Warsaxfdeed Kasoo baxay xafiiska Xoghayaha Guud Ee Xisbiga U

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Warsaxfdeed Kasoo baxay xafiiska Xoghayaha Guud Ee Xisbiga U

Post by Siciid85 »

Hargeysa (Oodweynenews)- Xisbiga UDUB waxa u shalay subax isugu yimid xarunta dhexe Xisbiga UDUB, shir u guddoomiyey Guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga UDUB, Md. Axmed Yuusuf Yaasiin,
Waxa halkaas lagu falan qeeyeen siday u dhacday doorashadii madaxtooyada. Waxa kalo lays waydaarsaday ray’yi ururin ku saabsan dar-dargelinta hawlaha Xisbiga u yaala. Waxa shirka lagu go’aansaday in guddi ka kooban 14 xubnood loo saaro qiimaynta hawlaha daraasaadka iyo cilmi baadhista Xisbiga ee ku salaysan dar-dargelinta hawlaha Xisbiga.
Waxa loo xilsaaray guddida inay laba todobaad ku soo bandhigaan hawlaha loo igmaday, taasoo dood laga gali doono wixi ay guddidu soo ban-dhigaan. Guddidaasi waxay isugu iman doonaan 10/8/2010, xarunta dhexe Xisbiga UDUB, 9:30Am “subaxnimo”.
Alla Mahad Leh
Md. Jaamac Yaasiin Faarax
Xoghayaha Guud Xisbiga UDUB


This is the first we heard of UDUB party meetings since elections two months ago.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”