo laba qof ay ku matalaayaan.![]()
![]()
Who is he? QOLDODIISA uma jeedo.I'm talking about his profile....
dubbe iyo dalool....i like dalool kaasa ka funnysan ka kale..although qoraagu wuxu la jiraa dubbe oo ah mucaradka...
dhagabacayl sxb search for his qoraaladisa waa asal ninkasi google ka ku dhufo and read.
qabilkisa niyow ma aqaan ....
-
Dhaga Bacayl
- SomaliNet Super

- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Your Fav Qoraaga
Will do!
Is he dhanxiir?
Is he dhanxiir?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post