Page 1 of 1

More Sool / South Sanaag Images

Posted: Thu Aug 19, 2010 5:56 pm
by udun
Image

Xagaafka mara Buq Dhabiijo oo aan hogoshii ugu dambayseey roobkii gugu aanu helin, Xudun district.

Image

Geel daaqaya Laan Qudhac dheer, Xudun district.

Image

Buurta Shiilamadow dusheeda. Sawirkan waxaa dultaagnayd Garanuug buurta laakiin ma soo saarin waqti oo fiidnimo u janjeedhey, Taleex district.

Image

Adhi daaqaya Bilciley.

Image

Reer geel maalaya, aaga Karin Lacayin, Xudun district.

Image

Reer meesha yaal iyo dhiil caano nalooku soo lisay, Jirar, Taleex district.

Re: More Sool / South Sanaag Images

Posted: Thu Aug 19, 2010 7:24 pm
by Keyse_0208
Very nice photos udun, waa real traditional images :up: . ma haysaa magaalooyinka dhexdooda sawiradoodii..?

Image

Re: More Sool / South Sanaag Images

Posted: Fri Aug 20, 2010 3:55 am
by udun
I showed one Awrboogays image earlier. You can view it.