Pres silanyo says Ethiopia stay away from internal Sl affair

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Pres silanyo says Ethiopia stay away from internal Sl affair

Post by The_Emperior5 »

Itoobiya oo Walaac Ka Muujisay Dhismaha Dawladda Cusub ee Somaliland
Dawladda Itoobiya ayaa faraha la soo gashay dawladda cusub ee uu madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Axmed Maxamed Maxmuud Siilaanyo uu dhawaan soo dhisay ka dib markii uu safiirka Itoobiya u fadhiya Somaliland uu walaac ka muujiyey xulka wasiirada ee dawladda cusub. Ilo wareed u dhuundaloola madaxtooyada ayaa sidaa u sheegay Warya TV.
Safiirka Itoobiya, Berhe Tesfey, oo kulan la yeeshay madaxweyne Axmed Siilaanyo dorraad ayaa marka hore u tahniyadeeyey madaxweynaha, marka labaadna u sheegay in dawladiisu [Ethiopia] ay walaac ka qabto xubnaha golaha wasiirada ee cusub oo qaarkood uu ku tilmaamay inay lug ku leeyihiin Islaamiyiinta xagjirka ah ee mandaqadda.

Tallaabadan ayaa la sheegay in madaxweynaha JSL, Axmed Siilaanyo, uu u arkay mid ah farogelin qaawan oo Itoobiya ay ku samanayso arrimaha Somaliland

Xubnaha wasiirada ee dawladdan cusub ku jira ee lagu tilmaamay inay ururada Islaamiyiinta xagjirka ah gacan saar hoose la leeyihiin ayaa la filayaa inay dawladdii hore ee Daahir Riyaale ay ka dambeysay oo ay magacyadooda hore ugu gudbisay dawladda Itoobiya, taasina ay tahay sababta keentay in Itoobiya walaac ka muujiso qaar ka mid ah xubnaha wasiirada cusub ee la magacaabay.

Dhinaca kale, sirdoonka Itoobiyaanka ayaa dhex susumaya magaalooyinka waaweyn ee Somaliland, gaar ahaan caasimadda Hargeysa iyadooo had iyo jeer lagu sheego dad Abboo ah, isla mar ahaantaana ilaaliyayaal iyo khaddaamiin u ah madax fara badan oo reer Somaliland ah, isla mar ahaantaana xog badan iyo warbixino qarsoodi ka dira ashkhaasta saaxadda siyaasadda ee Somaliland ku jira.

Tiraba illaa 8 wasiir ayaa haatan lagu tilmaamay inay yihiin niman u janjeedha xag jirka islaamiyiinta ee Soomaaliya ka dagaalama. Dawladda Itoobiya ayaa u qaabilsan mandaqadda Afrikada bari waxay waddamada reer galbeedku ku sheegaan “la dagaalnka argagixisada” laguna siiyaa taageero dhaqaale oo badan.

Source: WARYA TV

© WARYA TV
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Pres silanyo says Ethiopia stay away from internal Sl af

Post by hargaysaay »

nice move by siiilaanyo :up: :up:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Pres silanyo says Ethiopia stay away from internal Sl af

Post by udun »

If Siilaanyo can do that and hold onto that promise, Somalis have hope. Rejecting Ethiopia's interference is the 1st step but population that understands this interference is a bigger step also. Foreign countries dictating their will on us is what has brough the Somalis into this predicament.

:up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”