ramadaan waxaad

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

ramadaan waxaad

Post by hargaysaay »

walaalayaal waxaad tihiin dad soomaal ah oo hadana muslin ah waxaan idinka codsanayaa maalntii 1 daqiiqo oo duco ah inaad u ducaysaan shacabka walaalaheen ee xamar jooga ee nabada iyo raaxada aynu haysano aan haysan in ilaahay cadawga ka dul qaado oo uu nabadii macaaneed u soo celiyo

aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
TheLoFather
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5352
Joined: Wed Apr 14, 2010 11:49 am
Location: No Shelter Is Safer Than Piety

Re: ramadaan waxaad

Post by TheLoFather »

Waxaan ku duceeynayaan in aanu helno nabada iyo raaxada ey dadka xamar ku nooli' heystaan, inu Eebe nasiiyo, hadii aanu nahey dad soomaaliyo oo waliba muslim ah. Inu ilaahey cadawgayna naga dulqaado.

Aaaaamiiiiiiiiiiin.
Last edited by TheLoFather on Sat Aug 14, 2010 8:09 am, edited 1 time in total.
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: ramadaan waxaad

Post by hargaysaay »

LoDoon wrote:Waxaan ku duceeynayaan in aanu helno nabada iyo raaxada ey dadka xamar ku nooli' heystaan, inu Eebe nasiiyo, hadii aanu nahey dad soomaaliyo oo waliba muslim ah.

Aaaaamiiiiiiiiiiin.
walaal ma xamar baad joogtaa mise ka timid.
TheLoFather
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5352
Joined: Wed Apr 14, 2010 11:49 am
Location: No Shelter Is Safer Than Piety

Re: ramadaan waxaad

Post by TheLoFather »

Maya. mana joogi kamaanan iman, ee laakin war buuxa oo wacan baan ka qabaa xamar iyo nolosho dadka joogaba.
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: ramadaan waxaad

Post by hargaysaay »

waa si fiican sxb

ilaahay nabad ha siiyo magaaladaa
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: ramadaan waxaad

Post by Siciid85 »

Amiin, wa ina la duceeyo shacabka xamar. :up:
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: ramadaan waxaad

Post by Keyse_0208 »

aamiin to that, May allah ease their suffering. :up: :som: :sland:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”