Horta Ma runbaa Samaroon Gobolka Gebiley badhbay degaan

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Horta Ma runbaa Samaroon Gobolka Gebiley badhbay degaan

Post by Bohol iyo karaman »

Waxan Maqlay Samaroon waxay degaan qayb ka mid ah Gobolka Cusub ee Gabiley,

Su'aashaydu waa aqoon kororsii uun,

Aflaagaado Reebaan
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: Horta Ma runbaa Samaroon Gobolka Gebiley badhbay degaan

Post by djibsomali »

Of course baha samarone and reer nuur lives in gabileh

do you know the first mosque in gabileh was constructed by the grand father of ilmoo samatar (the professors).
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Horta Ma runbaa Samaroon Gobolka Gebiley badhbay degaan

Post by hargaysaay »

why not dadku wey is dhexgalaan two steps west of gebily is samaroon land.

ilma samatar were born in gebiley, waakii faysal lahaa inamda abti baa loo yahee maxaa qaadey :D
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Horta Ma runbaa Samaroon Gobolka Gebiley badhbay degaan

Post by Bohol iyo karaman »

djibsomali wrote:Of course baha samarone and reer nuur lives in gabileh

do you know the first mosque in gabileh was constructed by the grand father of ilmoo samatar (the professors).
Thanks sxb, anba sidaas ban ku wadey

Horta reer Nuur iyo Sacad Muuse iyamaa badan? Just aqoon kororsi
Last edited by Bohol iyo karaman on Sat Aug 14, 2010 4:42 pm, edited 1 time in total.
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: Horta Ma runbaa Samaroon Gobolka Gebiley badhbay degaan

Post by djibsomali »

Bohol iyo karaman wrote:
djibsomali wrote:Of course baha samarone and reer nuur lives in gabileh

do you know the first mosque in gabileh was constructed by the grand father of ilmoo samatar (the professors).
Thanks sxb, anba sidaas ban ku wadey

Horta reer Nuurku miyaay kaa badan yihiin Sacad Muusaha? Just aqoon kororsi
mayaa jibril abokar ayay kaa badanyaheen!!

sacad mussa waxaa kaa badaan qoladaa laa yidhahdoo yonis musseh which are (reer nuur, aden yonis, jibril yonis and ali yonis)
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Horta Ma runbaa Samaroon Gobolka Gebiley badhbay degaan

Post by Bohol iyo karaman »

wan garatay sxb thanks,

waar galbeed waxa badan ban ka bartay intaan ku soo biiray Snet
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Horta Ma runbaa Samaroon Gobolka Gebiley badhbay degaan

Post by hargaysaay »

from lawyo cado to nfd soomaali jilibka ama jufada ugu mutacalimiinta badan waa reer nuur :up:
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: Horta Ma runbaa Samaroon Gobolka Gebiley badhbay degaan

Post by djibsomali »

hargaysaay wrote:from lawyo cado to nfd soomaali jilibka ama jufada ugu mutacalimiinta badan waa reer nuur :up:
i don't know about that lool
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Horta Ma runbaa Samaroon Gobolka Gebiley badhbay degaan

Post by hargaysaay »

then you are not samaroon :shock:

soomaali sxb idinkaa ugu mutacalinsan idin faanin maayo
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Horta Ma runbaa Samaroon Gobolka Gebiley badhbay degaan

Post by Mr_Alfaas »

djibsomali wrote:
Bohol iyo karaman wrote:
djibsomali wrote:Of course baha samarone and reer nuur lives in gabileh

do you know the first mosque in gabileh was constructed by the grand father of ilmoo samatar (the professors).
Thanks sxb, anba sidaas ban ku wadey

Horta reer Nuurku miyaay kaa badan yihiin Sacad Muusaha? Just aqoon kororsi
mayaa jibril abokar ayay kaa badanyaheen!!

sacad mussa waxaa kaa badaan qoladaa laa yidhahdoo yonis musseh which are (reer nuur, aden yonis, jibril yonis and ali yonis)
waar maxaad beenta ku falaysan......suaasha bal saxa oo u dhiga sida tan

sacad muse iyo samaroon iyamaa badan.. :mrgreen:
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Horta Ma runbaa Samaroon Gobolka Gebiley badhbay degaan

Post by Mr_Alfaas »

hargaysaay wrote:then you are not samaroon :shock:

soomaali sxb idinkaa ugu mutacalinsan idin faanin maayo
lol....yaa waxa yidhi.....mesha reason ba loo baahan yahay ee reason ma u haysa inay somali ugu mutacalimsan yihiin. :mrgreen:
djibsomali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5229
Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm

Re: Horta Ma runbaa Samaroon Gobolka Gebiley badhbay degaan

Post by djibsomali »

you said it is the reer nuur
and i have told you i don't know about that!!!

samarone are really good in education and that is known among the somalis
User avatar
hargaysaay
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8453
Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.

Re: Horta Ma runbaa Samaroon Gobolka Gebiley badhbay degaan

Post by hargaysaay »

aflaas adiigu curadkii beesha isaaq baad tahee xaaladaha daji inaadeer macaane
User avatar
Mr_Alfaas
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3439
Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

Re: Horta Ma runbaa Samaroon Gobolka Gebiley badhbay degaan

Post by Mr_Alfaas »

hargaysaay wrote:aflaas adiigu curadkii beesha isaaq baad tahee xaaladaha daji inaadeer macaane

:lol: :up: :up: :up: oki inader kaftan unbay iga aheyd inader...... :D
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Horta Ma runbaa Samaroon Gobolka Gebiley badhbay degaan

Post by The_Emperior5 »

gadabuursi dont live in gabiley mala labba qof ba ka dagan there are as much gadabuursis in gabiley as jibriel abokors in borama :lol: :lol:

even the road between gabiley and borama is not safe for gadabuur and your talking about gabiley :D

bohol aan ku sheego sacadmuse ma dagan gabiley reer juffu jibriel abokor ah sub sub sub clan ba daga gabiley sida ula soco :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”