Page 1 of 1
Your Fav Qoraaga
Posted: Fri Jul 30, 2010 1:58 pm
by Mr_Alfaas
Re: Your Fav Qoraaga
Posted: Fri Jul 30, 2010 2:01 pm
by Dhaga Bacayl
Who is he? QOLDODIISA uma jeedo.

I'm talking about his profile....
Re: Your Fav Qoraaga
Posted: Fri Jul 30, 2010 2:07 pm
by Mr_Alfaas
Dhaga Bacayl wrote:
Who is he? QOLDODIISA uma jeedo.

I'm talking about his profile....
niyow wa qoraa caan ah oo website yada somaliland wax kusoo qora oo majajilo ah oo uu ku matalayo laba ni oo sheekeysanaya midna macarad yahay midna muxafid.....
dubbe iyo dalool....i like dalool kaasa ka funnysan ka kale..although qoraagu wuxu la jiraa dubbe oo ah mucaradka...
dhagabacayl sxb search for his qoraaladisa waa asal ninkasi google ka ku dhufo and read.
qabilkisa niyow ma aqaan ....

Re: Your Fav Qoraaga
Posted: Fri Jul 30, 2010 8:15 pm
by Dhaga Bacayl
Will do!
Is he dhanxiir?