Gacanyare Khaalid Soo gal abti.

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Gacanyare Khaalid Soo gal abti.

Post by Mr_Alfaas »

gacanyaraha suldaanka guud ee xilku kasii dhamanayo aad ban kuu salamaya adiga iyo suldaanka iyo shacabkaba.

khaalid 2 suaal ayan kuu hayaa

ta kowabaad niyow maalmahan xagaad ka dhacday.

ta labad ninkan suldaanka guud waxan soo ogaaday odaygi muuse biixi waxa uu u taageero.,oo ah inay rer samatar isku yihin arinkaas dacwada waxan usoo gudbiyey maxkamada sare ee aad ka tahay garsoore ama gacanyare.

war degdeg ah ayan ka sugaya :lol:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Gacanyare Khaalid Soo gal abti.

Post by Khalid Ali »

Mr_Alfaas wrote:gacanyaraha suldaanka guud ee xilku kasii dhamanayo aad ban kuu salamaya adiga iyo suldaanka iyo shacabkaba.

Horta wabaan joogay laakin Suldaanku wa nin iska hawla baddan marka hawla badan bu ii diiray oo koley warbaahinta laga sheegi karay

mida labbaad suldaanku horta waligi bua wuxu tageeri jiray Xisbiga kulmiye wuxna u aha dadki xisbiga kulmiye iyo mujaheed axmed silanyo sii dacaad oo sharaf leh u tageeri jiray Marka suldaanka lugu ma nasbayn karro qabyalad iyo ina bixi ku tageereyo juffadey ay isla yihin 8-)

Suldaan Emperior gacanyarihisa :sland:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Gacanyare Khaalid Soo gal abti.

Post by Mr_Alfaas »

khalid ali wrote:

khaalid sxb jawaabta ha ku degdegin labada dhinac ka eeg kiiska wa aniga iyo empr ayuu na dhex yaala adiga ha soo raacin suldaanka hana u baqin anaga kuu joogna xilka kaa qaadi kari maayo. :lol: :lol:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Gacanyare Khaalid Soo gal abti.

Post by Khalid Ali »

war anigu Emperior baan gacanyare u ahay isagaan u nacamleya hadi kalle xaaladeyda ma wanaagsana marka bal isaga aan kugu yeedho :mrgreen:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Gacanyare Khaalid Soo gal abti.

Post by Mr_Alfaas »

khalid ali wrote:war anigu Emperior baan gacanyare u ahay isagaan u nacamleya hadi kalle xaaladeyda ma wanaagsana marka bal isaga aan kugu yeedho :mrgreen:

dee gacanyaraha waxad shaqo u haysa shacabka empr kaligi shaqo uma haysid....malin dhaw doorasha la galaya adiga xita isa so sharxaya anigaa kuu codeynaya dad badan way kuu codeynayaan ee ha u biqin

u can run for candidate of suldaanka guud ee Snet. :lol: :lol: :sland: :up:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Gacanyare Khaalid Soo gal abti.

Post by Khalid Ali »

war hada suldaanka la eryo aniga ba wa la ii eryaya , beenta iga daa axmed yusuf yasin iyo ina rayaale ba wey is raaceen aniga iyo Emperior wanu is raacayna :D
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Gacanyare Khaalid Soo gal abti.

Post by Mr_Alfaas »

khalid ali wrote:war hada suldaanka la eryo aniga ba wa la ii eryaya , beenta iga daa axmed yusuf yasin iyo ina rayaale ba wey is raaceen aniga iyo Emperior wanu is raacayna :D
Maya adiga wad jogeysa beesha ayuub baa ku tageersan iyo besha habar awal iyo beesha reer daahir. :lol: :lol:

ha u baqine ee arinkaa ansixi kusoo oog dacwad ka dhan ah maxkmadi sare ayd fadhidaaye :lol: rest leave to us anaga dhameynaynee :up:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Gacanyare Khaalid Soo gal abti.

Post by The_Emperior5 »

Waryaa kagan Ayub maxa kugu diiray gacanyarahayga wa nin aad u qalbi fiican oo shaqadiisa sii wacan u haysa maxaad dadkayga igu diraysa mise waxad rabta inad suldaanka guud eeh beelaha duriyada aad is diishaan

Suldaan Emperior :sland:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Gacanyare Khaalid Soo gal abti.

Post by Mr_Alfaas »

The_Emperior5 wrote:Waryaa kagan Ayub maxa kugu diiray gacanyarahayga wa nin aad u qalbi fiican oo shaqadiisa sii wacan u haysa maxaad dadkayga igu diraysa mise waxad rabta inad suldaanka guud eeh beelaha duriyada aad is diishaan

Suldaan Emperior :sland:
Suldaan beeshi ayuub waxbay kuu tirsanaysa oo dacwad ayey kugu soo oogtay oo ay la kaashanaysey odaygi gacanyaraha aha ayan dacwad u gudbiney marka si sharaf leh isku keen maxkamada

btw hadi aad codkayaga maqli waydo Calanki Somali.........ayanu lasoo baxayna. :lol: :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Gacanyare Khaalid Soo gal abti.

Post by The_Emperior5 »

Mr_Alfaas wrote:

waxan ku weydiiye dacwadan aad ii dabba siidaan maxay ahayd suldaanku muxu kharibay calanka horta bal mee inaga dhiga oo waxan rabba waxan beesha ayub ka cadheysiisay , beesha ayuub waba reeraha aan duriyada ugu jecelahay waligay ismaan lahayn iyaga igu kici laha, mise xisbiga kulmiye eeh aaad wax ka weydeen baad ka xumaateen lol

The_Emperior5 wrote:

suldan empr beesha ayub wa beshi ugu horeysey ee ku taageertey suldanimadada marka dedaal badan ayey usoo gashay kursigaaga maantena ma waxad leedahay ayub ba mucarad igu ah ? :mrgreen:

anagu waanu ku taageersan nahay ee waxanu kuleenahay si cadaalad leh bahasha u wad saldanada .

btw horta xilimay kaaga egtahay suldanimada ...annagu candidate ayanu wadanaaye :lol:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Gacanyare Khaalid Soo gal abti.

Post by The_Emperior5 »

war hada deer baban fadhistay goor maa baad ii rabtiidin inad iga tuurtaan meesha hada dhowr sanna hadhay dee kall hore sanadkan bilowgeeda la i caleemo saaray 3 sanna iyo badh ii hadhay marka iska suga :sland: :D beesha ayuub aad banu iskugu fiicanahay halka ka haya tageerada
Suldaan Emperior
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Gacanyare Khaalid Soo gal abti.

Post by Mr_Alfaas »

The_Emperior5 wrote:war hada deer baban fadhistay goor maa baad ii rabtiidin inad iga tuurtaan meesha hada dhowr sanna hadhay dee kall hore sanadkan bilowgeeda la i caleemo saaray 3 sanna iyo badh ii hadhay marka iska suga :sland: :D beesha ayuub aad banu iskugu fiicanahay halka ka haya tageerada
Suldaan Emperior
watahay suldaan empr waanu taagersanahay kiiskaas halkaa ha inoogu jogto habendanbeynu kiiska dib loo furayaaye .

suldan emp guul :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”