Page 1 of 7
Gadabuursi rag ma leh dumar bey leeyihin
Posted: Mon Aug 09, 2010 10:49 pm
by Khalid Ali
Listen
00:33
[youtube]Ll2J6cZpf10&feature=player_embedded#[/youtube]
Ilahay baan idinku dhaariyey ma dabba isaaq uun baad noqoneysiin 24 sacadood
01:00

Re: Gadabuursi rag ma leh dumar bey leeyihin
Posted: Mon Aug 09, 2010 11:23 pm
by hargaysaay
i love gadabursi i consider them my people
Re: Gadabuursi rag ma leh dumar bey leeyihin
Posted: Mon Aug 09, 2010 11:27 pm
by Khalid Ali
Re: Gadabuursi rag ma leh dumar bey leeyihin
Posted: Mon Aug 09, 2010 11:40 pm
by hargaysaay

useless hater
Re: Gadabuursi rag ma leh dumar bey leeyihin
Posted: Mon Aug 09, 2010 11:42 pm
by Khalid Ali
i am not a hater what makes u say that sxb i just posted what the woman said, ma aniga yidhi

Re: Gadabuursi rag ma leh dumar bey leeyihin
Posted: Mon Aug 09, 2010 11:48 pm
by hargaysaay
nacas baad tahay sxb reerka amaan geli
Re: Gadabuursi rag ma leh dumar bey leeyihin
Posted: Mon Aug 09, 2010 11:50 pm
by Khalid Ali
hargaysaay wrote:nacas baad tahay sxb reerka amaan geli
war anigu waxba reerka kama sheegin gabadh ba wax ka sheegtey oo ka dhalatay maxaan anigu sameyey maxa ka si ah adiga
Re: Gadabuursi rag ma leh dumar bey leeyihin
Posted: Mon Aug 09, 2010 11:58 pm
by hargaysaay
hada uun maaha ee mar walba waad saarantahay ma waa bay ku kufsaden waa yaabe
Re: Gadabuursi rag ma leh dumar bey leeyihin
Posted: Tue Aug 10, 2010 12:02 am
by Khalid Ali
maya saaxib anigu gadabuuursiga markay na cayaan uun baan cayaa anigu
laakin imika dee ma cayin hada wa warbixin uun
Re: Gadabuursi rag ma leh dumar bey leeyihin
Posted: Tue Aug 10, 2010 12:10 am
by hargaysaay
if you would have used against daarood the same enargy you are using against gadabursi you would have become greater warior then ina igare him self
Re: Gadabuursi rag ma leh dumar bey leeyihin
Posted: Tue Aug 10, 2010 12:12 am
by Khalid Ali
hargaysaay wrote:if you would have used against daarood the same enargy you are using against gadabursi you would have become greater warior then ina igare him self
Why would i used it against darood , daroodku may ina cayeen haday ina cayaan wala cayaya . laakin hadanay na cayin lama cayo

Re: Gadabuursi rag ma leh dumar bey leeyihin
Posted: Tue Aug 10, 2010 12:19 am
by hargaysaay
illaaiay baa igu og dadka inoogu cayda iyo xaasidka badan waa iyaga
Re: Gadabuursi rag ma leh dumar bey leeyihin
Posted: Tue Aug 10, 2010 12:23 am
by Khalid Ali
hargaysaay wrote:illaaiay baa igu og dadka inoogu cayda iyo xaasidka badan waa iyaga
darood wax weyn inaga ma dhexeyso oo aan ahayn hurguf siyasadeed we dont live xiligi aynu geela kala dhici jirnay

Siyasad ba la isku haya haday ina aflagadeyan wala aflagadeya laakin dadka la iska ma gardareysto.
Adna siyasada daroodku ay aminsanyihin waad aminsantahay which is somaliweyn

Marka dee hana waalin sxb
Re: Gadabuursi rag ma leh dumar bey leeyihin
Posted: Tue Aug 10, 2010 12:28 am
by hargaysaay
sangadhuudhigi hargaysa madfaca la dhacayey kuwii soo dirayey yey ahayeen
Re: Gadabuursi rag ma leh dumar bey leeyihin
Posted: Tue Aug 10, 2010 12:29 am
by Khalid Ali
hargaysaay wrote:sangadhuudhigi hargaysa madfaca la dhacayey kuwii soo dirayey yey ahayeen
haa laakin maxaad rabtay ina lugu dayo so umaad badheedhin inad dawladi siyad bare dumisid raggu wa is dilla wala is dilaya for ever , Kuwi sangadhuudhiga la socday iyo siyaad bare iyo daroodka manay gadabuursi ahayn
