More Sool / South Sanaag Images
Posted: Thu Aug 19, 2010 6:04 pm

Adhi iyo awr daaqaysa Jir Judhac, Taleex district.

Adhi daaqaya Jirar.

Dooxada Xudun

Adhi daaqaya cariska Awrboogayseed oo ka diday gaadhiga.

Dhaban oo aanu roobku si fiican u helin, Xudun district.