Rightwing

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Rightwing

Post by Goljano Lion »

sowdigan ciyaalkii qaaq kaga siiyey,
waar waxaan maqaly odaygii Cismaan Badawi xayraan Anti-Somaliland buu soo baxay.
tolow weli islaantiisi Norwegianka ahayd waati bugtee may dhimatay mise wey nooshahay
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Rightwing

Post by Rightwing »

Goljano Lion wrote:sowdigan ciyaalkii qaaq kaga siiyey,

Recently, I become the most hated member here :lol:

Siciid wuu ku sanifayaa hadaad qof HY ah is qabataan :lol:
Runloow hadaad adan madoobe wax ka sheegto isna is nacde
emperior isna hadaad adan madoobe wax ka sheegto isna is nacde
Generalsnm, Hadaad every thread mention-garayn weydid reer daahir"Libaax" isna is nacde
BOHOL isagu waa xoolo and should be slaughtered or killed immediately.

Cismaan Badawi wuxuu u ololeeysaa NSUM koox la yidhaahdo oo pro Puntland ah. Haa weli wuu qabaa Islaantii Noregionka ahayd, wuxuuna pensioka ku qaataa Geneva.
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Rightwing

Post by Goljano Lion »

Rightwing wrote:
Goljano Lion wrote:sowdigan ciyaalkii qaaq kaga siiyey,
waar waxaan maqaly odaygii Cismaan Badawi xayraan Anti-Somaliland buu soo baxay.
tolow weli islaantiisi Norwegianka ahayd waati bugtee may dhimatay mise wey nooshahay

Recently, I become the most hated member here :lol:

Siciid wuu ku sanifayaa hadaad qof HY ah is qabataan :lol:
Runloow hadaad adan madoobe wax ka sheegto isna is nacde
emperior isna hadaad adan madoobe wax ka sheegto isna is nacde
Generalsnm, Hadaad every thread mention-garayn weydid reer daahir"Libaax" isna is nacde
BOHOL isagu waa xoolo and should be slaughtered or killed immediately.

Cismaan Badawi wuxuu u ololeeysaa NSUM koox la yidhaahdo oo pro Puntland ah. Haa weli wuu qabaa Islaantii Noregionka ahayd, wuxuuna pensioka ku qaataa Geneva.

:clap: :lol: :lol: :lol: waar good night
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Rightwing

Post by Rightwing »

Goljano Lion wrote:

Emperior the adopted child :lol:

Good night
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Rightwing

Post by kaliil »

Rightwing wrote:[
Recently, I become the most hated member here :lol:

Siciid wuu ku sanifayaa hadaad qof HY ah is qabataan :lol:
Runloow hadaad adan madoobe wax ka sheegto isna is nacde
emperior isna hadaad adan madoobe wax ka sheegto isna is nacde
Generalsnm, Hadaad every thread mention-garayn weydid reer daahir"Libaax" isna is nacde
BOHOL isagu waa xoolo and should be slaughtered or killed immediately.

Cismaan Badawi wuxuu u ololeeysaa NSUM koox la yidhaahdo oo pro Puntland ah. Haa weli wuu qabaa Islaantii Noregionka ahayd, wuxuuna pensioka ku qaataa Geneva.
Rightwing, ileen haddaad seefta galka kala baxdo dadka waad dhamaysaa :lol: .Dadka mid mid ayaa loo karbaashaa laakiin adigu hal mar ayaad dhamaantood isu martay. Markaad mid cashar u dhigto xoogaa baa la sugaa intaanad ka kale u gudbin, Haddii kale sidan hadda kugu dhacday oo kale ayay sida cayayaanka kugusoo ururayaan oo ku wareerinayaan.
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Rightwing

Post by Rightwing »

kaliil

Inaadeer taladaas ayaa iseegtay show. sidii yamyama qadaadweyn ayay igu xoomeen. :lol:
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Rightwing

Post by kaliil »

LOOOL, Haa walle way kugu xoomeen. Ciyaalka somalinet chance kan oo kale way ka faaidaystaan. Waa Ramadaane waxba haku danbaabin kuwan, haddaad doonto ciida kadib karbaash laakiin hadda bil barakaysan ayaynu ku jirnaaye iska cibaadayso oo kuwan ha isku wareerin.
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Rightwing

Post by Rightwing »

kaliil wrote:LOOOL, Haa walle way kugu xoomeen. Ciyaalka somalinet chance kan oo kale way ka faaidaystaan. Waa Ramadaane waxba haku danbaabin kuwan, haddaad doonto ciida kadib karbaash laakiin hadda bil barakaysan ayaynu ku jirnaaye iska cibaadayso oo kuwan ha isku wareerin.

Waa runtaa runtaa waa bishii la ducaysan jiray. Ilaahow na saamax.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”