Idarays Cabdalle iyo Reer Samatar yaa Badan Horta?

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Idarays Cabdalle iyo Reer Samatar yaa Badan Horta?

Post by LiQaaye_TDH »

Idrays Cabdale xagey Degaan Horta?

Reer Samatara halkey degaan?
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Idarays Cabdalle iyo Reer Samatar yaa Badan Horta?

Post by Rightwing »

Idarays Cabdalle reer Somaliland
Reer Samatar reer Ethiopia

Waxaase badan Ormada la yidhaahdo reer Samatar
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Idarays Cabdalle iyo Reer Samatar yaa Badan Horta?

Post by LiQaaye_TDH »

Oo kaalay Maxaad Ku Ogtahay Inay Idrays aanay Deganayn Hawd?

Reer Samatr sowta la yidhi waxey Degaan Waqooyiga Hargeisa ee Xaraf? so maha?
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Idarays Cabdalle iyo Reer Samatar yaa Badan Horta?

Post by Siciid85 »

Rightwing, khalaad :lol: :lol: there you go qabiilo aadan garanayniin baad afka la so galaysa, we settle both in hawd in big numbers and somaliland but not as many as hawd.
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Idarays Cabdalle iyo Reer Samatar yaa Badan Horta?

Post by Rightwing »

LiQaaye_TDH wrote:Oo kaalay Maxaad Ku Ogtahay Inay Idrays aanay Deganayn Hawd?

Reer Samatr sowta la yidhi waxey Degaan Waqooyiga Hargeisa ee Xaraf? so maha?

Reer Samatar
Markii wadanka la soo galay 1990 ayay sida ayaxa soo galeen Hargeisa, Oromo fawqal Oromo. Xitaa Emperior waa iska xabashi. :lol:

Idarayskuse waa reer somaliland iyo hawdba. waxayna ku dhex milmeen Habaryoonista Galbeedka.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Idarays Cabdalle iyo Reer Samatar yaa Badan Horta?

Post by LiQaaye_TDH »

Rightwing wrote:

Gartay :) Laakin Kaalay sow that mean Reer Samatrka aya ka badan, waayo Oromado waa nation Dhane?
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Idarays Cabdalle iyo Reer Samatar yaa Badan Horta?

Post by Siciid85 »

war LiQaaye_TDH, waxan ficnaanlahaydh inaad samaysiid a poll markas banu ogaanlahayn.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Idarays Cabdalle iyo Reer Samatar yaa Badan Horta?

Post by The_Emperior5 »

Kan right wing waxba kama oga reer samatar war reer samatar waligood ba Somaliland wey dagan walina in big Numbers hadanu hargeisa daganaan lahayn ma hargeisan ka soo bixi lahayeen barlamaanka , Ethiopia na waanu dagna in big numbers two

Samatar cabdalle ( Reer Samatar )
Xildiid Samatar
Cigaal xildiid Emperiors clan Reer Somaliland Axmed weynes clan in the somaliland parliament
Faarax xildiid Reer Somaliland
samatar xildiid Reer Ethiopia
Afi xildiid Reer Somaliland
sigate xildiid Reer xaraf somaliland
xawaadle xildiid Reer Ethiopia
hauten xildiid Reer Somaliland
Idleh Samatar Reer Somaliland
ducaale samatar Reer Ethiopia The mayor of xarshin
weid samatar Reer somaliland
xoosh samatar Reer Somaliland
Sicid samatar baha ogaden Reer Kiiniya
gulleed samatar Reer Ethiopia
Last edited by The_Emperior5 on Tue Aug 17, 2010 12:59 pm, edited 2 times in total.
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Idarays Cabdalle iyo Reer Samatar yaa Badan Horta?

Post by Siciid85 »

Idarays Abdalle wa mainly 3 branches who divide further into different sections.

Muuse - Idarays
Siciid - Idarays
Maxamed Idarays (Reer maxamed) my sub clan -
:clap:

The big sections mostly settle in hawd - ethiopia & hargeysa, while the other section mainly settles in saxiil,burco.
Last edited by Siciid85 on Tue Aug 17, 2010 12:55 pm, edited 2 times in total.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Idarays Cabdalle iyo Reer Samatar yaa Badan Horta?

Post by The_Emperior5 »

so rightwing get yoru fact right

5 subclans live in Ethiopia
7 subclans live in somaliland
one subclan live in Kenya
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Idarays Cabdalle iyo Reer Samatar yaa Badan Horta?

Post by Siciid85 »

Interesting.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Idarays Cabdalle iyo Reer Samatar yaa Badan Horta?

Post by LiQaaye_TDH »

Siciid85 wrote:war LiQaaye_TDH, waxan ficnaanlahaydh inaad samaysiid a poll markas banu ogaanlahayn.
Siciid sxb no need for that, it was just as a joke :up:
Runloow101
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 353
Joined: Tue Apr 22, 2008 3:33 am
Location: Ilaahoow adaa weyn.

Re: Idarays Cabdalle iyo Reer Samatar yaa Badan Horta?

Post by Runloow101 »

Siciid85 wrote:Idarays Abdalle wa mainly 3 branches who divide further into different sections.

Muuse - Idarays
Siciid - Idarays
Maxamed Idarays (Reer maxamed) my sub clan -
:clap:

The big sections mostly settle in hawd - ethiopia & hargeysa, while the other section mainly settles in saxiil,burco.

:D :D :D :D :D

Idarays miyaanu ahayn kii Cabdalle Ismaaciil ee afarta xabbo ahaa?

Siciid85, suaal?
Idarays iyo Sacad Yonis kee badan???
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Idarays Cabdalle iyo Reer Samatar yaa Badan Horta?

Post by kaliil »

Runloow101 wrote:[-

The big sections mostly settle in hawd - ethiopia & hargeysa, while the other section mainly settles in saxiil,burco.

:D :D :D :D :D

Idarays miyaanu ahayn kii Cabdalle Ismaaciil ee afarta xabbo ahaa?

Siciid85, suaal?
Idarays iyo Sacad Yonis kee badan???[/quote]

afar xabo inay yihiin maxaad ku ogaatay miyaad soo tirisay?reer samatarna waa imisa xabo?
User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Idarays Cabdalle iyo Reer Samatar yaa Badan Horta?

Post by ToughGong »

weid samatar Reer somaliland
Are sure you'e not of this "knee (Jilib)" Emp

:lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”