Gacanyare

Moderator: Moderators
khalid ali wrote:For ayub is there a subclan they prefer markay noqoto isaaaqa horta reero aad reero ka so dhaweysatan may jiraan
Gacanyare
waar aadan madoobaanu aad u taageerno wakuwa noo qabtay....hadanu curadka nahay wa isku kaaya mid belaha duriyadu.khalid ali wrote:maya dee may jirta reero iidoorka aad ka jeceshihin reerahah kale mise wuxu ba wa isugkiin mid
Mudane Alfaas Hadaan Nahay Beesha Adan Madoobe, waxaan Raali gelin buuxda Ka siinayna Beesha Ayuub sido Madaxweynaho uu Galay, Laakin waxaan Balan qaadeyna Madaama aan Dadka dhergin karayn, insha allah Wasiir Heavywight ah aya la inii diyaarinya! Haddi aan la inaga Dhiginba Mayorka HargeisaMr_Alfaas wrote:waar aadan madoobaanu aad u taageerno wakuwa noo qabtay....hadanu curadka nahay wa isku kaaya mid belaha duriyadu.khalid ali wrote:maya dee may jirta reero iidoorka aad ka jeceshihin reerahah kale mise wuxu ba wa isugkiin mid
![]()
haa hadal sharafeeyd weeyi arinkaasi.LiQaaye_TDH wrote:Alfaas Beelweynta Ayuub uun keliya maaha... Waxaana Xaq Badani ka Maqanyahay Arap, Toljec lo iyo Qaar kale oo Badan.. Madaama aanay Dowladani ina wada deeqayn, sidaad sheegtay waxaan sugayna Shaqooyinka Haayada Hoose
sxb H.A iyo ayub ha isku khaldin each has his own umbrella .....Siciid85 wrote:^^^ wa ruunta they use to be part of H.A umbrella.
hargaysaay wrote:so sxb there was never a HA umbarrela, but yes ayuub alid them selfs to HA specialy sacad muse
AYub niman rag ah