Isxaaq top 10 poets between 1800 and 1900

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Isxaaq top 10 poets between 1800 and 1900

Post by The_Emperior5 »

Muxmmad libaan jadeer
Xuseyn xassan
Suldaan Nuur dhaga cun
Nuur Taye
Cabdi nuur raaage
Suldaan Xiirsi amaan
Xirsi boqon
Warfa suldaan
Farax nuur
Kiti fiqi
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Isxaaq top 10 poets between 1800 and 1900

Post by hargaysaay »

cabdi gahayr iyo ismaaciil xayd aflow baad ilawday :up:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Isxaaq top 10 poets between 1800 and 1900

Post by The_Emperior5 »

hargaysaay wrote:cabdi gahayr iyo ismaaciil xayd aflow baad ilawday :up:

they were not between 1800 and 1900

they were after 1900
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Isxaaq top 10 poets between 1800 and 1900

Post by hargaysaay »

The_Emperior5 wrote:
hargaysaay wrote:cabdi gahayr iyo ismaaciil xayd aflow baad ilawday :up:

they were not between 1800 and 1900

they were after 1900
sax gartay
User avatar
2ndtoNone
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1074
Joined: Fri Apr 02, 2004 7:00 pm

Re: Isxaaq top 10 poets between 1800 and 1900

Post by 2ndtoNone »

EMP,

Sxb can you give a brief description of each individual i.e. the poets' profile.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Isxaaq top 10 poets between 1800 and 1900

Post by The_Emperior5 »

Muxmmad libaan jareer lived between 1835 and 1881, his biggest rival was the ogaden poet Raage ugaas he made lots of poems mostly about combat and war Muxummad libaan jadeer was from the habarawal clan of the sacadmuse

Aduunyadan inkaarta iyo isha iyo aakhir saban joogta
Ee aqalba aqalkuu u xiggay ka ololaynaayo
ee ubax cadkeedii lumay ee obalasku u muuqdo
Ninka Awr u soo raranayaa mid an ogayn weeyi


Xuuseen xassan was from the ciidagalle reer gulaad clan family he was also a poet of combat he lived around from 1855 till 1891

Heensaha casuustale haddi, caynab lagu faayo?
Carfigaan lahaan jirey hadduu, caannimo u muuqdo
Ceeb laguma faanee haddaan, curiyo dooddayda
Cod xun lama dhawaaqee, haddaan
Ceelkii Jannada Eebbeheen, caasha haw daro'e
Cawilkii adeerkay ahaa, camalki baan sheegtay



Suldaan nuur dhaga cun was a sultan and a poet very oppressive in the hargeisa region he made several poems based warfare here is some of suldaan nuur dhaga cun he was from also the reer guleed sultanate

Masar nimanka yaal Maydaloow kuma majeerteene
Magacaaga kama naadiyeen makhiyo shaanshaane
Makhrib dabadii maalkii baddii laguma moodeene
Muuqaaga nimankii arkaa kuguma meereene
Miid subaga maakhiri lo'aad kuguma miiseene
Murudkii ka soo hadhay Gammaa kuuma mariyeene.


Kiti fiqi was a tribal warrior and a poet he was from the habarjeclo clan he lived between 1819 till 1870 his poems were mostly based on clan warfare he took part of lots of clan battles and when they won the battle he used to freestyle he didn’t need lots of time to make a poem , he was also present at the garadag when the two dhulbahante men married each other , wa arintu ka yaabay Kitifiqi

Ceeldhaab lalabihii haddaan lix ugu hoynaayey
Caynaba haddaan labiyo toban uga ladaabsiiyey
Dadku kala lafweynsane hadaan laayey Hagar Aadan
Oon Xaga-Garaad kula legdamay libin miyay seegtay

Lixkun iyo lag mooyee haddaan guluf ku leexeeyo
Senge laqana mooyee haddaan lugo ku soo duulo
Lufankiinna soo hadhay haddaan Laasane u daayo
Lafta Muuse kama dhalan haddaan garanta kaa laabo


Farax nuur was a freedom fighter he was from arab subclan of the larger isxaaq tribe he rival was mostly Suldaan Nuur dhaga cun and the cidiagalle dynasty that used oppress the arab in the hargeisa region he lived from 1855 till 1930, he was a talented poetry he was like the brave heart of the isaaqs lol

Lix halkaa ku joogtaan dagaal laabta ka ogaada
Luquntana haddii laydin jaro lugaha meermeersha
Laqantooyo kaagama dartee laliya duulaanka
Laarrigana ha daynina wixii lumaya yeelkiiye
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Isxaaq top 10 poets between 1800 and 1900

Post by hargaysaay »

emperor warior xusen xasan suldan diiriye wuu soo gaadhay
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Isxaaq top 10 poets between 1800 and 1900

Post by ToughGong »

Kiti Fiqi :lol: :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Isxaaq top 10 poets between 1800 and 1900

Post by The_Emperior5 »

Suldaan xirsi amaan dirirye sugulle caynaashe was the habaryoonis sultan he was a warrior who took part of lots battles xirsi amaan lived from 1824 till 1879. He was well known for humulating the tribal chiefs from other clans , he was married to an arab lady called Hafsa bint umaya al yaafici.
He was also the one who introduced the khusuusi he had seven khsuusi members and advisors , maxammd Abdulla Hassan almost 100 years later was inspired by the Sultan xirsi amaan and introduced the same khusuusi for his dervishes
Some of xirsi amaans poems

Faraskaan shisheeyiyo u galay, shuunka Maxamuudka
Farsakaan markii laga shakiyay, laba shanaad siistay
Farasakaan shirrabihiis ku daray, sidigtii Dhool-Shaaxin
Waa shay-mug le ee bagaan, Cadar ku shakamadeeyay
Shaalkiyo bagaan kuugu guray, shuqul bilaadeedka
Nimankaad shaxayseen bagaan, sharad ku beeneeyay*
Shukrina waxan ku naqayaa inaan shiqib ku weynaanin.
Runloow101
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 353
Joined: Tue Apr 22, 2008 3:33 am
Location: Ilaahoow adaa weyn.

Re: Isxaaq top 10 poets between 1800 and 1900

Post by Runloow101 »

The_Emperior5 wrote:Muxmmad libaan jadeer
Xuseyn xassan
Suldaan Nuur dhaga cun
Nuur Taye
Cabdi nuur raaage
Suldaan Xiirsi amaan
Xirsi boqon
Warfa suldaan
Farax nuur
Kiti fiqi
Waa niman qiimo leh, laakiin laba nin oo qiimo leh baad ka tagtay oo aannu isku reer nahay. Labadaa nin waa khasab inay 10ka sare laba ka mid ah liiska ka tuurayaan;

Cabdi Fadal

Haddii aamus doqonniino dhalay, hadalna aafoobey
Alloow yaa wax lagu eed baxoo aada garanaaya.

Also, isagoo faraskiisa ammaanaya waa kii lahaa

Ma leggaan ku geliyaa sidii weled aan laab raacay
siddii aar lixaadsaday miyaa luquntu kuu baacday
lafta dhabar kob layskaga jaboo rag isku laylyaayo
ma ku lali halkaan maydaloow kugu listaameeyo
mise waan ku lumiyaa intaan lur iga kaa gaadhin.

Dirir Warsame
Marwo camal xun maangaab ninkeed maqasha baa dhaanta
mataan lidiqa laas miila leh yaa mitimis dhaama
xididkii an maamuus lahayn ma lihi baa dhaanta
gabaygan dar wareersan oo warrergoi wax u yahay baa Cali J Haabiil siiya.

Dirir wuxu kaloo lahaa
Toljecluhu ninkii maag is yidhi waa muslimiyaaye
Minjahaa Isaaq simanyahee muruq u roonaaye.

Raggu waa badnaayeene adigu 10 kala bax
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”