Page 1 of 1

Gudoomiye. Cali Cabdi Hure oo lagu geli waayeey Sanaag

Posted: Thu Aug 12, 2010 2:33 pm
by Bohol iyo karaman
Madaxweyne Axmed Silaanyo Oo Gudoomiyeyaal Cusub U Magacaabay Gobolada Somaliland
Hargeysa (Oodweynenews)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa gudoomiyeyaal cusub u magacaabay gobolada kala ah Maroodi Jeex,Togdheer,Saaxil, Hawd, Gabiley, Sarsar, halka uu gobollada Sanaag iyo Salal dib ugu magacaabay Badhasaabadii hore u joogay inay hawsha halkaa ka sii wadaan.

Sidan-na waxa lagu sheegay war-saxaafadeed maanta laga soo saaray Madaxtooyada Somaliland, kaas oo uu ku saxeexnaa Af-hayeenka Madaxtooyadda JSL C/laahi Maxamed Daahir (Cukuse), waxaana uu u qornaa sidan:-

“Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxa uu gudoomiyeyaal cusub u magacaabay gobolada Maroodi Jeex,Togdheer,Saaxil, Hawd, Gabiley, Sarsar, halka uu gobollada Sanaag iyo Salal dib ugu magacaabay Badhasaabadii hore u joogay inay hawsha halkaa ka sii wadaan..

Madaxweynuhu, isaga oo tix-raacaya qodobka 90-aad ee dastuurka JSL, isla markaana tix-gelinaya ahmiyada wayn ee ay goboladani u leeyihiin dhismaha Qaranka, tixgaliyayna kartida, aqoonta iyo hufnaanta shaqo ee ay leeyihiin waxa uu u magacaabay in ay guddoomiyayaal ka kala noqdaan

1. Gudoomiyaha Gobolka Maroodi Jeex Mudane Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi (Xamarje).

Gudoomiye ku xigeen gobolka Maroodi-jeex:Mawliid Weris Cabdilaahi

2. Gudoomiyaha Gobolka Togdheer. Yaasiin Maxamed Cabdi

Gudoomiye ku xigeen gobolka Togdheer: Cabdi Daahir Caynaanshe

3. Gudoomiyaha Gobolka Saaxil: Maxamuud Cali Hayste (Ramaax)

Gudoomiye Ku xigeen gobolka Saaxil khaddar Cali Cilmi

4. Gudoomiyaha Gabilely Rashiid Cumar Sh. Maxamed

Gudoomiye ku xigeen gobolka Gabiley Cali Cabdi Cabdilaahi (Cali Case)

5-Gudoomiyaha Gobolka sool Mudane Cabdilaahi UJaamac Diiriye,

Gudoomiye ku xigeen gobolka Sool

Axmed Aadn Carte

6- gudoomiyaha gobolka Hawd: Jamaal Xuseen Hurreh

Gudoomiye ku xigeen gobolka Hawd khaddar Ibraahin Jaamac

7-Gudoomiyaha gobolka Saaraar: Ibraahin Xasan Cali

Gudoomiye xigeen gobolka Saaraar: Ibraahin Jaamac Maxamed

8-Gudoomiyaha gobolka Sallel: Maxamed Muuse Bucul

9-Gudoomiyaha gobolka Sanaag Cali Cabdi Hurreh (dib-u-magacaabid)

Madaxweynuhu waxa uu gudoomiyeyaashii hore iyo ku xigeenadooda hore ee gobolada Maroodi-jeex. Saaxil, Togdheer, Sool, Saraar, Hawd iyo Gabiley uga mahad-celiyay mudadii ay xilka soo hayeen, iyada oo ay sunnaha dawladnimotahay isbedelku awgeedna waxa uu Madaxweynuhu faray inay sida ugu dhakhsaha badan ugu wareejiyaan masuuliyiinta cusub ee xilalka loo magacaabay.

Maayarada iyagaa lamaa bedelaayo waxa la bedelayaa waa Gudoomiyeyaasha Gobolada, Mayors waxa iskaa dhex doorta golaha degaanka (hadad 25 tahay wad uu tartami kartaa sidaa barnaamujkaa kulmiye ku cad)

Re: Gudoomiye. Cali Cabdi Hure oo lagu geli waayeey Sanaag

Posted: Thu Aug 12, 2010 3:31 pm
by Siciid85
Wa siida mayorka only golaha deegaanka elections can change them.

Re: Gudoomiye. Cali Cabdi Hure oo lagu geli waayeey Sanaag

Posted: Thu Aug 12, 2010 5:49 pm
by HooBariiska
u are right, the president should not have any right to sack or replace a mayor of a city, this should be left to the ppl of that city...maybe the should have local elections

siciid, can you tell us who are the mayor of the major cities, if u know?

all i knw is that Jiciir guy, who is the mayor of hargeisa

Re: Gudoomiye. Cali Cabdi Hure oo lagu geli waayeey Sanaag

Posted: Thu Aug 12, 2010 6:01 pm
by Siciid85
Timo_Case, Burco's - Mayor is called Hussain Dhagalab - Reer Hussain - H.Y , Erigavo's mayor - Haji Ismail Haji Nur - Muse Ismail - H.Y , whatelse you need to know? , berbera's mayor - is cisse muse-H.A i think, and Borama's mayor is Gadabursi, Las anod's mayor- dhullos, that is the mayors of the major cities...

Re: Gudoomiye. Cali Cabdi Hure oo lagu geli waayeey Sanaag

Posted: Thu Aug 12, 2010 6:09 pm
by Bohol iyo karaman
Mayors of three major cities Are Gadhxajis

1. Hargeysa Jiciir, Ciidagale
2. Burco Dhego Laab, Reer Xuseen
3. Ceerigaabo Ismail H. Nuur Muse Ismail

Re: Gudoomiye. Cali Cabdi Hure oo lagu geli waayeey Sanaag

Posted: Thu Aug 12, 2010 6:21 pm
by Siciid85
Bohol iyo karaman wrote:Mayors of three major cities Are Gadhxajis

1. Hargeysa Jiciir, Ciidagale
2. Burco Dhego Laab, Reer Xuseen
3. Ceerigaabo Ismail H. Nuur Muse Ismail

have you ever heard of a place in southern togdheer called Xussen Xamar :lol: ? reer xussainka ba deega.

Re: Gudoomiye. Cali Cabdi Hure oo lagu geli waayeey Sanaag

Posted: Thu Aug 12, 2010 6:43 pm
by HooBariiska
^^ who the heck are reer hussein ninyo? :lol: :lol:

is that a sub, sub clan?

Re: Gudoomiye. Cali Cabdi Hure oo lagu geli waayeey Sanaag

Posted: Thu Aug 12, 2010 6:53 pm
by Siciid85
You don't know reer hussain, :shock: they are the original owners of Burco and the first settlers, they are called
Xuseen Xildiid ( reer Xuseen) they come under the large cumar cabdalle - branch, there is also recently alot of them in hargeysa.

Re: Gudoomiye. Cali Cabdi Hure oo lagu geli waayeey Sanaag

Posted: Thu Aug 12, 2010 7:14 pm
by HooBariiska
now i got it, i knw reer xuseen xildiid :D :D :D

Re: Gudoomiye. Cali Cabdi Hure oo lagu geli waayeey Sanaag

Posted: Thu Aug 12, 2010 10:43 pm
by yunis09
AKA reer xussien jaar
the masjid was full for fajar normally it's the iimaam and two souls

Re: Gudoomiye. Cali Cabdi Hure oo lagu geli waayeey Sanaag

Posted: Fri Aug 13, 2010 1:15 pm
by Siciid85
Timo_Case wrote:now i got it, i knw reer xuseen xildiid :D :D :D
:up:

Re: Gudoomiye. Cali Cabdi Hure oo lagu geli waayeey Sanaag

Posted: Fri Aug 13, 2010 4:38 pm
by Cali_Gaab
Whatever boosts your moral guys, ileen keeping silaanyo of the seat didn't work eh, now this huuro guy is your messiah :lol: :lol:

Re: Gudoomiye. Cali Cabdi Hure oo lagu geli waayeey Sanaag

Posted: Fri Aug 13, 2010 5:04 pm
by Siciid85
:mrgreen: wa la yaqaana daadkii yidhi siilaanyo magaalo kasta mayor bu naga dhiigaya iyo governor iyo dakh dakh kale oo badan, siilaanyo wanu arkii doona bal wuxu uu qabto daadka ku gariiraya.