
Xagaafka mara Buq Dhabiijo oo aan hogoshii ugu dambayseey roobkii gugu aanu helin, Xudun district.

Geel daaqaya Laan Qudhac dheer, Xudun district.

Buurta Shiilamadow dusheeda. Sawirkan waxaa dultaagnayd Garanuug buurta laakiin ma soo saarin waqti oo fiidnimo u janjeedhey, Taleex district.

Adhi daaqaya Bilciley.

Reer geel maalaya, aaga Karin Lacayin, Xudun district.

Reer meesha yaal iyo dhiil caano nalooku soo lisay, Jirar, Taleex district.