Beledxaawo:Cabsi laga qabo dagaal

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Beledxaawo:Cabsi laga qabo dagaal

Post by CoolPoisons »

Beledxaawo:Bar-kulan-Degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa maalmihii u dambeeyay waxaa laga dareemayey saansaan colaadeed kadib markii ay soo baxeen warar sheegayo in maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca ee fadhigoodu yahay degmada Doolow ee gobolka Gedo ay u soo jiheysteen dhanka magaalada Beledxaawo iyagoo duulaan ah.

Maamulka Al Shabaab ee ka taliya magaalada ayaa waxay maalmihii u dambeeyay difaac kaga jireen afaafka hore ee magaalada Beledxaawo, gaar ahaan deegaanka Malkaarey oo qiyaastii 3 km u jirta degmada Beledxaawo.

Dhaqdhaqaaqyada ciidan oo ay wadaan ururka Al Shabaab ayaa waxay cabsi gelisay shacabka degmada Beledxaawo, kuwaasoo qaar ka tirsan ay ku barakacsan yihiin degmada Mandera ee gobolka waqooyi bari Kenya.

Gudoomiyaha ururka Al Shabaab ee degmada Beledxaawo Daa’uud Gaarane ayaa mar uu la hadlayey shacabka degmada Beledxaawo ugu baaqay dadka inay u istaagaan sidii ay u difaaci lahaayeen diintooda, jihaadna ula gali lahaayeen ciidamada Ahlu Sunna Waljamaaca iyo kuwa Itoobiyaanka oo uu sheegay inay kusoo wajahan yihiin degmada Beledxaawo.

Si kastaba ha ahaatee, bilihii u dambeeyay ayaa waxaa degmada Beledxaawo ka jirtay cabsi dagaal dhex mara maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca ee fariisinka ku leh degmada Doolow ee gobolka Gedo iyo ururka Al Shabaab ee ka talisa inta badan gobolka Gedo.

Radio Bar-kulan
User avatar
Berke
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1499
Joined: Sat Sep 16, 2006 10:40 pm
Location: Saluda al campeón

Re: Beledxaawo:Cabsi laga qabo dagaal

Post by Berke »

I hope nothing happens there. Beled Xawo is doing well as it is.
User avatar
Warsame101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1947
Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
Contact:

Re: Beledxaawo:Cabsi laga qabo dagaal

Post by Warsame101 »

Berke wrote:I hope nothing happens there. Beled Xawo is doing well as it is.
If 'doing well' constitutes of the city's borders being sealed off, every soul that roams ther on al-Shabab's watch-list and no development then the city is definately doing well.

I doubt there will be fighting in the city but fighting to root them out will take place. The Doolow forces are finally on alert and they will move soon insha'Allah.
User avatar
Berke
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1499
Joined: Sat Sep 16, 2006 10:40 pm
Location: Saluda al campeón

Re: Beledxaawo:Cabsi laga qabo dagaal

Post by Berke »

Warsame101 wrote:
Berke wrote:I hope nothing happens there. Beled Xawo is doing well as it is.
If 'doing well' constitutes of the city's borders being sealed off, every soul that roams ther on al-Shabab's watch-list and no development then the city is definately doing well.

I doubt there will be fighting in the city but fighting to root them out will take place. The Doolow forces are finally on alert and they will move soon insha'Allah.
At the end of the day bro, the city of Beled Xawo suffered from enough wars through the years and it does not need another one.
User avatar
Warsame101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1947
Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
Contact:

Re: Beledxaawo:Cabsi laga qabo dagaal

Post by Warsame101 »

Berke wrote:
Warsame101 wrote:
Berke wrote:I hope nothing happens there. Beled Xawo is doing well as it is.
If 'doing well' constitutes of the city's borders being sealed off, every soul that roams ther on al-Shabab's watch-list and no development then the city is definately doing well.

I doubt there will be fighting in the city but fighting to root them out will take place. The Doolow forces are finally on alert and they will move soon insha'Allah.
At the end of the day bro, the city of Beled Xawo suffered from enough wars through the years and it does not need another one.
I agree which is why I don't think fighting will occur in the city. I think they will battle out somewhere on the outskirts as usual.
User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Re: Beledxaawo:Cabsi laga qabo dagaal

Post by CoolPoisons »

Warsame101 wrote:
Berke wrote:I hope nothing happens there. Beled Xawo is doing well as it is.
If 'doing well' constitutes of the city's borders being sealed off, every soul that roams ther on al-Shabab's watch-list and no development then the city is definately doing well.

I doubt there will be fighting in the city but fighting to root them out will take place. The Doolow forces are finally on alert and they will move soon insha'Allah.
^^ Warsame Ur right

read this

Xog sir ah oo ay Gedoweb heshay ayaa muujisay in dhamaadka bishan ama September horaanteeda guluf colaadeed oo ballaaran oo uu hoggaaminayo Xildhibaan Barre Hiiraale uu ku wajan yahay gobolka Gedo.

http://www.gedoweb.com/index/modules.ph ... e&sid=5018
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”