Page 1 of 1
Rightwing
Posted: Sat Aug 21, 2010 1:30 am
by Goljano Lion
sowdigan ciyaalkii qaaq kaga siiyey,
waar waxaan maqaly odaygii Cismaan Badawi xayraan Anti-Somaliland buu soo baxay.
tolow weli islaantiisi Norwegianka ahayd waati bugtee may dhimatay mise wey nooshahay
Re: Rightwing
Posted: Sat Aug 21, 2010 1:48 am
by Rightwing
Goljano Lion wrote:sowdigan ciyaalkii qaaq kaga siiyey,
waar waxaan maqaly odaygii Cismaan Badawi xayraan Anti-Somaliland buu soo baxay.
tolow weli islaantiisi Norwegianka ahayd waati bugtee may dhimatay mise wey nooshahay
Recently, I become the most hated member here
Siciid wuu ku sanifayaa hadaad qof HY ah is qabataan
Runloow hadaad adan madoobe wax ka sheegto isna is nacde
emperior isna hadaad adan madoobe wax ka sheegto isna is nacde
Generalsnm, Hadaad every thread mention-garayn weydid reer daahir"Libaax" isna is nacde
BOHOL isagu waa xoolo and should be slaughtered or killed immediately.
Cismaan Badawi wuxuu u ololeeysaa NSUM koox la yidhaahdo oo pro Puntland ah. Haa weli wuu qabaa Islaantii Noregionka ahayd, wuxuuna pensioka ku qaataa Geneva.
Re: Rightwing
Posted: Sat Aug 21, 2010 1:52 am
by Goljano Lion
Rightwing wrote:Goljano Lion wrote:sowdigan ciyaalkii qaaq kaga siiyey,
waar waxaan maqaly odaygii Cismaan Badawi xayraan Anti-Somaliland buu soo baxay.
tolow weli islaantiisi Norwegianka ahayd waati bugtee may dhimatay mise wey nooshahay
Recently, I become the most hated member here
Siciid wuu ku sanifayaa hadaad qof HY ah is qabataan
Runloow hadaad adan madoobe wax ka sheegto isna is nacde
emperior isna hadaad adan madoobe wax ka sheegto isna is nacde
Generalsnm, Hadaad every thread mention-garayn weydid reer daahir"Libaax" isna is nacde
BOHOL isagu waa xoolo and should be slaughtered or killed immediately.
Cismaan Badawi wuxuu u ololeeysaa NSUM koox la yidhaahdo oo pro Puntland ah. Haa weli wuu qabaa Islaantii Noregionka ahayd, wuxuuna pensioka ku qaataa Geneva.

waar good night
Re: Rightwing
Posted: Sat Aug 21, 2010 1:54 am
by Rightwing
Goljano Lion wrote:Rightwing wrote:Goljano Lion wrote:sowdigan ciyaalkii qaaq kaga siiyey,
waar waxaan maqaly odaygii Cismaan Badawi xayraan Anti-Somaliland buu soo baxay.
tolow weli islaantiisi Norwegianka ahayd waati bugtee may dhimatay mise wey nooshahay
Recently, I become the most hated member here
Siciid wuu ku sanifayaa hadaad qof HY ah is qabataan
Runloow hadaad adan madoobe wax ka sheegto isna is nacde
emperior isna hadaad adan madoobe wax ka sheegto isna is nacde
Generalsnm, Hadaad every thread mention-garayn weydid reer daahir"Libaax" isna is nacde
BOHOL isagu waa xoolo and should be slaughtered or killed immediately.
Cismaan Badawi wuxuu u ololeeysaa NSUM koox la yidhaahdo oo pro Puntland ah. Haa weli wuu qabaa Islaantii Noregionka ahayd, wuxuuna pensioka ku qaataa Geneva.

waar good night
Emperior the adopted child
Good night
Re: Rightwing
Posted: Sat Aug 21, 2010 2:01 am
by kaliil
Rightwing wrote:[
Recently, I become the most hated member here
Siciid wuu ku sanifayaa hadaad qof HY ah is qabataan
Runloow hadaad adan madoobe wax ka sheegto isna is nacde
emperior isna hadaad adan madoobe wax ka sheegto isna is nacde
Generalsnm, Hadaad every thread mention-garayn weydid reer daahir"Libaax" isna is nacde
BOHOL isagu waa xoolo and should be slaughtered or killed immediately.
Cismaan Badawi wuxuu u ololeeysaa NSUM koox la yidhaahdo oo pro Puntland ah. Haa weli wuu qabaa Islaantii Noregionka ahayd, wuxuuna pensioka ku qaataa Geneva.
Rightwing, ileen haddaad seefta galka kala baxdo dadka waad dhamaysaa

.Dadka mid mid ayaa loo karbaashaa laakiin adigu hal mar ayaad dhamaantood isu martay. Markaad mid cashar u dhigto xoogaa baa la sugaa intaanad ka kale u gudbin, Haddii kale sidan hadda kugu dhacday oo kale ayay sida cayayaanka kugusoo ururayaan oo ku wareerinayaan.
Re: Rightwing
Posted: Sat Aug 21, 2010 2:03 am
by Rightwing
kaliil
Inaadeer taladaas ayaa iseegtay show. sidii yamyama qadaadweyn ayay igu xoomeen.

Re: Rightwing
Posted: Sat Aug 21, 2010 2:09 am
by kaliil
LOOOL, Haa walle way kugu xoomeen. Ciyaalka somalinet chance kan oo kale way ka faaidaystaan. Waa Ramadaane waxba haku danbaabin kuwan, haddaad doonto ciida kadib karbaash laakiin hadda bil barakaysan ayaynu ku jirnaaye iska cibaadayso oo kuwan ha isku wareerin.
Re: Rightwing
Posted: Sat Aug 21, 2010 3:19 am
by Rightwing
kaliil wrote:LOOOL, Haa walle way kugu xoomeen. Ciyaalka somalinet chance kan oo kale way ka faaidaystaan. Waa Ramadaane waxba haku danbaabin kuwan, haddaad doonto ciida kadib karbaash laakiin hadda bil barakaysan ayaynu ku jirnaaye iska cibaadayso oo kuwan ha isku wareerin.
Waa runtaa runtaa waa bishii la ducaysan jiray. Ilaahow na saamax.