somaliland 2010 uubaale video dawasho wacan
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
somaliland 2010 uubaale video dawasho wacan
[youtube]o9ys83JE_zQ&feature=player_embedded[/youtube]
- Keyse_0208
- SomaliNet Super
- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: somaliland 2010 uubaale video dawasho wacan
Maanshalla, thats paradise on earth walahi, meeshani waa xagee emperior, xagey udhowdahay.?
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: somaliland 2010 uubaale video dawasho wacan
it south west of hargeysa looks great somaha 

Re: somaliland 2010 uubaale video dawasho wacan
Damn i thought this was gabiley.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: somaliland 2010 uubaale video dawasho wacan
Wow beautiful place 

- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: somaliland 2010 uubaale video dawasho wacan
I think it is between hargeysa and salaxley
nice video
nice video

- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: somaliland 2010 uubaale video dawasho wacan
I think maxay tahay. Ciidagalena waad tahay Uubaalena maad maqal miyaa?hargaysaay wrote:I think it is between hargeysa and salaxley
nice video
- ToughGong
- SomaliNet Super
- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: somaliland 2010 uubaale video dawasho wacan
Beautiful place



Re: somaliland 2010 uubaale video dawasho wacan
kaliil, meeshan ya deega horta?.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: somaliland 2010 uubaale video dawasho wacan
Siciid85 wrote:kaliil, meeshan ya deega horta?.
Waxa dega Ciidagale
Re: somaliland 2010 uubaale video dawasho wacan
jilibke laakinse? wa ina marka reer abtiigay ugu tago meeshan quruxda-badan.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: somaliland 2010 uubaale video dawasho wacan
Siciid85 wrote:jilibke laakinse? wa ina marka reer abtiigay ugu tago meeshan quruxda-badan.
ma hubo jilibka dega laakiin koley waa Guuyoobe. Meelahaa deegaanada Guuyoobe ayay u dhowdahay. Adiga kuwee baa ku dhalay?
Re: somaliland 2010 uubaale video dawasho wacan
Siidas baan uu maqlay wayey , deegaanada guyoobe ma kala aqaano, aniga waxa ee dhalay yoonis kuwii reer sugalle 3 years ago hawdka isku dagaleen.
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: somaliland 2010 uubaale video dawasho wacan
guuyoobe, yoonis, bahdaylo, intuba bari bay u badanyihiin uubaale ma degena
lebi sagaale iyo meelahaasay degaan
waxaan u malaynayaa cabdi bari baa dega.
lebi sagaale iyo meelahaasay degaan
waxaan u malaynayaa cabdi bari baa dega.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: somaliland 2010 uubaale video dawasho wacan
Siciid85 wrote:Siidas baan uu maqlay wayey , deegaanada guyoobe ma kala aqaano, aniga waxan ee dhalay yoonis kuwii reer sugalle 3 years ago hawdka isku dagaleen.
gartay, Yoonis waa reer Hawd oo Xagaas uun baad taqaanaa adigu. dagaalkii berigii Reer Sugule iyo Yoonis keliya ma ahayn. Labadaa reer ayaa dagaalka bilaabay laakiin markii danbe waa la isusoo gurmaday.Habar Yoonista tirada dhimashada reer Sugule Idarays baa ku xigay. Berigaa Hawdka anoo jooga oo Bariga Daroor jooga ayuu dagaalku qarxay. Fasaxaygii ayaa iga xumaaday...
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 801 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 0 Replies
- 451 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 10 Replies
- 1465 Views
-
Last post by ZubeirAwal
-
- 2 Replies
- 430 Views
-
Last post by MissDarood
-
- 2 Replies
- 476 Views
-
Last post by XidigtaJSL
-
- 19 Replies
- 1134 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 15 Replies
- 1595 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 7 Replies
- 846 Views
-
Last post by Miz_Bootylicious
-
- 7 Replies
- 682 Views
-
Last post by *Nobleman*
-
- 8 Replies
- 887 Views
-
Last post by Siciid85