Page 1 of 1

Naftu orod bay kugu aamintaa

Posted: Mon Aug 16, 2010 3:14 am
by Rightwing

Re: Naftu orod bay kugu aamintaa

Posted: Mon Aug 16, 2010 8:34 pm
by ToughGong
:lol: :lol:
That puma was a bully

Re: Naftu orod bay kugu aamintaa

Posted: Mon Aug 16, 2010 9:31 pm
by Keyse_0208
naftu orod bey kugu aamintaa, rw been maad sheegin hadaa maad u istaagi lahayd, sheeko mujaahid :lol: :lol:

Re: Naftu orod bay kugu aamintaa

Posted: Tue Aug 17, 2010 1:01 am
by Rightwing
Keyse_0208 wrote:naftu orod bey kugu aamintaa, rw been maad sheegin hadaa maad u istaagi lahayd, sheeko mujaahid :lol: :lol:

Nacam, waa run nafi orod bay kugu aamintaa. Horaa loo yidhi inta nabadi joogta ninba laba nin la'eg yahay.

Re: Naftu orod bay kugu aamintaa

Posted: Tue Aug 17, 2010 1:04 am
by Rightwing
seemeyer wrote::lol: :lol:
That puma was a bully

Miskiinka yarina baruur buu la ordi kari waayey :(