Yaa lahaa Mogadishu?

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
afisoone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5509
Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu

Yaa lahaa Mogadishu?

Post by afisoone »

Magaalada Mogadishu qarniga hada ku jirno waxaa dagan qabiil somali la dhaho.. Koormee Somalida soo dagan dhulkaas yaase maamuli jiray intii aan somalida yeelan Magaalada Mogadishu.

Waa maxay micnaha Mogadishu?<!--more-->

Moga== waa qabiilka awood badnaa oo dhulka india oo mar dhulka aduunka awood ku lahaa...

dhishu===master--magaalada laga maamul dhul badan ayaa la dhihi jiray dhishu-- mogadishu==magaalo madaxda reer moga.................

qofkaan hoos ku sawiran waa nin reer moga..........................

[caption id="attachment_27849" align="alignleft" width="106" caption="waa qabiilka moga"]<img class="size-full wp-image-27849" title="moga4" src="http://sp am.files.wordpress.com/2010/08/moga4.jpg" alt="" width="106" height="126" />[/caption]

Qabiilkan wuxuu adoon san jiray oromada iyo amxaarada... Waxaa dhaqan u ahaan jiray nin reer moga markuu saas u qaan gaaro waa in gabar reer amxaaro ah uur u yeelataa waa dhaqankooda oo horay maadaama ee adoonsan jireen amxaarada iyo oromada iyo wixii la mid ah...

ilmaha ee ayaga ka dhali jireen meel gooni ah ayee dajin jireen... kamp ee dajin jireen... gabar iyo will waxey ka dhalaan reer amxaarad kamp gooni ah ayee dajin jireen.....

800 boqolsano markey saas suubin jireen.... dadkee dhaleen dad badan oo boqolaal kun ah ayee noqdeen.

890 sano markey maamulayeen dhulkaas ayaa soo baxay rasuulkii alle ee ugu dambeeyay. Kabacdi qaysar boqorkii dhul badan maamuli jiray ee kibirka badnaa wiilkiisa ayaa dilay, kadib boqortooyadiisa fowdo ayee noqotay. Ninkii maamuli jiray Mogadishu ciidan badan ayuu baahday wuxuuna oo xoreeyay dadkii ee ayaga dhaleen ee kampka gooniga ah ku haan.... Kabacdi islaamkii ayaa dhulka qabsadey........ Nimankii adoomadooda u dhali jiray kuligood islaamka ayee qaateen. Waxaan la riday oo la adoonsadey reerkii qaysar waxii cadcadaaa...

qayb waa islaameen oo waa la xoreeyay.. qaybihii kale dhulkoodi hore ayee u baxsadeen oo doomo ayee raaceen..

Wiilashii ee adoomadii xabashida ee ka dhaleen--------maanta waxaa la dhahaa somali....

Waligood wax ma maamulin.....marna kamp ayaa lagu haan jiray... Marna islaamka ayaa xoreeyay oo qaadim loo soo diri jiray..... Markii xukun ee qabtaan oo free u yihiin waa 60 sano hada lasoo dhaafay....

wabilaahi tawfiiq............
User avatar
Jamac_Yare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6098
Joined: Wed Sep 17, 2008 6:18 pm
Location: Finding Teeth for the Toothless Faqash Kambuli

Re: Yaa lahaa Mogadishu?

Post by Jamac_Yare »

suuashaan waxa ka jawabii karaa sheik shariif
sificaan uu weydii sxb

ha ka xanaqsiin like last time

Image
kaasje7
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 380
Joined: Wed May 20, 2009 11:58 am
Location: Seducer

Re: Yaa lahaa Mogadishu?

Post by kaasje7 »

Jamac_Yare wrote:suuashaan waxa ka jawabii karaa sheik shariif
sificaan uu weydii sxb

ha ka xanaqsiin like last time

Image
LoooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooL
:lol: :lol: :lol:
User avatar
afisoone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5509
Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu

Re: Yaa lahaa Mogadishu?

Post by afisoone »

Ninkaa waa reer moga---waa qabiil kamid ah qabiiladii reer qaysar...
Image
User avatar
FAH1223
webmaster
Posts: 33838
Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
Contact:

Re: Yaa lahaa Mogadishu?

Post by FAH1223 »

Jamac_Yare wrote:suuashaan waxa ka jawabii karaa sheik shariif
sificaan uu weydii sxb

ha ka xanaqsiin like last time

Image
:up: :lol:
User avatar
afisoone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5509
Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu

Re: Yaa lahaa Mogadishu?

Post by afisoone »

Qisadaa hada soo qoray..... waa waxaan aqriyay---waa fiction story... been ma aha--runa ma aha--waa fiction....dee
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Yaa lahaa Mogadishu?

Post by grandpakhalif »

Jamac_Yare wrote:suuashaan waxa ka jawabii karaa sheik shariif
sificaan uu weydii sxb

ha ka xanaqsiin like last time

Image
:lol:
User avatar
Jamac_Yare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6098
Joined: Wed Sep 17, 2008 6:18 pm
Location: Finding Teeth for the Toothless Faqash Kambuli

Re: Yaa lahaa Mogadishu?

Post by Jamac_Yare »

afisoone wrote:Qisadaa hada soo qoray..... waa waxaan aqriyay---waa fiction story... been ma aha--runa ma aha--waa fiction....dee
abaha ma so weydisaay xaqiiqada sheekada aad sheegisid :?:

misa wu kugu xanaqaay mar dambee :lol: :lol:

Image
User avatar
Jesteye
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 560
Joined: Tue Feb 12, 2008 9:58 pm
Location: The league of evil (HQ).

Re: Yaa lahaa Mogadishu?

Post by Jesteye »

Beesha Afisoone?!

Afisoone Beeshaada maa Mogadishu lahaa?

Let me guess, you belong to one of the following clans; Galgale, Morshe, Iskashato, Bandhabow or Reer Manyo?

In dedication to Ugaas Twisted-Logic;
I say on his behalf "Aboow, Mogadishu Hiraaba Iska leh!" :up:
User avatar
afisoone
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5509
Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu

Re: Yaa lahaa Mogadishu?

Post by afisoone »

:lol: :lol: :lol: magacyadaas aad soo tirisay hada adigaa yaa maqlay walaahi...

Ee aniga afisoone waxaan ahay wala yaqaanaa ee dib o google karee waasoo ogaaneeysaa waxaan ahay... Markaan kabar doonanaayo iyo markaan gogol dhiganaayo ayaa sheegaa waxaan aahay inta kasoo hartay waa useless inaa sheeg sheego.........

wabilaahi tawfiiq...
User avatar
Jesteye
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 560
Joined: Tue Feb 12, 2008 9:58 pm
Location: The league of evil (HQ).

Re: Yaa lahaa Mogadishu?

Post by Jesteye »

afisoone wrote::lol: :lol: :lol: magacyadaas aad soo tirisay hada adigaa yaa maqlay walaahi...

Ee aniga afisoone waxaan ahay wala yaqaanaa ee dib o google karee waasoo ogaaneeysaa waxaan ahay... Markaan kabar doonanaayo iyo markaan gogol dhiganaayo ayaa sheegaa waxaan aahay inta kasoo hartay waa useless inaa sheeg sheego.........

wabilaahi tawfiiq...
Afisoonow,

Saad u soo socotay maad Mogadishu sheegatay?

SXB, Adiga Mudulood ma tihid, "Sab" aad tahay. Aniga Qabiil Somaale ah oo Mudulood layiraahdo aan Mogadishu u aqaannaa in ay iska lahaayee!
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”