Page 1 of 1

Maxamuud C. Xarbi Oo Lo Magacaabay Agaasimaha Xarunta Madax

Posted: Thu Aug 12, 2010 2:37 pm
by Bohol iyo karaman
Maxamuud C/Laahi Xarbi Oo Loo Magacaabay Agaasimaha Xarunta Madaxtooyada Hargeysa (HWN)- Chief Of Cabinetka Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa agaasimaha madaxtooyada u magacaabay inuu noqdo Maxamuud C/laahi Xarbi.

Waar nin kan yaa garanaayaa, qabiilkiisaa? waa xoghayihii hore ee Kulmiye

Re: Maxamuud C. Xarbi Oo Lo Magacaabay Agaasimaha Xarunta Ma

Posted: Thu Aug 12, 2010 6:37 pm
by Goljano Lion
The name sounds reer Jamac waal name and i bet you he is