Page 1 of 1

Weydiin Gaaban...

Posted: Fri Aug 06, 2010 2:10 am
by edleh
Ma kula tahay in hadda ka hor aad maqashay Weydiintan muhiimka ah:

"Maxaa cirka caadka daba dhigay; Caadka daruurta daba dhigay; Daruurta roobka daba dhigay; Roobka rayska daba dhigay; Rayska doogga daba dhigay; Doogga Lo'da daba dhigay; Lo'da caanaha daba dhigay; Caanaha ilmaha daba dhigay; Maxaa Adduunyada is daba dhigay?"

Haddii Jawaabtu ay "HAA" tahay; dabcan sidee baad u qeexi lahayd Warcelinta isla Weydiinta sare?

Re: Weydiin Gaaban...

Posted: Fri Aug 06, 2010 6:29 am
by Ayeeyo Xilwa
qeexi waa maxay :?