AND DADKA DEEGAANKA.
This the second time theyre fighting against dadka deegaanka after they massacred 21 people in Celdhibir in Wardher.
This time their ass will be kicked
Dagaalo u dhaxeeya Ciidamada Ethiopia ee New bolisska iyo Dadka Deganka oo saakey ka qarxey Meel aan sidaas uga fogeyn Degmada Balanbal ee Gobolka Galgadiid
Wararka laga Helayo Deganka lagu magacaabo Jeed ee ismaamulka Soomalida Ethiopia ayaa waxaa ay shegayaan in uu saakey halkaasi ka qaraxey dagaan xoogan oo u dhaxeeya dadka deganka iyo Ciidamada Ethiopia ee loo yaqaan New Booliska oo dhowaan ay sameysey Dowlada Ethiopia.
Dagaalkan Xoogan ee ka socda Jeed ee ka tirsan Gobolka shiilaabo ee ismaamulka soomalida Ethiopia waxaan a laga soo shegaya in ay jiraan dhimasho iyo dhawac ka dhashey dagalka socda iyo waliba qax ka bilowdey deganka Jeed oo xoolaleyda iyo waliba dadka deganka ay sameynayaan.
Dagaalkaan ayaa waxaa ka horeyey sida uu shegay mid ka mida dadka deganka Dgnada Cabudwaaq uu shegay in uu bilowdey gadalku ka dib markii maalmihii la soo dhaafey ay ciidamada New Booliiska ee Hoostaga Maamulka Soomalida Ethiopaia ay soo gareen deeno ka agdhow goobta dagalku ka dhacey oo lagu magacaabo fadhi garaadle markii ay soo gareen ay bilabeen dil iyo raas ay la dhacayaan dadka rayidka ah ee halkasi ku dagenaa waxaan qarxey dagalka ilaa hada socda xaley 10-kii saac ilaa hadana waa socdaa.
Wararka ugu danbeyey ayaa sheegaya in ay jiraan dhimasho iyo dhawacyo farabadan oo ka jira Goobaha ay dagaladu ka socdaan saakey isla markasna waxaa la daremayaa dhawdhaqaaq ay wadaan dadka deganka Degmooyinka Cabudwaaq iyo Balanbale oo ay shacb ahaan yihiin dadka ay ciidamada New booliiska dagalka xoogan ku hayaan .
Waxaana jirta in ay si weyn ugu eedeynayaan in qaab qabiil ay ciidamada New booliiska ah ay ka mid yihiin ciidamada Maamulka Soomaalida Ethiopia ee Soomalida ah oo ku hubeysan hubkii Dowlada Ethiopia ayna ku xasuuqayaan dad reer baadiye ah ayna ku geysanayaan tacadiyo xun xun.
BREAKING NEWS. WAR IN GOBOLKA SHILABO BETWEEN ETHIOPIAN PUPP
Moderator: Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: BREAKING NEWS. WAR IN GOBOLKA SHILABO BETWEEN ETHIOPIAN
War Deg Deg Ah: Dagaalo Ciidamo Itoobiyaan & Soomali Ah Ku Dhexmaraya Duleedka Balanbal...
Ciidamo ka tirsan kuwa New-Boliska ayaa saaka waxaa ay weerer ku soo qaadeen Tuulada JEED oo ka mid ah dhulka ismaamulka Somalida ee ay maamusho dowlada Itoobiya .
Wararka laga helayo deegaanada ku xeeran JEED iyo Balanbal ayaa sheeaya in soo galeen tuulada JEED Ciidamada New-Booliska kuwaasoo sababey dhimasho iyo dhaawac dad rayid ah waxaana weerarka saaka ay ku yimaadeen tuulada JEED taasi oo ka danbeysey ka dib marki ay galinkii danbe ee shaley ay dad rayid ah ku dhaawaceen Tuulada FADHI-GARAADLE oo 70km dhinaca galbeed ka xigta Balanbale.
Ciidamada ayaa marki ay soo galeen tuulada ay shacabka ku dhaawaceen waxaa ka baey dadkii taasoo keentey inay xabado ku furaan dadka ka siibaxayey magaalada maadaama aaney heysan cudud ay kala hortagaan ciidamada New-booliska oo ka tirsan Dowlada Ethiopia.
Ciidamadaasi oo wata gaadiidka dagaalka ayaa saaka markii ay soo gaareen tuulada JEED waxaa ay la kulmeen shacab careysan kuwaasoo kala hor tagey dagaal waxaana wali socda dagaalka oo ay yartahey xogta laga heli karo qasaaraha wax yeelo oo uu geystey.
Waxaana intii aaney soo gaarin Tuulada Jeed Maleeshiyada ku hubeysan Dareyska Itoobiya ay rasaas ku fureen gaari ay saarnaayeen dad shacab ah tuleedka tuulada JEED lamana oga waxyeelada soo gaartey shacabka.
Waxaa jira saan saan laga dareemayo deegaanada waqooyiga gobolka galgaduud waxaana kacsan shucuurta dadka shacabka kuwaayoo bilaabey inaan isugu soo baxaan bartamaha magaalooyinka si ay isu gaarsiyaan xogta dagaalka
waxii soo kordha insha alaah halkaan nagala socda.
Wixii Warar Ka Soo Kordha Dagaalkaasi Kala Soco Gedonet.
C/kariim Axmed Bulxan
Caabudwaaq-Gedo-News
Gedonet.com@gmail.com

-
paidmonk
- SomaliNet Super

- Posts: 11989
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
- Location: http://majerteen.blogspot.com/
Re: BREAKING NEWS. WAR IN GOBOLKA SHILABO BETWEEN ETHIOPIAN
What clans are fighting?
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
Re: BREAKING NEWS. WAR IN GOBOLKA SHILABO BETWEEN ETHIOPIAN
clans kulaha. its the habashi puppets known as New Police against Somalispaidmonk wrote:What clans are fighting?
-
paidmonk
- SomaliNet Super

- Posts: 11989
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
- Location: http://majerteen.blogspot.com/
Re: BREAKING NEWS. WAR IN GOBOLKA SHILABO BETWEEN ETHIOPIAN
I thought the New Police were Somalis in Ethiopian uniform?
- King-of-Awdal
- SomaliNet Super

- Posts: 6111
- Joined: Thu May 17, 2007 5:26 am
- Location: The Future.
Re: BREAKING NEWS. WAR IN GOBOLKA SHILABO BETWEEN ETHIOPIAN
Its Business as Usuall Somali's told fight against each other by their Master.paidmonk wrote:I thought the New Police were Somalis in Ethiopian uniform?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 9 Views
-
Last post by paidmonk
-
- 0 Replies
- 557 Views
-
Last post by CoolPoisoninthisbijj
-
- 7 Replies
- 1337 Views
-
Last post by Ducaysane_87
-
- 57 Replies
- 3127 Views
-
Last post by Addoow
-
- 16 Replies
- 1239 Views
-
Last post by eyes-only
-
- 17 Replies
- 1270 Views
-
Last post by hometown-hottie
-
- 13 Replies
- 1247 Views
-
Last post by Unclebin-
-
- 12 Replies
- 1623 Views
-
Last post by MAD MAC
-
- 1 Replies
- 942 Views
-
Last post by malibu