Page 1 of 3
Puntland forces defeat Sheikh atam in galgala
Posted: Mon Aug 09, 2010 11:56 am
by The_Emperior5
Cidmada Puntland oo La Wareegtay Galgala
Monday, 09 August 2010
Wararkii udanbeeyey ee laga helayo Deegaanada ku dhowdhow magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa kusoo waramaya in Ciidamada dawlada Puntland ee Puntand ay goordhaweyd si rasmi ah ula wareegeen Deegaanka Galgala oo mudo dheer Puntland ay ku tuhunsanayd hooyada Dhibaatooyinka Puntland ka dhacaya.
Sarkaal sare oo katirsan Ciidamada Daraawiishta ee dawlada Puntland ayaa goordhaweyd Warbaahinta si rasmi ah ugu sheegey in Ciidamada Puntland ay mardhaweyd la wareegeen Deegaanka Galgala iyagoonan wax iska caabin ah kala kulmin Malayshiyaadkii Alshabaab ee halkaas ku dhuumaalaysanayey.
Wararkii udanbeeyey ee deegaanka laga helayo ayaa kusoo waramaya in saaka markale Madaxweyne dawlada Puntland & Tiro Wasiiro ah oo uu kamid yahay Wasiirka Arimaha Gudaha ee dawlada Puntland ay saaka halkaas gaareen islamarkaasna ay Hogaaminta ciidamada deegaankaas u tageen si ay uga nadiifiyaan Kooxihii la dagaalamayey
Re: Puntland forces defeat Sheikh atam in galgala
Posted: Mon Aug 09, 2010 12:09 pm
by The_Emperior5
Ilka-jiir"Waxaan ku daba joognaa hadhaagii ciidanka Sheekh Atam"Dhegayso.
Warkii 09-Aug-2010 iyo Qormadii: news
Wasiirka arimaha gudaha ee Puntland Gen Ilka-jiir oo saxaafada la hadlay ayaa guulo ka sheegtay dagaalkii ka dhacay Galgala,oo sida uu sheegay ay si nabad ah oo aan dagaal dhicin ay uga baxeen ciidankii mujaahidiinta Sheekh Aam dhinaca galbeed ee magaalada.
Ilka Jiir ayaa sheegay inay ku daba joogaan hadhaagii ciidankii deegaankaas ee halkaas shalay dagaalka ba'an kula galay ciidanka Puntland,iyadoo sida aan wararka ku helayno uu sheekhu dib u gurasho dagaal sameeyey,oo ciidankiisii iyo saanadoodiina ay la baxeen,lana filayo inay dagaal rogaal celin ah sameeyaan saacadaha soo socda.
Gen Ilka-Jiir iyo cabdisamad Cali shire oo hogaaminayey dagaalkaas ayaa waxa ay sheegteen guulo,waxaana Faroole sheegay inay dileen ciidanka deegaanka oo kor u dhaafaya 50,kuwaasoo sida uu madaxweyne Faroole sheegay ay ku biireen ciidanka Sheekh Atam,ciidanka deegaanka.
Waxaa dhamaan ka qaxay deegaankaas dadkii ku noolaa,iyadoo goobtu noqotay goob ciidan,oo saacad kasta laga cabsi qabo inay dagaalo ka qarxaan.
Dhinaca kale Ciidamadii uu hogaaminayay Atam ayaa la sheegayaa inay u dhaqaaqeen dhinaca buuraah galbeed kaga beeganMagaalada Galgala ee lo yaqaan Madarshoon oo aan sidaas uga fogeyn Galgala.
Madaxweynaha Puntland,Madaxweyne kuxigeenka Puntland iyo saraakiil ka tirsan Puntland ayaa maanta booqday Gal-gala, waxayna halkaasi kula hadleen dadkii daganaa agagaarka Galgala.
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee maamulka Puntland Cabdullaahi Axmed Jaamac ayaa VOA-da u sheegay in ciidamada Puntland ay ku dabajiraan maleeshiyada kooxda Atam oo haatan la sheegayo inay ka baxsadeen goobtii laga qabsaday
Re: Puntland forces defeat Sheikh atam in galgala
Posted: Mon Aug 09, 2010 12:15 pm
by nomadicwarlord
Who the hell is Sheikh Atam?

Re: Puntland forces defeat Sheikh atam in galgala
Posted: Mon Aug 09, 2010 12:15 pm
by The_Emperior5
some wasakhgali guy in the hills of galgala
Re: Puntland forces defeat Sheikh atam in galgala
Posted: Mon Aug 09, 2010 12:21 pm
by nomadicwarlord
Re: Puntland forces defeat Sheikh atam in galgala
Posted: Mon Aug 09, 2010 12:23 pm
by Oxidant
Faroole has destroyed Puntland. What a disgraceful clown he has been, go back to Melbourne and study for a PHD. You are incapable for running a region in Somalia
Re: Puntland forces defeat Sheikh atam in galgala
Posted: Mon Aug 09, 2010 12:29 pm
by abdisamad3
emperior since when did you become a friend of puntland..or are you trying to score some cheap point's on the warsangali brothers..
Re: Puntland forces defeat Sheikh atam in galgala
Posted: Mon Aug 09, 2010 12:33 pm
by The_Emperior5
Abdi I never liked terrorist
Re: Puntland forces defeat Sheikh atam in galgala
Posted: Mon Aug 09, 2010 12:33 pm
by abdisamad3
some one should stop this faroole guy,,ever since he became the president puntland has turned from bad to worst..the guy is heard headed arrogant and he doesnt understand how to use or be a diplomat..waa lagu khasaaray walahi..aa way dadkii wax garadka ahaa why dont they stop this mad man..

Re: Puntland forces defeat Sheikh atam in galgala
Posted: Mon Aug 09, 2010 12:34 pm
by abdisamad3
The_Emperior5 wrote:Abdi I never liked terrorist
I see then how come your a strong supporter of the snm terrorist group..
Re: Puntland forces defeat Sheikh atam in galgala
Posted: Mon Aug 09, 2010 12:45 pm
by DR-YALAXOOW
actualy this is very good news tough iam not big fan of dhabayaco land bunaaniland but, this scums who hide tha name of islam wahaabi terrorist al shabaab al sheekh al atam is deafeted
The_Emperior5 wrote:Abdi I never liked terrorist
The_Emperior5 the place which this mooryaaan diimeed and BUNAANILAND weak army is fighting is inside SOMALILAND, GOBOLKA SANAAG becouse galgala is part of sanaaag so why somaliland did not protect its territory???
i think i aqoonsada-land is busy jewing caleeen while inside somaliland sanaag bunaaniland and mooryaan dimeed is fighting inside somaliland.
Re: Puntland forces defeat Sheikh atam in galgala
Posted: Mon Aug 09, 2010 12:57 pm
by The_Emperior5
DR-YALAXOOW wrote:actualy this is very good news tough iam not big fan of dhabayaco land bunaaniland but, this scums who hide tha name of islam wahaabi terrorist al shabaab al sheekh al atam is deafeted
The_Emperior5 wrote:Abdi I never liked terrorist
The_Emperior5 the place which this mooryaaan diimeed and BUNAANILAND weak army is fighting is inside SOMALILAND, GOBOLKA SANAAG becouse galgala is part of sanaaag so why somaliland did not protect its territory???
i think i aqoonsada-land is busy jewing caleeen while inside somaliland sanaag bunaaniland and mooryaan dimeed is fighting inside somaliland.
Sxb you are misinformed galgala is bari not in sanaag galgala is in Somalia not in Somaliland galgala is not in sanaag but its in bari , there are no terrorist with in the borders of somaliland
Re: Puntland forces defeat Sheikh atam in galgala
Posted: Mon Aug 09, 2010 12:58 pm
by The_Emperior5
abdisamad3 wrote:The_Emperior5 wrote:Abdi I never liked terrorist
I see then how come your a strong supporter of the snm terrorist group..
SNM was not a terrorist group it was resistance movement against the atheist government of Somalia at that time
Re: Puntland forces defeat Sheikh atam in galgala
Posted: Mon Aug 09, 2010 1:01 pm
by Oxidant
The_Emperior5 wrote:DR-YALAXOOW wrote:actualy this is very good news tough iam not big fan of dhabayaco land bunaaniland but, this scums who hide tha name of islam wahaabi terrorist al shabaab al sheekh al atam is deafeted
The_Emperior5 wrote:Abdi I never liked terrorist
The_Emperior5 the place which this mooryaaan diimeed and BUNAANILAND weak army is fighting is inside SOMALILAND, GOBOLKA SANAAG becouse galgala is part of sanaaag so why somaliland did not protect its territory???
i think i aqoonsada-land is busy jewing caleeen while inside somaliland sanaag bunaaniland and mooryaan dimeed is fighting inside somaliland.
Sxb you are misinformed galgala is bari not in sanaag galgala is in Somalia not in Somaliland galgala is not in sanaag but its in bari , there are no terrorist with in the borders of somaliland
So you don't consider SSC a terrorist organization but rather a resistance movement against the Somaliland government
Re: Puntland forces defeat Sheikh atam in galgala
Posted: Mon Aug 09, 2010 1:01 pm
by abdisamad3
The_Emperior5 wrote:abdisamad3 wrote:The_Emperior5 wrote:Abdi I never liked terrorist
I see then how come your a strong supporter of the snm terrorist group..
SNM was not a terrorist group it was resistance movement against the atheist government of Somalia at that time
by
using your logic any one who resist a goverment or a puppet warlord adminstration is a terrorist..therfore by using your own logic Snm was a terrorist org.
