Madaxweyne Silaanyo oo Kormeer Kediso ah cagta soo mariyey
Moderator: Moderators
Re: Madaxweyne Silaanyo oo Kormeer Kediso ah cagta soo mariy
SDWO (Hargeisa 17/08/2010) Madaxweyne Silaanyo oo saaka 7dii subaxnimo Kormeer kedisa ah ku soo maray dhawr iyo toban wasaaradood oo ka mid ah 20kii wasaaradood ee uu dhowaan xilalka u magacaabay. Wasaaradaha uu maanta madaxweynahu cagta soo mariyey waxa ka mid ah. Wasaarada Waxbarasahda iyo tacliinta sare, Wasaarada Maaliyada, Wasarada Kaluumaysiga, Wasaarada Xanaanada Xoolaha iyo deegaanka, Wasaarada qorsheynta, wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada, wasaarada arimaha dibada, wasaarada arimha gudaha, wasaarada warfaafinta, wasaarada macdanta iyo biyaha, iyo wakaalada biyaha ee Hargeysa.
Madaxweynaha socdaalkiisa waxa ku wehelinayey, Cheif cabbinet ka madaxtooyada Xirsi, cheif borotolka madaxtooyada Maxamed Cilmi Adan - Ilka Case, Afhayeenka madaxtooyada Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cakuse), Badhasaabka gobolka maroodi jeex(Hargeysa) Axmed Cumar X. Cabdilaahi(Xamarje) iyo taliyaha ciidnka Booliska Maxamed Saqdhi Dubad.
Madaxweynahu wuxuu wasiir walba oo uu ku booqday xafiiskiisa uu ka dhegaystay warbixino ku saabsan wasaaradaha ay masuulka ka yahiin iyo wixii u qabsoomay mudadii yarayd ee gaabnayd ee ay xilka hayeen iyo waxa mustaqbalka dhow u qorsheysan

aka surprise visit to see whos working.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Madaxweyne Silaanyo oo Kormeer Kediso ah cagta soo mariy
AsadSL wrote:aka surprise visit to see whos working.

I hope for their sake none of them were late or playing on the computer when the boss came in

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Madaxweyne Silaanyo oo Kormeer Kediso ah cagta soo mariy
La xowla wa laa quwatta, 7 in the morning????????????
If that was me i'd tell him to come back later today, macaa diigaagi ayaa hurda eh
If that was me i'd tell him to come back later today, macaa diigaagi ayaa hurda eh

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Madaxweyne Silaanyo oo Kormeer Kediso ah cagta soo mariy
it was very early i heard it was in the morning marka wey adkadeyd mala qaar bana shaqada iman
kooxdii daahir rayaale they used to work after qaddada

kooxdii daahir rayaale they used to work after qaddada

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Madaxweyne Silaanyo oo Kormeer Kediso ah cagta soo mariy
^Look at Gabooses office, Cawil sidu meesha uga tagey miyaanad arag?
Even the frame on the wall is hanging the wrong way, meeshu marfish ayeey aheyd
Even the frame on the wall is hanging the wrong way, meeshu marfish ayeey aheyd

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Madaxweyne Silaanyo oo Kormeer Kediso ah cagta soo mariy
Cali_Gaab wrote:^Look at Gabooses office, Cawil sidu meesha uga tagey miyaanad arag?
Even the frame on the wall is hanging the wrong way, meeshu marfish ayeey aheyd

But it looks like shit meesha ciiro house party bu ku dhigan jiray

- Cali_Gaab
- SomaliNet Super
- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Madaxweyne Silaanyo oo Kormeer Kediso ah cagta soo mariy
Haa waa ruuntaa, my bad.
Toloow intee mijin oo miiro ah ayeey Dhaga bacayl ka ga baxday isaga oo xafiiskaasi fadhiya
Toloow intee mijin oo miiro ah ayeey Dhaga bacayl ka ga baxday isaga oo xafiiskaasi fadhiya

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Madaxweyne Silaanyo oo Kormeer Kediso ah cagta soo mariy
war hargeisa miiiradu maba soo gaadho Meesha wa lugu jabbanayn jiray and before that ismacil yare ba dhex fadhiiye jirayCali_Gaab wrote:Haa waa ruuntaa, my bad.
Toloow intee mijin oo miiro ah ayeey Dhaga bacayl ka ga baxday isaga oo xafiiskaasi fadhiya
- Keyse_0208
- SomaliNet Super
- Posts: 9898
- Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
- Location: L D N
- Contact:
Re: Madaxweyne Silaanyo oo Kormeer Kediso ah cagta soo mariy
i was just watching this on universal tv, the reporter made me laugh, he said

"Madax weynaha Jamhuuriyada somaliland Daahir,,een Ahmed siilaanyo, raali ahaada ayaa saaka subaxnimadii"

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 57 Replies
- 3898 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 0 Replies
- 1301 Views
-
Last post by ahmed_gurey
-
- 35 Replies
- 1862 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 59 Replies
- 3917 Views
-
Last post by koohi
-
- 12 Replies
- 870 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 13 Replies
- 1431 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 9 Replies
- 755 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 11 Replies
- 1322 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 4 Replies
- 845 Views
-
Last post by Ceelafweyn
-
- 1 Replies
- 469 Views
-
Last post by Mr_Alfaas