What an amazing history!!!...Nuur Idiinle was a rich man who wanted to marry Mulaaxo but Weerar Bulxan was a talented poet and lady's man who was madly in love with Mulaaxo.
The story is told by Idaajaa, a man who has a natural gift on story telling especially on literature.
http://www1.voanews.com/somali/news/Dha ... 25884.html
Does any of you ever heard this story?
Weerar Bulxan vs Nuur Idiinle
- guhad122
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4958
- Joined: Tue Mar 20, 2007 4:59 pm
- Location: Jubbaland, NFD and DDS!!!
Re: Weerar Bulxan vs Nuur Idiinle
I understand love can make you do strange things but Ina-Weerar was cruel dude in terms of how he dealt with his wife. Here is the poem at the end of the Idaajaa clip. When his wife found out that he was in love with a woman by the name of Mulaaxo, she consulted with her female friends. The women told her that she is to blame for her husband wanting to be with another woman. They blamed her for not being there for her husband. So in order to be a good wife, the poor woman one night cooked the best meal she could cook; lots of fresh meat, lots of subag, lots of soor, plenty of caanno geel including karuur and so on. She made the bed so perfectly and dressed up so good for the occasion even wearing high heels.. Instead of getting hot and spicy night, she got this peom instead:
Hararkiyo kabdaha lays dul dhigay, sida haldhaa baalkii
Hilibka cusub haydaari wan iyo, sogob la hoogaanshay
Hadhuub laban caanaha Hoyaad, halab karuurkeeda
Habkaad igu baayici kabahaad, howda kaga yeedhin
Habka fudud halkaan yeel ku odhan, hagar la’aantaada
Haween baa tahaye adigoon, hadin kobtaan joogo
Waa habi la’aan dhuunigaad, hoo i leedahaye
Hindisaha Mulaaxaa qalbigu, haabo lee yahaye
Haasaawahaan qeybsanaa magac habeenkiiye
Adoon i hubsan soortaad haligi, haysku hanaq goynin
Haraggayga unbaad arkiye, kuuma soo hoyane (He is basically saying he is physically with her here but mentally he is with Mulaaxo
)
The hoyga Suugaanta Somalia aka Ogadenia has millions of rich and true love stories like this one but you rarely see them discussed in Somalia media but every body knows Cilimi Boodhari and Hodan. Why is that?

Cilimi Boodhari and Hodan Walanwal story is very popular even among somalis & outsiders there is a whole books & websites dedicated to them, and the fact they were Garhajis, could that be the reason it's more popular among somalis? 
True Love, Cilmi's poems were a legend among mankind.
Sidii geel horwayno wax badan hawdka miranaayey
Oo haro la soo joojiyo kuraygu heegaayo
Oo hoobay loo qaaday iyo hadal walwaaleedka
Kolkaad Hodan tidhaahdaanba waan soo hinqanayaaye
Haday hawlyaraan idin latahay aniga way hooge
Ayadoon xabaal lagu hamsiin waanaan ka hadhayne
Hammada beenah marbaan is idha waad la hurudaaye
Jin uun bay haddoodilay miday habar wadaageene
Hareertayda madhan baan is idhi haadso gacanteeda
Kolki aan hubsaday meel cidla ah inaan ku hawshooday
haabhaabadkii dambaan soo hambaabiraye
U haylhaylay gogoshii sidii halablihii aare
Siday iga haleeyeen maryihii hiifay oo tumaye
U hagoogtay sidii geesi ay niman ka hiisheene
U hiloobay sidii wiil la dhacay kadin ay haysteene
U hiqleeyey sidii naag layidhi huray dalaaqdaaye
Wax aanad haynin oo haabsataa habartii weeyaane
Hoheey iyo hoheey maxaa hadimo lay gaystay

-
- SomaliNetizen
- Posts: 428
- Joined: Fri May 23, 2008 2:34 am
- Location: Awaare
Re: Weerar Bulxan vs Nuur Idiinle
haa waan maqlay sheekadan horay.
sheekooyin xiiso badan bay ka tageen ragaasi.
weerar iyo mulaaxo
qamaan iyo xaddiyo jaamac
qamaan iyo barni sheekh
Axmed buraale iyo ina keenadiid
sheekooyin xiiso badan bay ka tageen ragaasi.
weerar iyo mulaaxo
qamaan iyo xaddiyo jaamac
qamaan iyo barni sheekh
Axmed buraale iyo ina keenadiid
-
- SomaliNet Super
- Posts: 6096
- Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
- Location: Aware and Dhagax-Buur
Re: Weerar Bulxan vs Nuur Idiinle
Interesting story, never heard it before..Ina-Weerar is a ruthless poet indeed

"...cooked the best meal she could cook; lots of fresh meat, lots of subag, lots of soor, plenty of caanno geel including karuur and so on"

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 2720 Views
-
Last post by udun
-
- 0 Replies
- 1523 Views
-
Last post by kismayogedojubaland
-
- 0 Replies
- 945 Views
-
Last post by kismayogedojubaland
-
- 2 Replies
- 9708 Views
-
Last post by LooxJiid
-
- 0 Replies
- 1423 Views
-
Last post by kismayogedojubaland
-
- 6 Replies
- 2020 Views
-
Last post by XimanJaale