Ambassaor Hotel VS Mansoor Hotel?

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Ambassaor Hotel VS Mansoor Hotel?

Post by LiQaaye_TDH »

Image
Image

Ugu horeynta dadweynaha reer Somaliland meelkasta oo ay Aduunka kaga noolyihiin waan salaamayaa,salaan ka dib waxa aan doonaya in qoraalkan aan ku cabiro figradeyda sida aan u arko.arimha ka socda Somaliland gudaheeda,hadaan laga doodin oo aan la saxin,marbaa dhici karta in ay fara ka baxdo taladu.hadaynu nahay reer Somaliland,waxa aynu duurka u galney ee u soo jabhadeyney waxa ay ahyd cadaalad daro aynu ka tirsaneyney koonfur Somalia,Hargeysa aya wax ka tirsaneysey Muqdisho,oo la wada arkayey cadaalad xumida iyo eexashada gabashada laheyn.

Hadaba arinka aan doonayo in aan cadeeyo oo dadka soo dhex dhigo,waa eexashada iyo cadaalad darida dhexdeena aynu isku hayno cid ka hadashana aanay jirin.

Dawladu labada (Hoteel ee magalada Hargeysa)durba iyaga oo aan xilka si wacan u qaban ayey u kala eexataa,wax hada biloow ahna maha,ilaa doorashadii aya xisbiga (Kulmiye)xarun ka dhigtey (Hoteel Maansoor)xiligii ay xisbiga ahayeen waxba lagama qabo in ay xarun ka dhigtaan Hoteelka,oo jeebkooda ayey kharashka ka bixinayeen HOTELKA.hadase xilkii wadanka oo dhan ayey gacanta ku hayaan,waa cashuurtii dadweynaha reer Somaliland,waa in ay markaa dhex dhexaad ka noqdaan,waxkasta oo ay sameynyaan,qaas ahaan shirarkooda waa in ay u kala qeybiyaan,in ay ku shiraan dhamaan Hotelada waaweyn ee magalada (Hargeysa)si markaas Hotelada kale u shaqeeyaan oo ilbaabadu u furnaadaan ileyn shaqalaha ka shaqeeya DAWLADU canshuur ayey ka qaadeysaayo.

Arinkan aan ka hadlaya Aduunk oo dhan ayuu ka jiraa,figradeyda waxa an ku cabiraya hab dhaqanka dawlada Canada,mararka ay shirarka ama casuumadaha sameynayaan,hadba magaladaas xafladu ka dhacayso,Hoteelada ku yala waa ay isku dheeli tiran,Hotelka ay Qado sharaf ku sameeyaan,casho sharaf kuma sameeyaan HOTEL kale ayey cashada ku sameeyaan si waxkastaba iskugu dheeli tiranto,dadkan Canadianka waa dad Aduunka ugu horeeya habka cadaalada iyo dhexdhexaadka,iyo wadankooda oo ay jecelyihiin horumarkiisana ay ku dadaalan.

Hadeynu nahay reer Somaliland maxaynu kaga dayan karnaa wadankan Canada?

Waa in aynu Canada kaga dayanaa waxyaabo badan,cadaalada iyo daacadnimo,waa in dawlada Somaliland isku soo koobin (Hotel Maansoor),waa in Hotelka weyn ee kale( Hotel Ambassador) ay xaqa uu Hotelku leeyahay u gartaan,labadan Hoteel waa labada Hoteel ee magalada ugu weyn xiligan,laguna shiri karo,waa laba Hoteel oo isku dhigma aynu ku faani karno,dawladaha shisheeye marka ay inoo yimaadana ku marti qaadi karno,laakiin marnaba aqli gal ma noqoneyso sida hada jirta,ee lawada arko ee, eexashada aan gabashada lahyn ay bilowdey dawladu in ay dhacdo,oo dhamaan mashruucyada oo dhan loo leexiyo Hotel Maansoor,,Hotel Ambassadorna sidii carwada loo daawasho tago,waa wax aan dhici karin,haday dhacdana inagu ah dulinimo iyo aqoon yaraan iyo eexasho,sababtoo ah waxani waa arimihii aynu ka diidney reer koonfur Somalia,(Hargeysa aya ka diidey Muqdisho)sidaas oo ay tahay waa in arinkan laga wada hadlaa (Hotel Ambassadorna ka yeeli mayo Hotel Maansoor,in uu ka wax badsado)sababtu tahay dawladu waxa ay kharashka ku bixineysaa waa canshuurtii dadweynaha reer Somaliland.

Waxii Dawlada ka baxsan labada Hoteel waa ay u tartami karaan,sida Aroosyada dadweynaha dadka dibadha ka imanaya Hoteelkii ay doonan ha ku degeen cid ka hadlaysa ma jirto,taasi waa tartan iyo Hoteelkastaba waxii u qoran.

Tan Dawlada Somaliland se way ka duwntahay in ay hal Hoteel isku soo koobana waa foolxumo weyn,waa in ay u dhaxeeyaan dhamaan Hotelada maglada xitaa kuwa yaryar,oo ay Wasiiradu ku shiraan,iskuna casuumaan si markaa Hoteeladas yaryara ilbaabadu ugu furnaadaan,shaqana u abuuraan.

Waxaan rajeynayaa in Dawladu wax weyn ay qorsheheeda ka badali doonto,dadka Dawlada la taliyana waxa aan leeyahay yaan loo kala eexan magalada,(Hargeysa) waxa aad ka dhigan tihiin qof u kala eexda,labadiisa lugood,labada lugood midna kab cusub u xira,lugna iskaba ilaawa,waa sida hada jirta,markaa idinkoo heli kara labo kabood oo quruxbadan in aad xirataan oo la soo shirtagtaan,maxaa idinku soo koobaya hal lug oo aad sharaxdaan, waxa hubaal ah in aydaan halkaas lug meelna ku gaareynin,labadii lugood ee aad u kala eexateena jirkiina ku yaalaan,oo marka lugta aad dayacdeen qodaxda ama masku qaniino xanuunkeedu idin soo gaarayo,meel dheer waa in wax laga cabiraa oo laga eegaa,lagana gudbaa waxyaabaha dib u dhaca iyo aargoosashada keeni kara.

Aad ayaad u mahadsantihiin kuligeena waa inagu wada waajib,wanaaga iyo horumarinta wadankeena.kheyr ayaan u rajeynayaa dhamaan Reer Somaliland.
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Ambassaor Hotel VS Mansoor Hotel?

Post by hargaysaay »

both waa nice hotels. the best in somaliland
User avatar
*Nobleman*
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6864
Joined: Wed Jul 13, 2005 2:49 pm
Location: United- Not arrogant, just better

Re: Ambassaor Hotel VS Mansoor Hotel?

Post by *Nobleman* »

Ambassador looks nicer, but mansoor is more prestige. Better food, more important meetings are held in mansoor, plus the location is a lot better.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Ambassaor Hotel VS Mansoor Hotel?

Post by Siciid85 »

They are both nice hotels in good locations, i like Ambassador's location better though.
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Ambassaor Hotel VS Mansoor Hotel?

Post by ToughGong »

That pic is the Berebera Mansoor innit
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Ambassaor Hotel VS Mansoor Hotel?

Post by The_Emperior5 »

^^ No its hargeisa

and they both look nice i like Ambassador Design we should build more like that :up:
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Ambassaor Hotel VS Mansoor Hotel?

Post by ToughGong »

Hargeisa Maansoor

Image

Berbera Maansoor

Image
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Ambassaor Hotel VS Mansoor Hotel?

Post by The_Emperior5 »

seemeyer wrote:Hargeisa Maansoor

Image

Berbera Maansoor

Image
No my friend its hargeisa mansoor hotel looked like that in 2002 and 2003.
in 2005 and 2006 wax bay ku dar dareen
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Ambassaor Hotel VS Mansoor Hotel?

Post by LiQaaye_TDH »

^^ The First pic is the Old Mansoor Hotel, but the second one is the New Mansoor, they have just upgraded it a bit :up:

In My Opinion, Ambassador Hotel hands Down :up: :up: But everyone some how Use Mansoor Hotel, it must be better service or something, ive never been to Mansoor, but ive been to Ambassadorr and its class :clap:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Ambassaor Hotel VS Mansoor Hotel?

Post by The_Emperior5 »

LiQaaye_TDH wrote:^^ The First pic is the Old Mansoor Hotel, but the second one is the New Mansoor, they have just upgraded it a bit :up:

In My Opinion, Ambassador Hotel hands Down :up: :up: But everyone some how Use Mansoor Hotel, it must be better service or something, ive never been to Mansoor, but ive been to Ambassadorr and its class :clap:

The thing is maansoor is mostly used by the government, when I was flying from adis to hargeisa in 2005. I saw in a magazine in Ethiopia the number the place and location of maansoor hotel that it is the official hotel of hargeisa, But they all look good Ambassador got lots of things , But I like the foot better of maansoor
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Ambassaor Hotel VS Mansoor Hotel?

Post by ToughGong »

No my friend its hargeisa mansoor hotel looked like that in 2002 and 2003.
in 2005 and 2006 wax bay ku dar dareen
Got you that's what was confusing me cos the last time I was in there it didn't have the blue glass front. I live on the western side of this hotel hada (right next to it),but you can't see over the wall

Btw do you guys have a pic of the Berebera one
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Ambassaor Hotel VS Mansoor Hotel?

Post by ToughGong »

Ethiopian Airlines treated us to a meal in the Ambassador,because our flight was delayed for 2 hours,I was impressed with the building but the food was average
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Ambassaor Hotel VS Mansoor Hotel?

Post by The_Emperior5 »

i have not a picture of the one in berbera its looks nice the one in berbera i have been there its near the beach :up:
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: Ambassaor Hotel VS Mansoor Hotel?

Post by Dhaga Bacayl »

imika ninkan meesh waxku so qoray doodiisu maxay tahay? Ma wuxu uleeyahay dawladu ha yaraysay inay Mansoor istici maasho? That doesn'tmake any sense.



Location, location, Location,

All government offices are within 5 minute drive from Mannsoor. Like Emp. Said, Maansoor better known internationally and the accommodations are way better. It also has large in door sitting area with multiple sitting rooms. A lot of people go for that.

Ambassador hotel is better at night while sitting outside in the yard watching the stars and you’re on the top of the city looking down the valley. I think Ambassador Hotel also has better food.

As for Kulmiye, they held their all out conference in 2008 at Ambassador Hotel. The first official lunch gathering of the new administration also took k place at Ambassador few days go. Markla wah the fuck is this talking about.
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34541
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Ambassaor Hotel VS Mansoor Hotel?

Post by Hyperactive »

ader abdulqadir hashi is a great man. i remember him when i was a kid. wa nin akhlaaq fi'an.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”