Garaad Abshir Garaad salax Ready to talk to Somaliland
Moderator: Moderators
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Garaad Abshir Garaad salax Ready to talk to Somaliland
its on jidbaale.com can some one post it
- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Garaad Abshir Garaad salax Ready to talk to Somaliland
Beesha Guuleed Garaad (Barkad )Oo Wadahadal La Bilaabaysa Maamulka Hargeysa
Written by Jidbaale.com
Thursday, 19 August 2010 05:11
Xamar-Lagu-Xidh(Jidbaale.com):-Sida aanu ka soo xiganay Kayse Cali Jaamac Xoosh oo haatan ku sugan magaalada Xamarlagu xidh ee gobolka Cayn waxaa halkaasi ka socda shir loogu gogo;l xaadhayo sidii beesha Guuleed Garaad (Barkad) ay wadahadal ula gali lahayd maamulka Siilaanyo.
Xoosh wuxuu sheegay in xubno ka soo jeeda beesha Barkad oo dhaqaale xoogan wata laga soo kala diray magaalooyinka Hargeysa iyo Boosaaso sidii ay beesha Barkad ugu qancin lahaayeen in ay wada xaajood la galaan maamulka uu haatan hogaamiyo danbiile dagaal Siilaanyo , waxaana raggaas ka mid ah Faarax Sugaal, Ismaaciil Axmed Dayib, Shucayb, Maxmed Jaamac Caraale oo isagu ka mid ah ganacsade Boosaaso laga soo diray.
Waxaana ay xubnahani Garoowe ka soo kaxeeyeen sida uu shegay Kayse Cali Jaamac Xoosh Garaad Abshir Saalax si uu wadahadalka hormuud uga noqdo, iyada oo haatan sida uu sheegay Kayse Cali Jaamac Xoosh wadahadlaku uu u dhaw yahay in laysku raaco in beesha Barkad wadahadal gooniya la gasho maamulka SNM ee uu hogaamiyo Dhiigyacab Siilaanyo.
Wuxuuna intaasi ku daray Xoosh in odayaal dhaqaale lagu qarqiyey laysugu keenay goobta iyada oo deegaanka beesha magaalo kasta 5 oday laga keenay la yidhi u codeeya in aynu widhwidh nabad ama colaad mid ku doorano, odayaashuna qorshaha ay wataan xubnahaani u codeynayaan iyaga oo aan aqoon u lahayn qorshaha ka danbeeya.
Garaad Abshir ayaa isaguna qorshahan u guuxay isaga oo sheegay in ay diyaar u yihiin in ay wadahadal ;la galaan jabhadda SNM sida uu sheegay Xoosh, wuxuuna Garaad Abshir sheegay in aanay dhulbahante weyne u daba fadhiisanayn xaaladda widhwidh ee ay wadahadal la galayaan Siilaanyo.
Kayse Cali Jaamac Xoosh ayaa waxa uu sheegay in Beesha Barkad ay ka tirsan tahay beelweynta Dhulbahante isla markaana aysan shacabku ku qanacsanayn qorshahan ay wadaan xubnaha doonayo in shirqool loo dhigo beesha Barkad, wuxuuna sheegay in arrimaha Siyaasadda iyo wada xaajoodka ay Dhulbahante weyne kala mid yihiin, wixii intaa ka soo soka marana aanay marnaba qaadan doonin.
Dhinaca kale ilo xog-ogaal ah oo iyaguna goobta ku sugan ayaa xaqiijiyey in ay xidhiidh la soo sameeyeen Xamar lagu xidhay Siilaanyo iyo C/samad Cali Shire oo labadooduba ku booriyey beesha Barkad in ay iska dhaafaan SSC oo ay toos wadahadal ku saabsan widhwidh u galaan.
Waxaanay ilaahi sheegeen in xubnaha ololahan wada oo u badan wadaado xataa gaadhsiiyeen arrinka sidii ay ugu qancin lahaayeen odayaasha Barkad in Aadan Madoobe iyo Yeesif(Habarjeclo) Iyo Barkad (Dhulbahante) xidhiidh gooniya uu ka dhexeeyo oo laysku riixo.
Waxaana arrimahan ay salka ku hayaan dadaal aywadaan xubno haatan horgalo cusub noqday oo h ore wadaado u ahaa oo ay ka mid yihiin C/risaaq Dawdar , Cismaan Garaad Soofe iyo Atash ninka lagu magacaabo oo wasiiro haatan ka ah golaha SNM, dedaalkaas oo ay ku doonayan in ay wadahadal u furan malayshiyadda SNM iyo wixii ay ka helaan beesha Dhulbahante iyaga oo qoys qoys iyo jilib jilib u abbaaraya si ay u wiiqaan midnnimada beesha SSC, arrintii Xadhadhankuna ahayd bilow.
Waxaana haatan ololaha badhtamaha kaga jira xubno u badan wadaadada Dhulbahante oo iyagu haatan hormuud ka ah arrinta Xamar Lagu-xidh ka socota.
Haddaba waxa ay isweydiintu tahay, Beesha Barkad wadahadal kaligeed malagali doontaa Maamulka Dhiigyacab Siilaanyo oo la ogaa hore wuxuu xasuuq uga gaytsay deegaanka Dhulbahante intuu uu hore u hayey maamulka malayshiyada SNM?.
Jidbaale.com@gmail.com

Somaliland so far has Garaad cabdirashid garaad ismacil on their side
Garaad cabdulahi soofe of buhoodle is willing to talk he allready did
Caaqil xaji maxamud cumar camay
And now garaad abshir garaad salax the most anti somaliland garaad wants to talk
Garaad cabdulahi soofe of buhoodle is willing to talk he allready did
Caaqil xaji maxamud cumar camay
And now garaad abshir garaad salax the most anti somaliland garaad wants to talk

Re: Garaad Abshir Garaad salax Ready to talk to Somaliland
The_Emperior5 wrote:Somaliland so far has Garaad cabdirashid garaad ismacil on their side

- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland

war kaas maanu aheyn abshir garad salax...kaasi niyow waxba ka si ah ....

by the way magaalada Xamarlagu xidh

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Garaad Abshir Garaad salax Ready to talk to Somaliland
haa wa odayga reer hargeysu ahaan jiray xiligi faqashta
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Garaad Abshir Garaad salax Ready to talk to Somaliland
haa good to know that....let us welcome him back wuu yara kacee odaygu bahashi ba kasoo dhamaate...The_Emperior5 wrote:haa wa odayga reer hargeysu ahaan jiray xiligi faqashta

Re: Garaad Abshir Garaad salax Ready to talk to Somaliland
Ninkan arimaha reer bari kama daalo.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Garaad Abshir Garaad salax Ready to talk to Somaliland
There is no such thing as arimo reer bari ama arimo reer galbeedAsadSL wrote:Ninkan arimaha reer bari kama daalo.
there is only arimo somaliland
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Garaad Abshir Garaad salax Ready to talk to Somaliland
khalid ali wrote:There is no such thing as arimo reer bari ama arimo reer galbeedAsadSL wrote:Ninkan arimaha reer bari kama daalo.
there is only arimo somaliland

Re: Garaad Abshir Garaad salax Ready to talk to Somaliland
been abuur weye warkani 

- The_Emperior5
- SomaliNet Super
- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Garaad Abshir Garaad salax Ready to talk to Somaliland
Malukumawd laakin jidbaala qortay eeh if afnugaal qorii lahayd i would think so to maybe wa biased laakin its the most hardcore ssc website jidbaale somaha
Re: Garaad Abshir Garaad salax Ready to talk to Somaliland
Thats my cousin, He lives in Garowe and Stockholm, Sweden.
Re: Garaad Abshir Garaad salax Ready to talk to Somaliland
Waryaa Executive i heard beesha Guleed Garaad wants talks with somaliland.
http://jidbaale.com/index.php?option=co ... -af-somali

http://jidbaale.com/index.php?option=co ... -af-somali
Re: Garaad Abshir Garaad salax Ready to talk to Somaliland
beesha guleed garaad are not happy with these news. walle odigu sidu maalinba beesha bohol uga talaabsanayeey buu ugu dambeystid igu jer iska tuurayExecutive wrote:Thats my cousin, He lives in Garowe and Stockholm, Sweden.

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 944 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 1 Replies
- 712 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 0 Replies
- 235 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 2 Replies
- 446 Views
-
Last post by KacdoonSool
-
- 18 Replies
- 1481 Views
-
Last post by Nubis
-
- 4 Replies
- 598 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 7 Replies
- 775 Views
-
Last post by udun
-
- 4 Replies
- 464 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 8 Replies
- 4829 Views
-
Last post by EEGA9
-
- 16 Replies
- 3821 Views
-
Last post by abdalla11