Page 1 of 2
Is it possible to see somebody who has died near his grave?
Posted: Mon Aug 09, 2010 3:15 pm
by RuralMan08
Re: Is it possible to see somebody who has died near his gra
Posted: Mon Aug 09, 2010 3:22 pm
by djibsomali
sheekoo xariirad wallii maa magashay???
lool
taas wayaan sheekadaan
Re: Is it possible to see somebody who has died near his gra
Posted: Mon Aug 09, 2010 3:24 pm
by RuralMan08
djibsomali wrote:
sheekoo xariirad wallii maa magashay???
lool
taas wayaan sheekadaan
Maya i didnt hear it what is the news on xariirad? This story about the grave was about Ugaas Samatar, Ugaaski beelweynta Gadabuursi.
But what happened in Xariirad??
Re: Is it possible to see somebody who has died near his gra
Posted: Mon Aug 09, 2010 3:25 pm
by xoogSADE14
lol
I got some beachfront property for sale in Caabudwaaq if you're interested.
Re: Is it possible to see somebody who has died near his gra
Posted: Mon Aug 09, 2010 3:27 pm
by RuralMan08
xoogSADE14 wrote:lol
I got some beachfront property for sale in Caabudwaaq if you're interested.
WHat are you talking about, many people saw a Boqor near his grave after his death and your talking about property in Caabudwaaq.

Re: Is it possible to see somebody who has died near his gra
Posted: Mon Aug 09, 2010 3:29 pm
by djibsomali
walaal sheykoo xariraad waxaa layiidhahdaa sheykoyiinkaa "bugtaa aah" ee ciyalkaa loogu shaykeeyooh loool
Re: Is it possible to see somebody who has died near his gra
Posted: Mon Aug 09, 2010 3:30 pm
by RuralMan08
djibsomali wrote:walaal sheykoo xariraad waxaa layiidhahdaa sheykoyiinkaa "bugtaa aah" ee ciyalkaa loogu shaykeeyooh loool
lmaoooooo your cousins reer dudub ileen waa nimanka sheekada faafiyaa miyaa djib?

Re: Is it possible to see somebody who has died near his gra
Posted: Mon Aug 09, 2010 3:32 pm
by djibsomali
waa beentodaa
sheykoo ciyaal ayuu kuu sheegeen!!!!
Re: Is it possible to see somebody who has died near his gra
Posted: Mon Aug 09, 2010 3:32 pm
by Sir-Luggoyo
This reminded a story someone told me a while back
Waxaa la yidhi kuwa alkoliisteyaal ah ayaa waxaa soo caydhsaday guulwadeyaal, waa habeen sagaal saac, sidii la isu eryanayay, ayaa ka mid ah kuwii sakhraanka ahaa intuu daalay ayuu wuxuu ag fadhiistay meel qabri ku yaalay, markaasuu baakad yar intuu qaatay ayuu is babiyay. Mid guulwadeyaashii ka mid ah, ayaa intuu u yimid wuxuu ku yidhi "Waryaa ma kuwii alkoolisteyaalka ahaa baa?"
Markaasuu yidhi "Maya"
Guulwadihii ayaa yidhi "haddaa maxaad meesha ka heysaa"
Wuxuu ku jawaabay "Qabrigaan ku soo kululaaday, marka waxaan u soo baxay inaan xoogaa laydhsado, hadhowna ku laabto"
Guulwadihii lafihiisuu u carary
Re: Is it possible to see somebody who has died near his gra
Posted: Mon Aug 09, 2010 3:34 pm
by djibsomali
Sir-Luggoyo wrote:This reminded a story someone told me a while back
Waxaa la yidhi kuwa alkoliisteyaal ah ayaa waxaa soo caydhsaday guulwadeyaal, waa habeen sagaal saac, sidii la isu eryanayay, ayaa ka mid ah kuwii sakhraanka ahaa intuu daalay ayuu wuxuu ag fadhiistay meel qabri ku yaalay, markaasuu baakad yar intuu qaatay ayuu is babiyay. Mid guulwadeyaashii ka mid ah, ayaa intuu u yimid wuxuu ku yidhi "Waryaa ma kuwii alkoolisteyaalka ahaa baa?"
Markaasuu yidhi "Maya"
Guulwadihii ayaa yidhi "haddaa maxaad meesha ka heysaa"
Wuxuu ku jawaabay "Qabrigaan ku soo kululaaday, marka waxaan u soo baxay inaan xoogaa laydhsado, hadhowna ku laabto"
Guulwadihii lafihiisuu u carary
that is a good one
lool
Re: Is it possible to see somebody who has died near his gra
Posted: Mon Aug 09, 2010 3:35 pm
by RuralMan08
djibsomali wrote:waa beentodaa
sheykoo ciyaal ayuu kuu sheegeen!!!!
my grandmother (dad's mother) waxay aheed bahabr celi, she is buried in xarirad aswell, my dad went to visit xariirad and got bitten by a snake.
Nimanka reer dudb said to my father: hooyadda baa ku qaniiney because you didnt visit her grave
lmaooooooo

Re: Is it possible to see somebody who has died near his gra
Posted: Mon Aug 09, 2010 3:36 pm
by RuralMan08
Re: Is it possible to see somebody who has died near his gra
Posted: Mon Aug 09, 2010 3:39 pm
by Shirib
RuralMan08 wrote:xoogSADE14 wrote:lol
I got some beachfront property for sale in Caabudwaaq if you're interested.
WHat are you talking about, many people saw a Boqor near his grave after his death and your talking about property in Caabudwaaq.

No, no, no, it's BEACH FRONT property in Caabudwaaq
Re: Is it possible to see somebody who has died near his gra
Posted: Mon Aug 09, 2010 3:41 pm
by djibsomali
ruralman hortaa caabudwaaq xaylkay kuu taloo maad taqanaa??
hadiikaleeh raadii and you will understand the sacarsm
Re: Is it possible to see somebody who has died near his gra
Posted: Mon Aug 09, 2010 3:41 pm
by RuralMan08
Shirib wrote:RuralMan08 wrote:xoogSADE14 wrote:lol
I got some beachfront property for sale in Caabudwaaq if you're interested.
WHat are you talking about, many people saw a Boqor near his grave after his death and your talking about property in Caabudwaaq.

No, no, no, it's BEACH FRONT property in Caabudwaaq
i know cabuudwaq ma aha xeeb dee kaftankiisaa waan fahmey