Page 1 of 1

Maxamad Abdirashid Ali Sharmarke Dies

Posted: Thu Aug 05, 2010 2:58 am
by Kheyrow
Image

Tacsi: Maxamed Cabdirashiid Cali Sharmarke oo Kanada Ku Geeriyoodey

August 4, 2010

Anaga oo kala ah:

Cabdulqaadir Axmed Cali Sharmarke iyo Xaaskiisa
Cabdiraxmaan Axmed Cali Sharmarke iyo Xaaskiisa
Cabdullaahi Axmed Cali Sharmarke
Maxamuud Axmed Cali Sharmarke iyo xaaskiisa
Maxamed Axmed Cali Sharmarke iyo Xaaskiisa
Fadumo Axmed Cali Sharmarke iyo Saygeeda
Safiya Axmed Cali Sharmarke iyo Saygeeda
Sahra Axmed Cali Sharmarke iyo Saygeeda
Maryan Axmed Cali Sharmarke iyo Saygeeda

Shiikh Cabdirisaaq Shiikh Xassan iyo Jameecada Masjidka Cabdirashiid Cali
Cabdicasiis Daahir Xaaji Cismaan Sharmarke
Dhamaan Eheladii reer Xaaji Cismaan Sharmarke

Waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timid walaalkeen Maxamed Cabirashiid Cali Sharmarke oo ku geeriyooday dalka Kanada

Waxaan rabbi uga baryeynaa in uu janadii Fardowsa ka waraabiyo dhamaanteena Samir iyo iimaan naga siiyo. Aaamiiin—Aaamiiin

Tacsi taas la mid ah waxaa diraaya:

Drs.Faadumo Yaasiin Cismaan Keenadiid
Mahad Muuse Axmed
Caasha Muuse Axmed
Ismaaciil Siciid Aw-musse
Guuleed Yusuf Axmed Kheyr

Waxaan rabbi uga baryeynaa in uu naxariistiisa ku manaysto Maxamed Cabdirashiid Cali Sharmarke Aaamiiin—Aaamiiin

Re: Maxamad Abdirashid Ali Sharmarke Dies

Posted: Fri Aug 06, 2010 4:52 am
by sheekh-Farax-zero
illaah ha u naxariisto.

Re: Maxamad Abdirashid Ali Sharmarke Dies

Posted: Sat Aug 07, 2010 2:38 am
by udun
Alla ha u naxariisto marxuumka eheladiisiina samir iyo iimaan Alle ha ka siiyo.

Re: Maxamad Abdirashid Ali Sharmarke Dies

Posted: Sun Aug 08, 2010 5:52 am
by Somalian_Boqor
illaah ha u naxariisto.