2 days ago Onlf attacked Qabridahare and Dagaxbuur for the second night.Great development from the Onlf, more to show they can take this region within the next few years Inshallah.The Xabashi forces of the north are also doing well, let Ethiopia burn.War cusub oo hadda soo gaaray Wakaalada Wararaka Ogadenya (ONA) ayaa naloogu sheegay in magaalada Dhagaxbuur xalay fiidnimadii ay CWXO dagaal culus ku soo qaadeen laba xero oo ka mid ah xeryaha ku teedsan magaalada. Warku wuxuu intaa ku daray inuu dagaalka oo socday saacado ay CWXO ku qaraacayeen xeryaha boobaha culus iyo hub kaloo ay sheegeen dadweynaha in meela fogfog laga soo ridayay xeryaha taasoo u muuqda in hub cusub oo ama ah madaafiicda fudfud ama hoobiyaha ay CWXO ku dagaal galayaan hadda. Dadweynaha magaalada ayaa saaka isla dhex marayay inay aad u gadoodsan yihiin ciidamada Wayaanaha taasoo muujinaysa inuu khasaare xoogan ka soo gaaray weerarkii lagu qaaday xalay.
Arintaa ayaa galisay argagax balaadhan ciidamada Wayaanaha ee dhufaysyada ka qotay xeryaha iyo daafaha magaalada.
Faafaahinta dagaaladan iyo khasaaraha xooga leh ee soo gaaray cadawga ayaan gadaal ka soo sheegi doonaa.
Guul iyo Gobanimo.
ONA/Dhagaxbuur.
Dagaalo ka socda magaalada Dagaxbuur.
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Dagaalo ka socda magaalada Dagaxbuur.
- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34540
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Dagaalo ka socda magaalada Dagaxbuur.
hmm dad masakeen omba laku babi'in o la oran wa dabaqoodi from one side and onlf from otherside.
dadki meel ay o bahsadan bey la'ayihin.
Allah umooraha ka hagajiyo. people need reality check and question every thing they\ve supporting or been against it!!
dadki meel ay o bahsadan bey la'ayihin.
Allah umooraha ka hagajiyo. people need reality check and question every thing they\ve supporting or been against it!!
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: Dagaalo ka socda magaalada Dagaxbuur.
Hyper put the casiir down and man up Ina adeer Halganku hadafkiisa Jil-Jileec laguma gaadho, goor dhow dhalinyarada Halganka hogaamisaa waa inaad noqotid...ama waan baab'aynaa ama Xoriyad weeye hadafku...Caruurtii Abraxa hoos fadhin mayno.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
Re: Dagaalo ka socda magaalada Dagaxbuur.
hanqadh wrote:Hyper put the casiir down and man up Ina adeer Halganku hadafkiisa Jil-Jileec laguma gaadho, goor dhow dhalinyarada Halganka hogaamisaa waa inaad noqotid...ama waan baab'aynaa ama Xoriyad weeye hadafku...Caruurtii Abraxa hoos fadhin mayno.

- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34540
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Dagaalo ka socda magaalada Dagaxbuur.
haye inader aseerka digaye, bal wah la imo. halgan an goal laheyn wa mashakil.hanqadh wrote:Hyper put the casiir down and man up Ina adeer Halganku hadafkiisa Jil-Jileec laguma gaadho, goor dhow dhalinyarada Halganka hogaamisaa waa inaad noqotid...ama waan baab'aynaa ama Xoriyad weeye hadafku...Caruurtii Abraxa hoos fadhin mayno.
amhaar idima hayto, idinka omba is haysta, kan amharka o adegaya wa idinka on. marka better to clean the house first before halgan ko sheeg.
halgan emotional ah wah tari waa.
anyways, i shouldnt even response here, iska daaqa inader.
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: Dagaalo ka socda magaalada Dagaxbuur.
Hyper Ina Adeer ha tagine tolka waa la dhageystaa.
Wax awood leh ama dhib ku ah ha kasoo qaadin inta yaree dabaqoodhiga.You know marka la diro usually they hand over there weapons and are sent home.Halganku does not focus on the few lackies running amok but the real enemy.Your Job as young and educated man from this region is to not give up on your people but to support them and look to strengthen the Halgan.This dadkaa la isku dilayaa waa propoganda dhag ha u dhigin young men like you baa la rabaa in moraalka laga Jabiyo markaa Ina adeer remain committed to your people.Embrace the beautiful struggle.
Wax awood leh ama dhib ku ah ha kasoo qaadin inta yaree dabaqoodhiga.You know marka la diro usually they hand over there weapons and are sent home.Halganku does not focus on the few lackies running amok but the real enemy.Your Job as young and educated man from this region is to not give up on your people but to support them and look to strengthen the Halgan.This dadkaa la isku dilayaa waa propoganda dhag ha u dhigin young men like you baa la rabaa in moraalka laga Jabiyo markaa Ina adeer remain committed to your people.Embrace the beautiful struggle.
- Hyperactive
- SomaliNet Super
- Posts: 34540
- Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
- Location: "Some people are so poor, all they have is money."
Re: Dagaalo ka socda magaalada Dagaxbuur.
okay inader, first let me apologize from my previous post.
i just didnt wantus to turn like most kids running around this forum, qabil ghalad iyo sah ba iska daba ordaya, in runta la isku sheego wey fi'antahay mar walbaba.
wa runta we should talk and discuss and not run from each other once disagreements accure.
i do agree with you that we shiould fight for our freedom and dignity. lakin dareeqada lo marayo omban ka yara je'alanin.
kan amhaaraka o adegayo wa anaga, marka anigu wahan leeyahan sha'abkeeno an isra'en is hard to go forward.
dabaqoodi ba nala haray. in one point i really hate wah ogaden la yorahdo more than tigreyga. because kan e bah dalayo wa ke aniga igu higan.
ive been there and very close family in jigjiga jailled just few days ago and kan so jasuusay wa ke nogu higan and ke askarta hukumayna wa kee noqu higan.
ke lo geyeyna wa anaga!!
walal amhaaro ma aragno, even no other tribe , other than ours who kill us and jails us. o naso jasuusi
bal hala tashado , o dabaqoodi meel kanaloga so haro.

Hyper no need to apologize..you have a right to state your opinions and to some extent i agree with you

- SultanOrder
- Posts: 21695
- Joined: Thu Mar 26, 2009 10:10 pm
- Location: Peace!
Re: Dagaalo ka socda magaalada Dagaxbuur.
The fighting needs to be taken away from the civilians, they don't want, and they shouldn't have to go through the shocks of fighting near you. Insha'allah illahay will keep the people safe physically, emotionally, and mentally.
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: Dagaalo ka socda magaalada Dagaxbuur.
War-Deg Deg ah: Laba Wiil oo Lagu Dhex-Toogtay Magaalada Dhagaxbuur.
Wararka Ogadentoday Caawo ka soo Gaaraya Magaalaga Dhagaxbuur ayaa Sheegaya In Laba wiil oo Shacab ahaa Lagala baxay Guriga Halkaas oo Ciidamada Sirdoonka Itoobiya ay la baxeen Kadib Lagu Toogtay Badhtamaha Magaalada Caawo,Labadan wiil oo Ilmader ahaa ayaa Caawo Dhex-Yaala Magaalada kuna ah Mayd Bari oo la diiday in la aaso.
Wararka ayaa waxay Intaas ku sii Darayaan in Ciidamo Gurmad ah ay Yimaadeen Magaalada Caawo Kuwaas oo Afar Diyaaradood uu ah Kuwa Tooska u kaca ay Yimaadeen Magaalada Caawo Makhribkii.
Khasaara Dagaalka manta ka dhacay Magaalada ayaa la sheegay in Gabi ahaanba la gubay Xerada Ciidan oo lagu Tooba Bari Jiray Ciidamada New Police, Halkaas oo Ninka Sargaal ahaa oo u qaabilsanaa Tooba barada Magaalada Dhagaxbuur lagu Dilay Xeradaas.
Dhanka Kale Booyada Shidaal oo Ciidamada Itoobiya lahaayeen Lagu Gubay Xerada, Dhaq-Dhaqaaq Ciidan oo xoogan ayaa laga dareemayaa Gobalada Ogaadeeniya, Kuwaas oo ay u muuqato in Dagaalo Xoogan Dhaci Doonaan.
Wararkan oo Faah Faahsan Iyo Magacyada Wiilasha Bari la soco.
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: Dagaalo ka socda magaalada Dagaxbuur.
Hyper all that you have mentioned is nothing new, we know and acknowledge these problems.What you must understand is whenever you have an occupying force the enemy will use all forms of tactics to subdue the population including using the people against themselves in a classical divide and conquor.This is not unique to this region, you look at any occupation, any conflict you will see the same trends.Even the Tigray suffered heavily becuase the regular army attacking them were Tigray, the Generals directing the conflict were Tigray even to the extent Meles's father told him to stop the senseless conflict.Atleast the only problem we have is a few police and informants running around.Theres no need to worry about a few people blinded by there self-interest.Its natural, considering there are not many opportunities in the region aswell.Sometimes you need people to be embedded in the regime because alot of them are working from the inside too.Either way What you must remember is the vast majority of people will like there region to be free of the occupying filth and only this matters.If a vote was held today 100% the people will vote freedom of occupation.And so the ONLF will respect the will of the people.
PO the conflict is changing sxb I too am afraid civillians will be caught in the crossfire more frequently but this is the consequence of war.If you have realised the Xabashi have pointed alot of there big guns towards magaalada as a response they will kill the civillians is there message.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 325 Views
-
Last post by EEGA9
-
- 1 Replies
- 549 Views
-
Last post by Queen_Arawello
-
- 0 Replies
- 323 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 153 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 539 Views
-
Last post by great-legend
-
- 3 Replies
- 588 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 1 Replies
- 422 Views
-
Last post by gemini07
-
- 0 Replies
- 302 Views
-
Last post by KacdoonSool