Page 1 of 1

Bakool Absame speaks out

Posted: Thu Aug 12, 2010 4:55 am
by Hard-Rock
Wafti ballaadhan oo ay kamid ahaayeen Ugaasyo, masuuliyiin, ganacsato iyo Aqoonyahano ayaa booqday degmada Yeed ee gobolka Bakool colaad ka jirtey maalmihii aynu soo dhaafnay kadib.


Ugaas Haaruun Ugaas Dacar Ugaas Bucul, Ugaas Diiriye Ugaas Askar Ugaas Geedi, Ugaas Maxamed Ugaas Faatule dhaqane, Warsame Dhoofaan iyo madax kale ayaa booqday degmada Yeed.


Waftigan ballaadhan ayaa dadka kula hadlay barxadda magaadaas oo ay isugu soo baxeen, waxayna u sheegeen in aysan dhici doonin hadda kadib inay Alshabaab soo weeraraan degmooyinka Yeed, Aato iyo Ceelbarde lana sugi dooni ammaanka nawaaxiga degmooyinkaas.


Madaxdii ka hadashay shirkaas ayaa kooxda Alshabaab uga digay dhulka hoos yimaada degmooyinkan inay kusoo dhawaadaan.


Dhanka kale, Ugaasyada deegaanadaas ayaa dadweyanaha u sheegay inay taageero hiil iyo hooba leh la garab istaagaan dowladda Soomaaliya, iyagoo dhanka kale dowladda Soomaaliya ugu baaqay inay la shaqeeyaan madaxda degmooyinka Yeed, Aato iyo Ceelbarde isla markaana waxtaraan degmooyinkan oo ay dowladu maamusho.


Waftigan oo ahaa wafti heer sare ah ayaa muujinaya go,aanka ay shacabka 3da degmo ee gobolka Bakool ka degaan beesha Ogaadeen/Daarood ka qaateen Maleyshiyada kooxda Alshabaab iyo cid kasta oo soo faragalisa arrimaha degmooyinkaas iyagoo aan idan ka haysan madaxda degmooyinkaas.

Re: Bakool Absame speaks out

Posted: Thu Aug 12, 2010 10:48 am
by new-york24
Cidan wax ka caqli gaaban,cidan xagee laga habaaray..dawlada uu isku haleen ma ta villa somalia ku xiran? These old men are telling the people to put their trust and faith in shariif and the same ethiopian troops that are raping their sisters in qabridahare.

Am speechless ,cidan waxbaa ka si ah.

Re: Bakool Absame speaks out

Posted: Thu Aug 12, 2010 11:27 am
by Faarax-Caytame
Bal inta ugaas meesha ka yeedheysa maqla, Horay baa nin Gaas xakar la odhan jiray oo rer qabridahare ahaa u yidhi..
Walee toban ugaas baan taliyo toobad ku heshiinin

Re: Bakool Absame speaks out

Posted: Thu Aug 12, 2010 3:51 pm
by EEGA9
new-york24 wrote:Cidan wax ka caqli gaaban,cidan xagee laga habaaray..dawlada uu isku haleen ma ta villa somalia ku xiran? These old men are telling the people to put their trust and faith in shariif and the same ethiopian troops that are raping their sisters in qabridahare.

Am speechless ,cidan waxbaa ka si ah.
odayadu dnt command the same respect anymore, If Shabab is in yeecd today.They will gather odayada and order them to speak favourably of them and then in the evening when yeed becomes a Tfg/Itoopiya town they will again do exactly what shabab has done marka mar ba midbaa ka hadlin.

Re: Bakool Absame speaks out

Posted: Thu Aug 12, 2010 11:48 pm
by Hard-Rock
NY, I posted this news to just make some of the reads aware that we have not just abandoned the state of Bakool but we have take baby steps first. Our hands are full with establishing successful dowlad gobeleed consisting of Jubbas & Gedo after this project materializes we will include Bakool. The news I posted are the local leaders voicing their dissatisfaction with the foreign agencies known as 'youth'.
Adiga, I know where you stand and I know your reasons and I can respect that but as confident and satisfied you are with views of the status quo so am I with the future of our region. Have no fear that things will ever return to moryanism or coalition of criminals coming from far away deserted land to invade our land. Those days are over and trust me when I say this....


Ugaas Faarax-Caytame, welcome back bro. How was your trip to Ogaden?
:lol: :lol: @Bal inta ugaas meesha ka yeedheysa maqla
Dee, we are huge familia, I can't even keep up with these tittles of Ugaases, Suldans or Garaads either....