The president of galmudug arrives In the rep of somaliland
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
The president of galmudug arrives In the rep of somaliland
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug Oo Socdaal Ku Jooga Hargeysa
Hargeysa, August 16, 2010 (Haatuf) - Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug, Col, Maxamed Axmed Caalin, ayaa laba maalmood ku sugnaa caasimada Somaliland ee Hargeysa.
Madaxweyne Caalin ayaa Hargeysa u yimid si uu uga qayb galo Siminaar ay soo qaban qaabisay mid ka mida hay’adaha Qaramada Midoobay ee ku sugan Somaliland.
Maamul goboleedka Galmudug ayaan iyagu ka mid ahayn maamulada ka jira Somaliya ee ka soo horjeeda qadiyada gooni isu taaga Somaliland, waxaanu dhowr jeer oo saxaafada uu la hadlay uu sheegay in aanu wax dhibaato u arkayn gooni isu taaga Somaliland.
Sidoo kale Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug, Col, Maxamed Axmed Caalin waxa uu hambalyo u soo diray madaxweynaha Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) markii uu ku guuleystay doorashadii dalka ka dhacday 26 June ee sanadkan.
Lama oga in madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug, Maxamed Axmed Caalin uu la kulmi doono madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).
Maamul goboleedka Galmudug ayaa isagu si weyn uga soo hor jeeda siyaasada maamul goboleedka Puntland iyo Dawlada Sheekh Shariif, waxaanu in badan naqdiyay siyaasada madhalayska ah ee maamuladaasi.
si kastaba ha ahaatee maamul goboleedka Galmudug, ayaa loo arki karaa saaxiib cusub oo ogol qadiyada madax banaaanideena oo ay Somaliland ku yeelatay mandaqada Geeska Afrika.

Re: The president of galmudug arrives In the rep of somalila
Thats what i call Gob Gobi dhashayMaamul goboleedka Galmudug ayaan iyagu ka mid ahayn maamulada ka jira Somaliya ee ka soo horjeeda qadiyada gooni isu taaga Somaliland, waxaanu dhowr jeer oo saxaafada uu la hadlay uu sheegay in aanu wax dhibaato u arkayn gooni isu taaga Somaliland.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 5774
- Joined: Tue Dec 20, 2005 6:03 pm
- Location: Never take life seriously. Nobody gets out alive anyway.
Re: The president of galmudug arrives In the rep of somalila
That sounds like dhocil yar oo naska laga taabtay hadana gariiftay.The_Emperior5 wrote:Thats what i call Gob Gobi dhashayMaamul goboleedka Galmudug ayaan iyagu ka mid ahayn maamulada ka jira Somaliya ee ka soo horjeeda qadiyada gooni isu taaga Somaliland, waxaanu dhowr jeer oo saxaafada uu la hadlay uu sheegay in aanu wax dhibaato u arkayn gooni isu taaga Somaliland.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: The president of galmudug arrives In the rep of somalila
No he sounds like a real Leader 

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: The president of galmudug arrives In the rep of somalila
its on haatuf.net
- abdisamad3
- SomaliNet Super
- Posts: 12628
- Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
- Location: Kismayo
Re: The president of galmudug arrives In the rep of somalila
S-D-M wrote:That sounds like dhocil yar oo naska laga taabtay hadana gariiftay.The_Emperior5 wrote:Thats what i call Gob Gobi dhashayMaamul goboleedka Galmudug ayaan iyagu ka mid ahayn maamulada ka jira Somaliya ee ka soo horjeeda qadiyada gooni isu taaga Somaliland, waxaanu dhowr jeer oo saxaafada uu la hadlay uu sheegay in aanu wax dhibaato u arkayn gooni isu taaga Somaliland.

- nomadicwarlord
- SomaliNet Super
- Posts: 5946
- Joined: Wed Aug 27, 2008 1:56 am
- Location: Ayaan Hirsi's guest room
Re: The president of galmudug arrives In the rep of somalila
The_Emperior5 wrote:its on haatuf.net

-
- SomaliNet Super
- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: The president of galmudug arrives In the rep of somalila
nomadicwarlord wrote:The_Emperior5 wrote:its on haatuf.net
![]()
Sounds like someone just sneezed.

smart decision of Galmudug. Beesha hutus should recognize Somaliland

- ToughGong
- SomaliNet Super
- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: The president of galmudug arrives In the rep of somalila
nomadicwarlord wrote:The_Emperior5 wrote:its on haatuf.net
![]()
Sounds like someone just sneezed.

Galmmudug president

Re: The president of galmudug arrives In the rep of somalila
i know his family.... 

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: The president of galmudug arrives In the rep of somalila
The people of galmudug were always friends of somaliland 

- Berke
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1499
- Joined: Sat Sep 16, 2006 10:40 pm
- Location: Saluda al campeón
Re: The president of galmudug arrives In the rep of somalila
I thought Galmudug in ay ka madax banaaneed Habeshada. I guess I was wrong. Ninkaan wax baa lagu soo akhriye last time they arrested him in Addis when he went there for medical attention.
- Jesteye
- SomaliNetizen
- Posts: 560
- Joined: Tue Feb 12, 2008 9:58 pm
- Location: The league of evil (HQ).
Re: The president of galmudug arrives In the rep of somalila
Gob Gobi dhashay.The_Emperior5 wrote:Thats what i call Gob Gobi dhashayMaamul goboleedka Galmudug ayaan iyagu ka mid ahayn maamulada ka jira Somaliya ee ka soo horjeeda qadiyada gooni isu taaga Somaliland, waxaanu dhowr jeer oo saxaafada uu la hadlay uu sheegay in aanu wax dhibaato u arkayn gooni isu taaga Somaliland.

- Jesteye
- SomaliNetizen
- Posts: 560
- Joined: Tue Feb 12, 2008 9:58 pm
- Location: The league of evil (HQ).
Re: The president of galmudug arrives In the rep of somalila
Stick to Binti-land business.Berke wrote:I thought Galmudug in ay ka madax banaaneed Habeshada. I guess I was wrong. Ninkaan wax baa lagu soo akhriye last time they arrested him in Addis when he went there for medical attention.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 16 Replies
- 294 Views
-
Last post by AsadSL
-
- 1 Replies
- 657 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 9 Replies
- 779 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 1 Replies
- 565 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 30 Replies
- 3541 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 10 Replies
- 1496 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 3 Replies
- 842 Views
-
Last post by dalalos101
-
- 6 Replies
- 1025 Views
-
Last post by Kees70
-
- 6 Replies
- 1046 Views
-
Last post by BuuloXubeey