Xafiiska Qaramada Midoobay oo laga Rarayo Nayroobi.
Wakiilka Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay ee uu ku magacaabanyahay inuu qaabilsanyahay arrimaha Soomaaliya
Ergayga cusub ee Qaramada Midoobey Danjire Augustine Mahiga ayaa ku dhawaaqay hirgalinta qorshe lagu raraayo Xafiiysada UN-ka ee Neyroobi, muddo ku dhowaad 17 sano rigli ku ahaa magaalada, talabadani ayaa soo baxday kadib markii uu dhowaan xilka kala wareegay Wakiilkii Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mr. Ahmed Walad Cabdallah, waxaana ay muujineysaa in jiho cad ku socoto Qorshayaasha Xafiiyada UN-ka ee arrimaha Soomaaliya.
Xafiiska Wakiilka Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobay ee uu ku magacaabanyahay inuu qaabilsanyahay arrimaha Soomaaliya, hadane doorkiisa kama badneyn mid magac kaliya ah, wuxuu fadhigiisu ahaa magaaladaNairobi ee xarunta dalka Kenya halkaasoo u rogtey xafiiska goob shaqaalaha u dalxiis tageen oo kale.Haatan ergayga cusub Danjira Augustine Mahiga ayaa shalayto sheegey in xafiiskaasi loosoo rarayo gudaha dalka gaar ahaan magaalooyinka Muqdisho, Garoowe & Hargeysa, wuxuuna sheegay in talaabadani ay qorsheynayaan iney ku dhaqaadhaqaan muddo ku siman 60 Maalmood gudahood. Waxaa sidoo kale la amaray iney si deg deg ah ugu soo guuraan dhamaan xafiisyada hey’adaha gargaarka Qaramada Midoobey.Wixii intaasi ka horeeya shaqaalaha xafiisyada Qaramada Midoobey ka shaqaynaya ayaa loosii tababarayaa shaqada ay qabanayaan iyo deegaanka cusub ee ay tagayaan.
Arrin kale oo xusid mudan leh ayaa AH in xafiiskani sidoo kale laga furayo Somaliland oo ah gobol gooni isu taag ah, lama oga waxa ay tani uga dhignaan doonto damaca Somaliland ee ah in ay gaar isu taagto, hadii tani ay ka mid tahay aqoonsi si dadban loo siinayoSomaliland waxay noqoneysaa talaabo khatarteeda ku leh jiritaanka Midnimada Soomaaliya.
Gabiley News Desk
Wararka Caalamka
contactgabiley@yahoo.com
United nation Main office no longer in Nairobi Kenya
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: United nation Main office no longer in Nairobi Kenya
Its going to have a Headquarters office in hargisea thats all good and well but under what name? Somalia or Somaliland.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 836 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 1 Replies
- 505 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 20 Replies
- 1100 Views
-
Last post by Knight of Wisdom
-
- 10 Replies
- 1242 Views
-
Last post by mahoka
-
- 32 Replies
- 1902 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 8 Replies
- 763 Views
-
Last post by Advo
-
- 0 Replies
- 423 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 2 Replies
- 405 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 344 Views
-
Last post by newsbot
-
- 2 Replies
- 737 Views
-
Last post by drewdavis