Picture of the day - Xalxalis - Gashaamo

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Picture of the day - Xalxalis - Gashaamo

Post by Siciid85 »

Sawirka Maanta: Horweyn Geel ah oo mayracanaya Haro-garduur gaar ahaan banaano
Sawirka maanta waxaanu idiinku soo gudbinaynaa Horweyn Geel ah oo mayracanaya Haro-garduur gaar ahaan banaano meel ku dhow magaalada Xalxalis. Marka aad maqasho magaca magaalada Xalxalis waxaad isla markiiba xasuusan kartaa heeska uu ku luuqeeyo Fanaanka Cabdi Tahliil Warsame isla markaasina uu hal-abuuray Abwaan Ismaaciil Sheekh Axmed (Cagaf) oo ka mid ahaa ragii bud-dhigay fanka casriga ah ilaahay naxariistiisa jano ha ugu deeqee, waxaa ka mid ahaa baydadka heesta:


Oo kayn xayaabliyo :clap:
Banaanada Xalxaliseed :clap:
Oo xuurta boodada
Xawaaraha la yaabka leh :clap:
Oon orodka xiiqayn
Qaarbaa xaaraamee
Marka aan xagaagiyo :clap:
Xubnahaaga eegoba
Xiisoodayeey xadantoodayeen


Image


SAWIRKA MAANTA EE SHABAKADA CAALAMIGA AH EE OODWEYNENEWS
User avatar
yunis09
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3441
Joined: Thu Feb 19, 2009 1:32 pm

Re: Picture of the day - Xalxalis - Gashaamo

Post by yunis09 »

Reer cawl joint :up:
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Picture of the day - Xalxalis - Gashaamo

Post by Siciid85 »

I.A joint :lol: i remember in 1988 somewhere in xalxalis waxa la keenay muj.axmed miire oo dawacsan can you believe he survived a bullet in his head from the 1988 war against the SNA regime? :shock:
Last edited by Siciid85 on Tue Aug 17, 2010 7:43 pm, edited 1 time in total.
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: Picture of the day - Xalxalis - Gashaamo

Post by HooBariiska »

wallahi caadi maaha :up: :up:

horta gaashaamo waxa degga caynanshe soo maaha?
User avatar
Keyse_0208
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9898
Joined: Thu Apr 10, 2008 11:42 am
Location: L D N
Contact:

Re: Picture of the day - Xalxalis - Gashaamo

Post by Keyse_0208 »

gaashaamo, siciid, whats the population of this place roughly.??

User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Picture of the day - Xalxalis - Gashaamo

Post by Siciid85 »

Timo_Case wrote:wallahi caadi maaha :up: :up:

horta gaashaamo waxa degga caynanshe soo maaha?

are you talking about the magaalo or the gobol? the magaalo is settled by gutaale caynaanshe, the gobol settled by various sub clans of h.y , reer sugalle, baha ismail, reer cawl, muse carre etc.
User avatar
yunis09
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3441
Joined: Thu Feb 19, 2009 1:32 pm

Re: Picture of the day - Xalxalis - Gashaamo

Post by yunis09 »

Keyse_0208 wrote:gaashaamo, siciid, whats the population of this place roughly.??

1k gutaales and 30k camels plus riyo iyo lax
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Picture of the day - Xalxalis - Gashaamo

Post by Siciid85 »

Keyse_0208, the capital gashaamo is home to about 10-13k residents mostly pastoralists it has grown i haven't seen a map of that place since 2004- i am waiting for the updated map of that place as of 2010, the region though has a population of 125,885.


Based on figures published by the Central Statistical Agency in 2005, this woreda has an estimated total population of 125,885, of whom 57,700 were males and 68,185 were females; 7,805 or 8.68% of its population are urban dwellers, which is less than the Zone average of 22.3%. Information is not available on the area of Misraq Gashamo, so its population density cannot be calculated.[2] This woreda is primarily inhabited by the Habar Yoonis, one of the Isaaq clans of the Somali people.
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: Picture of the day - Xalxalis - Gashaamo

Post by HooBariiska »

lool gartay siciid,

funny story that video keyse meesha soo dhigi, waxa soo duubay mid saxiib nahay,togdheer tiger :up:
habeen iyo maalin walba gaashaamo ayuu ka sheekeeyaa, thats why i thought it was reer sugule deegaan
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Picture of the day - Xalxalis - Gashaamo

Post by Cali_Gaab »

Ileen halkan ayaad ku wada nasaneysaan :lol: :lol:
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: Picture of the day - Xalxalis - Gashaamo

Post by HooBariiska »

Cali_Gaab wrote:Ileen halkan ayaad ku wada nasaneysaan :lol: :lol:
haa inadeer, hal reer sugule ah ayaanu maalaynee, bal adna hadhuub soo qaado :lol: :lol:
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: Picture of the day - Xalxalis - Gashaamo

Post by HooBariiska »

siciid mise hasha I.A ayaa lahaa :D
User avatar
yunis09
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3441
Joined: Thu Feb 19, 2009 1:32 pm

Re: Picture of the day - Xalxalis - Gashaamo

Post by yunis09 »

Timo inadeer ma baha Ismail baa tahay sida siciid?
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Picture of the day - Xalxalis - Gashaamo

Post by Siciid85 »

:lol: :lol: togdheer_Tiger, use to be part of somalinet forums under the name reer burco or hanad maxamed he was one of the few reer sugalles in this joint alongside another chick which use to go by the name Godness. :|
Last edited by Siciid85 on Tue Aug 17, 2010 8:01 pm, edited 1 time in total.
User avatar
HooBariiska
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7692
Joined: Thu Apr 08, 2004 7:00 pm
Location: In My Ardaaa - Ballin' & Haasaawin'

Re: Picture of the day - Xalxalis - Gashaamo

Post by HooBariiska »

yunis09 wrote:Timo inadeer ma baha Ismail baa tahay sida siciid?
isaxaaq carre sxb
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”