Alshabaab cut of the tongue of a young man.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Alshabaab cut of the tongue of a young man.

Post by The_Emperior5 »

Image

Al-Shabaab oo Carabka Ka Jaray Wiil Dhalin Yara ah
Wiil dhalinyaro ah oo ay carabka ka jareen kooxda Al-Shabaab islamarkaana lagu magacaabo Axmed Cali Shuuke ayaa waxaa ay qaraabadiisu saxaafadda ugu soo bandhigeen magaalada Muqdisho.

Shuuke ayaa la sheegay in kooxda Shabaab ka afduubtay magaalada Muqdisho isagoo gaari dameer ku shaqeysanaya, waxaana ay la tageen dhankaasi iyo Suuqa Bakaaraha halkaasoo carabka ay kaga soo jareen.

Qaraabada Shuuke ayaa sheegay in uu iminka cuntada ku qaato tubo (faleebo) islamarkaana uu ka cabanayo xanuun saa`id ah oo dhanka carabka ah.


Gabi ahaan hadalka ayuu gabay Shuuke, maadaama carabkiisa laga jaray halka hoose ee uu kasoo dhashay.

Ciqaabtan loo geystay Shuuke ayay qoyskiisu sheegayaan in Shabaab u cuskadeen in uu qaraabo la yahay shakhsiyaad ka tirsan dowladda.

Horay ayay kooxda Shabaab ugu keceen falal guracan oo ka dhan ah bini`aadamnimada, kuwaasoo ay ka mid yihiin adimada oo ay ka jaraan dadka islamarkaana suraan tabeelayaasha wadooyinka si ay ugu cabsi galiyaan shacabka.
User avatar
Jamac_Yare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6098
Joined: Wed Sep 17, 2008 6:18 pm
Location: Finding Teeth for the Toothless Faqash Kambuli

Re: Alshabaab cut of the tongue of a young man.

Post by Jamac_Yare »

waar ninka Fiin weyn baa Carabka ka soo baxaay
waxba la ka ma jarin waa fiin kii waxaas ka muuqda
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”