Sawirka Maanta ay Idiin Soo Gudbinayso Shabakada Caalamiga ah Ee Oodweynenews Waa Sawir aad u qurux badan oo ku saabsan Adhi Daaqaya Duleedka Magaalada Burco - banki Aroori ee Gobolka Togdheer, Wakhtigan Sawirka la qaaday oo ah wakhti Barwaaqo ah.

Moderator: Moderators
Quite idealistic. AmazingSiciid85 wrote:Sawirka Maanta: Adhi Daaqaya Duleedka Magaalada Burco