


Moderators: Moderators, Junior Moderators
RuralMan08 wrote:"Wuxuuna ahaa nin aad loo jecel yahay wuxuuna lahaa sir u qarsoon oo Ilaahay siiyay waxayna dad badani sheegeen in markuu dhintay la arkay isaga oo qabrigaiisa ag fadhiya oo weel dahab ah haysta,wuxuuna ahaa nin aan salaaddu ka tagin... Ugaas Samatar wuxuu dhinatay1812dii miiladiga wuxuuna ku aasan yahay meesha la yidhaa Xariirad (Degmada Saylac)." (Sooyalka Adal).
![]()
![]()
Maya i didnt hear it what is the news on xariirad? This story about the grave was about Ugaas Samatar, Ugaaski beelweynta Gadabuursi.djibsomali wrote:RuralMan08 wrote:"Wuxuuna ahaa nin aad loo jecel yahay wuxuuna lahaa sir u qarsoon oo Ilaahay siiyay waxayna dad badani sheegeen in markuu dhintay la arkay isaga oo qabrigaiisa ag fadhiya oo weel dahab ah haysta,wuxuuna ahaa nin aan salaaddu ka tagin... Ugaas Samatar wuxuu dhinatay1812dii miiladiga wuxuuna ku aasan yahay meesha la yidhaa Xariirad (Degmada Saylac)." (Sooyalka Adal).
![]()
![]()
sheekoo xariirad wallii maa magashay???
lool
taas wayaan sheekadaan
WHat are you talking about, many people saw a Boqor near his grave after his death and your talking about property in Caabudwaaq.xoogSADE14 wrote:lol
I got some beachfront property for sale in Caabudwaaq if you're interested.
lmaoooooo your cousins reer dudub ileen waa nimanka sheekada faafiyaa miyaa djib?djibsomali wrote:walaal sheykoo xariraad waxaa layiidhahdaa sheykoyiinkaa "bugtaa aah" ee ciyalkaa loogu shaykeeyooh loool
Sir-Luggoyo wrote:This reminded a story someone told me a while back
Waxaa la yidhi kuwa alkoliisteyaal ah ayaa waxaa soo caydhsaday guulwadeyaal, waa habeen sagaal saac, sidii la isu eryanayay, ayaa ka mid ah kuwii sakhraanka ahaa intuu daalay ayuu wuxuu ag fadhiistay meel qabri ku yaalay, markaasuu baakad yar intuu qaatay ayuu is babiyay. Mid guulwadeyaashii ka mid ah, ayaa intuu u yimid wuxuu ku yidhi "Waryaa ma kuwii alkoolisteyaalka ahaa baa?"
Markaasuu yidhi "Maya"
Guulwadihii ayaa yidhi "haddaa maxaad meesha ka heysaa"
Wuxuu ku jawaabay "Qabrigaan ku soo kululaaday, marka waxaan u soo baxay inaan xoogaa laydhsado, hadhowna ku laabto"
Guulwadihii lafihiisuu u carary
my grandmother (dad's mother) waxay aheed bahabr celi, she is buried in xarirad aswell, my dad went to visit xariirad and got bitten by a snake.djibsomali wrote:waa beentodaa
sheykoo ciyaal ayuu kuu sheegeen!!!!
Sir-Luggoyo wrote:This reminded a story someone told me a while back
Waxaa la yidhi kuwa alkoliisteyaal ah ayaa waxaa soo caydhsaday guulwadeyaal, waa habeen sagaal saac, sidii la isu eryanayay, ayaa ka mid ah kuwii sakhraanka ahaa intuu daalay ayuu wuxuu ag fadhiistay meel qabri ku yaalay, markaasuu baakad yar intuu qaatay ayuu is babiyay. Mid guulwadeyaashii ka mid ah, ayaa intuu u yimid wuxuu ku yidhi "Waryaa ma kuwii alkoolisteyaalka ahaa baa?"
Markaasuu yidhi "Maya"
Guulwadihii ayaa yidhi "haddaa maxaad meesha ka heysaa"
Wuxuu ku jawaabay "Qabrigaan ku soo kululaaday, marka waxaan u soo baxay inaan xoogaa laydhsado, hadhowna ku laabto"
Guulwadihii lafihiisuu u carary
RuralMan08 wrote:WHat are you talking about, many people saw a Boqor near his grave after his death and your talking about property in Caabudwaaq.xoogSADE14 wrote:lol
I got some beachfront property for sale in Caabudwaaq if you're interested.
i know cabuudwaq ma aha xeeb dee kaftankiisaa waan fahmeyShirib wrote:RuralMan08 wrote:WHat are you talking about, many people saw a Boqor near his grave after his death and your talking about property in Caabudwaaq.xoogSADE14 wrote:lol
I got some beachfront property for sale in Caabudwaaq if you're interested.
No, no, no, it's BEACH FRONT property in Caabudwaaq