Page 1 of 2
Question for Ayub
Posted: Thu Aug 19, 2010 3:29 pm
by Khalid Ali
For ayub is there a subclan they prefer markay noqoto isaaaqa horta reero aad reero ka so dhaweysatan may jiraan
Gacanyare

Re: Question for Ayub
Posted: Thu Aug 19, 2010 3:31 pm
by Mr_Alfaas
khalid ali wrote:For ayub is there a subclan they prefer markay noqoto isaaaqa horta reero aad reero ka so dhaweysatan may jiraan
Gacanyare

didnt get your question......war khaalid dee somaliga maxa kaa heley.....ma empr ba ku shaqo tagay..
Suldaan empr waxbu hagaajin jirey adu inta waxbad faqfaqaysa...

Re: Question for Ayub
Posted: Thu Aug 19, 2010 3:32 pm
by Khalid Ali
maya dee may jirta reero iidoorka aad ka jeceshihin reerahah kale mise wuxu ba wa isugkiin mid
Re: Question for Ayub
Posted: Thu Aug 19, 2010 3:35 pm
by Mr_Alfaas
khalid ali wrote:maya dee may jirta reero iidoorka aad ka jeceshihin reerahah kale mise wuxu ba wa isugkiin mid
waar aadan madoobaanu aad u taageerno wakuwa noo qabtay....hadanu curadka nahay wa isku kaaya mid belaha duriyadu.

Re: Question for Ayub
Posted: Thu Aug 19, 2010 3:51 pm
by LiQaaye_TDH
Mr_Alfaas wrote:khalid ali wrote:maya dee may jirta reero iidoorka aad ka jeceshihin reerahah kale mise wuxu ba wa isugkiin mid
waar aadan madoobaanu aad u taageerno wakuwa noo qabtay....hadanu curadka nahay wa isku kaaya mid belaha duriyadu.

Mudane Alfaas Hadaan Nahay Beesha Adan Madoobe, waxaan Raali gelin buuxda Ka siinayna Beesha Ayuub sido Madaxweynaho uu Galay, Laakin waxaan Balan qaadeyna Madaama aan Dadka dhergin karayn, insha allah Wasiir Heavywight ah aya la inii diyaarinya! Haddi aan la inaga Dhiginba Mayorka Hargeisa

Re: Question for Ayub
Posted: Thu Aug 19, 2010 3:54 pm
by Mr_Alfaas
Re: Question for Ayub
Posted: Thu Aug 19, 2010 3:59 pm
by LiQaaye_TDH
Alfaas Beelweynta Ayuub uun keliya maaha... Waxaana Xaq Badani ka Maqanyahay Arap, Toljec lo iyo Qaar kale oo Badan.. Madaama aanay Dowladani ina wada deeqayn, sidaad sheegtay waxaan sugayna Shaqooyinka Haayada Hoose

Re: Question for Ayub
Posted: Thu Aug 19, 2010 4:04 pm
by Mr_Alfaas
LiQaaye_TDH wrote:Alfaas Beelweynta Ayuub uun keliya maaha... Waxaana Xaq Badani ka Maqanyahay Arap, Toljec lo iyo Qaar kale oo Badan.. Madaama aanay Dowladani ina wada deeqayn, sidaad sheegtay waxaan sugayna Shaqooyinka Haayada Hoose

haa hadal sharafeeyd weeyi arinkaasi.

waanu taageersan nahay Xukuumada Siilaanyo

Re: Question for Ayub
Posted: Sat Aug 21, 2010 7:28 am
by hargaysaay
ayuub waxa tolnimo jaarnimo is dhexgal intaba u dhaw sacad muse that is fact
Re: Question for Ayub
Posted: Sat Aug 21, 2010 9:12 am
by Siciid85
^^^ wa ruunta they use to be part of H.A umbrella.
Re: Question for Ayub
Posted: Sat Aug 21, 2010 9:57 am
by hargaysaay
so sxb there was never a HA umbarrela, but yes ayuub alid them selfs to HA specialy sacad muse
Re: Question for Ayub
Posted: Sat Aug 21, 2010 11:22 am
by The_Emperior5
AYub niman rag ah

Re: Question for Ayub
Posted: Sat Aug 21, 2010 5:09 pm
by Mr_Alfaas
Siciid85 wrote:^^^ wa ruunta they use to be part of H.A umbrella.
sxb H.A iyo ayub ha isku khaldin each has his own umbrella .....

Re: Question for Ayub
Posted: Sat Aug 21, 2010 5:11 pm
by Mr_Alfaas
hargaysaay wrote:so sxb there was never a HA umbarrela, but yes ayuub alid them selfs to HA specialy sacad muse
EMPR
AYub niman rag ah


......H.A................The royal Family

Re: Question for Ayub
Posted: Sat Aug 21, 2010 10:48 pm
by Copy.&.Paste
Just checking . I know there is tribe called Arab, Isaaq.
Is Ayub a different spelling for Arab. Or are they different tribes?
So is Ayub = Arab?