Alfanaan Sulfa::
Inkastoo laguu waxyoodee
Ala wasaq iyo warxumotashiil
Warta kaa waabiyeen
Wadiiqada toosinwaysee
Wadooyinka kala wareeraa
Waa wareey yaan lagaa wadine
Waabtiid ku dhalatee
Wadankiis ninkii ka tagee
Wehelkiis ka dheeraadee
Welwel ma huro welbahaar
ma deey
Wadnahoo la kala waaxee
Wixii ku jirana war laga helee
Ala wanaagsanlahaydaa
Wacad lagama weecanlaheynee
Isweydaar wax kuma dhumeenee
Waaxidoow inasoo walwaal
Waqtiga soo celiyee
Wadankiis ninkii ka tagee
Wehelkiis ka dheeraadee
Welwel ma huro welbahaar
http://www.djsomali.com//uploads/songs/ ... 0Tagee.mp3
WARDHIIGLEY all day everday![]()