Abwanki waynaa ee Isargoof wuxu yidhi
In aay gaagaabo taliyaan, fardo gaagufsiiyaan, golahaa nagu af qaadaan geyigaa lamaa malaynan galaabtaasee laa hayaa
alay lehe mantaa la hayaa in uu raganimo sheegto laangaabkii aan gumaysan jirey
Hortaa Reerka Muuse Abokor waa reer noocee ah?
Muuse abokor 50 sano ka hor wuxu ahaa sideed nin oo buurahaa degaa,
waxay ahayeen 4 beeyada dameerahaa ku guraa buuriganaa cunaa ka dibnaa wasaa dameerahaa
4 riyo dhaqdaa oo dhogor leh oo aan dad ilahay abuuray uu midaab eekayn Subxaan
waxan maqli jirey biciidow bawdaa nayle marku buurahaa koraayo markuu beeyada jafaayo markuu buurigaa cunaayo Futadaa baal baa ka taagaan.
Reerkan yar ee langaab ka ahii waa cadaan in ay dameerahaa wasiijireen iyo riyahaa
Beribaa mid laangaab reer yoonis oo beeyadaa gurtaa ku soo noqday reerahii markaas buu guursadey wuxu ku heesay
Alla dumarku macaanaa, macaanaa ma malabaa mawaxan rag dhabijirey anaa dameer kaa saaraa (wuxu kaa wada anaa dameer wasijer)
Reer kan laa baxay Biciide ma dhamaa 50yrs in tay soo degeen degaankaa la baxay Garadag, ceelafweyn.
waxan idinkaa sheekaynaayaa kel medaa hal hayskaa noqotay ee la baxaday Biciidow bawda nayle
biciide wuxu laa soo degey sacad yoonis, sii fiicaan baa loo dejiyeey reerka biciide waxa laa siiyeey xolo hablo waxan lagaa celiyeey dhulbahantee oo damcay in aay baadaan muuse abokorkaa in kasto ay mid biciidaha kaa mid ah dhulbahantuhu ku guursadey meesha laa baxaday garadag. laakiinse dhulbahante waxa kaa soo manta jiyeey Sacad yoonis.
Markii ay mudo joogeen waxay bilaabeen qolaadii laangaabka ahayd ee biciide in ay is xariifiyaan waxaynaa isku doonteen sacad yoonis.
Sacad Yoonis intu afar';afar isugu xidhxidhay oo bawdadaa yar ku wadaa dheegeen biciide bay laa laadiyeen> waa halkaa goobtaa ay ku soo baxday biciidow bawdaa nayle.
Caaqiilkii Biciide uu faamaayeey kakalee biciide waa tu lahaa dhaaxaan magaan iyo ahaa midhadhka reer iidle mansha alle habar yoonis ban meel kaa soo galay marwo hooyadaybaa ahayd midhahaa reer nuux> Mansha alle guribaan dego geelaa ii dheer mansha alle gaajadii xumayd way hadho gaawee buuxsaday, waar shaw gobanimo intaa ii jirtaan garaan laa aan.
Is argoof wuxu yidh
Geedigaaa biciidow in taad gubaan uu guurayso gobkaa an laa goyn iyo in taad qudhac garaacayso amaa aad naftaada uu gubay waxargaraacdeedaa iga walanad golee kaa faanayn
Ceesaanta rightwing waxan odhan hadii aad nin ragaa tahay lamaa sheegto ragaa libtiisaa, Ma hadad uu daray oo tidhi goobtaa qoodhaa taag labaxady biciidaa naleye axmed ku xansuuqay?!

Khaliil
"Saalax Ma laydiray"love iyo khamaar waa horay dhawr nin kiciyeen
dheel dheel adaa lacag ku helaa tanisee kaa dheer
Waxaba dhaxanta iyo haygaa dedin dharaab arooryaad
anba dhawr bustaan leyaho dhag isku siiyaa ee
dhan uu joogso waxan doonayaa in aan ku dhaafaa
Khaliilow Sacad Yoonis dufaac kagamaa baahnaa >Sacad Yoonis isku filaan
Khaliil wuxu dhahay wuxu kaa soo jeedaa jifadaa qudhaa ee Habar Yoonis kaa tirsan ee Reer Sugulee geelka dhacday (tolow jifadaasu waa tumaa)
Gormaysee Habar Yoonis Geel kala dhacday.
Sido kale wuxu dhahay reer Sugulee 40 sano ka hor Sacad yoonis gumaysanayseey! Xagee baas oo reer sugule iyo Sacad Yoonis iskaa soo gaadhaan? maa jirto cadaawada uu dhaxaysaa reer sugulee iyo Sacad Yoonis at all. Sido kale ma jirto Habar Yoonis cadaawada isu qabtaa.
khaliilow waxan ku odhan lahaa hadii aad nin ragaa tahy waxa ragaa lala hadlaa markaa aanay raga kalee is hayn waxad ku soo hoos gabanaysaan Habar xabuush.
Run ahaantii man aqaano Khaliil ciduu Hy ka yahay. laakiinse isagaa sheekadiisu waa igaa xidhantahay.
Khalid Cali
Wiilka yar ee khalid Cali waxan odhan lahaa igu salaan odaygagii Mr. Djsomali
waxan intaa kugu darayaa heesii abwan Cabdi Godane
Wad gudaa qadh muunaatee orodoo girgiree shido in uu aqaalku gaawiyo in laguugu soo galo
waxa ino socdaa casharkii loo dhigaayeey ceesaanta rightwing iyo Habar xabuusheed oo dhan.
cidii waxa isku haysaa halkan haa ku dhaafeen waa ino iyo berito hadaayaa Sacad Yoonis V Muuse abokor langaab
waxan ahayn mushquul intaa badan wayo shaqo aad uu badan ban busy ku ahay