Page 1 of 5
A brief History for Teeri - The maxamed Zubeer fanatic
Posted: Sat Aug 07, 2010 8:29 am
by Siciid85
In 1877 H/yunis forces commanded by Guuleed xaaji Axmed sugulle raided Daroor, which at the time was inhabited by the Ogaden clan. A bloody battle took place that it was named 'haro dhiig', the Habar Yonis warriors lost 120 of their invading men, they took over daroor but also they captured Cali Garaad - sultan of Reer Haruun-Reer Isaaq- maxamed subeir-ogaden. When he was captured he pleaded for his life saying " i shouldn't be executed for as i am an old man, i am a sultan tell that to your king Xirsi (xirsi Amaan, the sultan of HY at that time)". When the message was delivered to Xirsi Amaan, Xirsi said "Laba Gob Kii Beer Jilicsan Baa Jaba" meaning among two equals the soft hearted shall perish and he ordered his excution of Cali Garaad.

Re: A brief History for Teeri - The maxamed Zubeer fanatic
Posted: Sat Aug 07, 2010 10:31 am
by hanqadh
Suldan Cawad, the Habar uunsi Sultan Killed by Reer Isaaq(Haaruun).
What Did Idoor say:
ingiriis ka xeel dheer ninkay xoolo ku arkaane
Mar haday xisaab kugu tuhmaan Xaraf laguu tuurye
Sida xabashi waakaa Shirdoon kuu xidhiidhsadaye
Xarfadii Saraareed adoo xiiqsan baad imane
Raggayagan Xayaadee walwaal ka xigsimoonaaya
Iyo kiinna Xuukada sitaa waaba kala xawle
Nin xamaaranaayaa ma tago xero Ogaadeene

Re: A brief History for Teeri - The maxamed Zubeer fanatic
Posted: Sat Aug 07, 2010 10:35 am
by Siciid85
Re: A brief History for Teeri - The maxamed Zubeer fanatic
Posted: Sat Aug 07, 2010 10:49 am
by hanqadh
IIDOOR fairytales.

Re: A brief History for Teeri - The maxamed Zubeer fanatic
Posted: Sat Aug 07, 2010 10:51 am
by hargaysaay
hanqadh no offense but not all iidoor just subclan garxajis have become nightmare to your clan for the past 200 years and the last ass whooping was 1980s war for example
dekeda magaalada lo yaqaan ogadeen baa lahaa maantana yaa haysta

Re: A brief History for Teeri - The maxamed Zubeer fanatic
Posted: Sat Aug 07, 2010 10:53 am
by Siciid85
hargaysaay, adna maxad dahaysa when hanqhad is captured by reer guleed warriors and pleads for his life? "Laba Gob Kii Beer Jilicsan Baa Jaba". somaha.

Re: A brief History for Teeri - The maxamed Zubeer fanatic
Posted: Sat Aug 07, 2010 10:54 am
by hargaysaay
Re: A brief History for Teeri - The maxamed Zubeer fanatic
Posted: Sat Aug 07, 2010 11:00 am
by hanqadh
Ahaha
Sxb intaan Ciidagale iyo Garxajis dhaafnay ayaan Ilaa Sacad Muuse soo Jafnay Xitaa Idoor yar-yar..Reer Isaaq kaliya weeye Idoor inta badan Ogadeenka aad la dagaalanteen...Your nightmare waa Cali iyo Haaruun.

1980kii wali miyaad xasuusan tahay waa kaan Hilfaha Idiin Qaadnay lol.
Re: A brief History for Teeri - The maxamed Zubeer fanatic
Posted: Sat Aug 07, 2010 11:02 am
by Siciid85
Re: A brief History for Teeri - The maxamed Zubeer fanatic
Posted: Sat Aug 07, 2010 11:05 am
by hargaysaay
miskiinow jaarkeyga, sxb ciidagaleba intuu reer isaaq dhaafey buu webiga shabeele geelii calyaa ka soo qaadey waa caroo amadiin sidaan maqlay, garxajis waa halaag hawd markay marayaan haybada libaaxay leeyihiin
1980s walaahi ragii ku jiray waan aqaanaa waxa la yidhi ogadenku xataa dumarka ayaa soo raaci jiray
laakiin suaal baan ku weydiiye iigamaanad jawaabin
ma taqaanaa meel la yidhaa DEKEDA, hadaad taqaanidna ogaden baa lahaa maantana waxa haysta ciidagale.
the same goes to hy iyaguna dhul aad u baaxad weyn bey 1980s wars idinka qabsadeen,
siyaad bare ayaa idinsoo hubeeyay waxna waad qaadi weydeen

Re: A brief History for Teeri - The maxamed Zubeer fanatic
Posted: Sat Aug 07, 2010 11:14 am
by hanqadh
Been abuursiga sxb daa...Dekeda maba maqal.
Siyaad barre muxuu na hubeyn, Ogadeen Itopiyaa barigaa so Jabisay waa ka bacdi 77...Idoor baan Xanaaqii dhirbaaxeynay, Qof kaad rabtid soo weydii Dagaalkii 1980 Idoor si fiican baa loo Jabiyay.Waligeenba Ciidagale waan Jabinaa ka bacdi Habarta Yoonis iyo ta Awal, Ilaa Arab bay soo uruursataa, hadana waan Jabinaa.

Reer Cali yo Haruun Si fiican baad u garan, Xitaa Xabada kama Gabano.

Re: A brief History for Teeri - The maxamed Zubeer fanatic
Posted: Sat Aug 07, 2010 11:15 am
by Queen_Arawello
hanqadh wrote:Ahaha
Sxb
intaan Ciidagale iyo Garxajis dhaafnay ayaan Ilaa Sacad Muuse soo Jafnay Xitaa Idoor yar-yar..Reer Isaaq kaliya weeye Idoor inta badan Ogadeenka aad la dagaalanteen...
Your nightmare waa Cali iyo Haaruun.
1980kii wali miyaad xasuusan tahay waa kaan Hilfaha Idiin Qaadnay lol.

Re: A brief History for Teeri - The maxamed Zubeer fanatic
Posted: Sat Aug 07, 2010 11:21 am
by Queen_Arawello
Hanqadh nimankan weli Geeli indha bandane bey xasuustan

Re: A brief History for Teeri - The maxamed Zubeer fanatic
Posted: Sat Aug 07, 2010 11:22 am
by Siciid85
Hanqhad, stop feeding yourself lies, in 1980 it was almost all ogadens be it Reer Abdille, Reer Isaaq, Makahiil they were all working for Siad bare especially makahiil big time since siad bare was born from them, i can even bring the battles in details if you want starting from 1983.
Re: A brief History for Teeri - The maxamed Zubeer fanatic
Posted: Sat Aug 07, 2010 11:24 am
by Queen_Arawello
hanqadh wrote:Been abuursiga sxb daa...Dekeda maba maqal.
Siyaad barre muxuu na hubeyn, Ogadeen Itopiyaa barigaa so Jabisay waa ka bacdi 77...Idoor baan Xanaaqii dhirbaaxeynay, Qof kaad rabtid soo weydii Dagaalkii 1980 Idoor si fiican baa loo Jabiyay.Waligeenba Ciidagale waan Jabinaa ka bacdi Habarta Yoonis iyo ta Awal, Ilaa Arab bay soo uruursataa, hadana waan Jabinaa.

Reer Cali yo Haruun Si fiican baad u garan, Xitaa Xabada kama Gabano.

Even Hj xita wa isku wada hiliyan
