Silaanyo waa madaxweyne TALO XUN!!

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Silaanyo waa madaxweyne TALO XUN!!

Post by Rightwing »

1- Issue-gii Somaliland iyo Dhulbahante ka dhexeeyey wuxuu ka dhigay issue ka dhexeeya HJ iyo Dhulbahante :lol:
2- Wuxuu ignore-gareeyey Suldaanka Guud ee HJ Suldaan C/laahi sul Cali Muuse, wuxuuna wakiishay sub-suldaans oo weliba pro-alshabab ah. :shock:
3- wuxuu Burco U magcaabay Badhasaab pro Alshabab ah, oo weliba ka qaybgeli jiray shirarka Somalia :shock:
4- wuxuu Gobolka Cayn u magcaabay isna badhasaab pro-Alshabab ah. :shock:
5-wasiirka diinta iyo awqaafta Sh. Khaliil C/Laahi Axmed waa pro Alshabab. Inankiisuna wuxuu chief of staff u yahay ina-godane :lol:
6- wasiirka Badda & Maamulka Dekedaha Maxamed Yaasiin Xasan isna waa pro somaliweyn, ka qaybgalay shirarkii Somaliweyn
7-Suldaan Cimraanka iyo Suldaanka Ahmed Farah M.Guuled oo pro Somaliweyn waana wakiilada silanyo.
9-Wasiirka Duulista Mohamoud Xaashi Cadbi pro Somaliweyn...Wuxuu ka qaybgaly shirkii bermingham ee Somaliweyn ee la qarinayey labo sano kahor. Dhinaca dhulbaghantana waxaa hogaaminyey Ina Glaydh.


WTF, XAALKU WAA KA DAROO DIBI DHAL SHOW.
Last edited by Rightwing on Sat Aug 21, 2010 6:50 am, edited 2 times in total.
paidmonk
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11989
Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
Location: http://majerteen.blogspot.com/

Re: Silaanyo waa madaxweyne TALO XUN!!

Post by paidmonk »

So, Somalia = Darood miyaa?

You should tell your cousins here, that is the sad reality. :|
Last edited by paidmonk on Sat Aug 21, 2010 5:38 am, edited 2 times in total.
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Silaanyo waa madaxweyne TALO XUN!!

Post by Rightwing »

!
Last edited by Rightwing on Sat Aug 21, 2010 6:48 am, edited 1 time in total.
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Silaanyo waa madaxweyne TALO XUN!!

Post by Rightwing »

!
Runloow101
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 353
Joined: Tue Apr 22, 2008 3:33 am
Location: Ilaahoow adaa weyn.

Re: Silaanyo waa madaxweyne TALO XUN!!

Post by Runloow101 »

RightWig;

No one will take you seriously till you rid of your aunties pic.

Haddaad i caynayso ha i odhan "Dhoonbir"

Dhoonbir= Qori= type of rifle
Dhoobi is what u r looking for Eeddo Seynab Cigaay
User avatar
RuralMan08
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4512
Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
Location: His Royal Majesty

Re: Silaanyo waa madaxweyne TALO XUN!!

Post by RuralMan08 »

So that Elmi dude was right, maybe Silanyo is preparing himself to be the President of Somalia?
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Silaanyo waa madaxweyne TALO XUN!!

Post by LiQaaye_TDH »

Rightwing wrote:1- Issue-gii Somaliland iyo Dhulbahante ka dhexeeyey wuxuu ka dhigay issue ka dhexeeya HJ iyo Dhulbahante :lol: ==== YES Silaanyo wuu diray Saladiinta, waayo arrin uu dhaxeeya Degaanada Beesha Ay wada Degaan, We dont war in our Villages Haddi aad adigo Doonaysid Ino Dagaal Ka dhaco Ceelafweyn!

2- Wuxuu ignore-gareeyey Suldaanka Guud ee HJ Suldaan C/laahi sul Cali Muuse, wuxuuna wakiishay sub-suldaans oo weliba pro-alshabab ah. :shock: === Even on Ramadaan ayaad Been sheegaysa, Ilaahay Soontada ha uu sahlo... Haddi aad Wadaad Tahay, Your Al-shabaab supporter miya Caqli Lix Saac dheh :lol:

3- wuxuu Burco U magcaabay Badhasaab pro Alshabab ah, oo weliba ka qaybgeli jiray shirarka Somalia :shock: == Another False LIE, Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Togdheer, waxo ka mid yahay Guddida Horumarinta Gobolka Togdheer, he also too great part of building the new UNiversity, Bridge and many other things.. Laakin Maxaad kala socota Reer Miyi Ceelafweyn laga keenay ayaad tahaye!!!!

4- wuxuu Gobolka Cayn u magcaabay isna badhasaab pro-Alshabab ah. :shock: === Another False Statement During Ramadaan! Subxaanala

5-wasiirka diinta iyo awqaafta Sh. Khaliil C/Laahi Axmed waa pro Alshabab. Inankiisuna wuxuu chief of staff u yahay ina-godane :lol: === dont know anything about that, laakin Suspect your chatting out of Your YOU KNOW WHA :arrow:

6- wasiirka Badda & Maamulka Dekedaha Maxamed Yaasiin Xasan isna waa pro somaliweyn, ka qaybgalay shirarkii Somaliweyn
7-Suldaan Cimraanka iyo Suldaanka Ahmed Farah M.Guuled oo pro Somaliweyn waana wakiilada silanyo.=== Nacas waa Kuwi Adeerka Buurmadow Nigiska kaga Siibay Garadag 8-)

9-Wasiirka Duulista Mohamoud Xaashi Cadbi pro Somaliweyn...Wuxuu ka qaybgaly shirkii bermingham ee Somaliweyn ee la qarinayey labo sano kahor. Dhinaca dhulbaghantana waxaa hogaaminyey Ina Glaydh.=== another false Lie, the Guy just went from Birmingham!y


WTF, XAALKU WAA KA DAROO DIBI DHAL SHOW.
Instead of taking such long time, to chatt ShHHH, go and defend your self against the KIDS :lol: Dowlad Tagtay, iyo reer Tagay 8-)
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Silaanyo waa madaxweyne TALO XUN!!

Post by Cali_Gaab »

Ilaahay kugu dhaarshey kani waa khasaaro walahi.
Inaalilaah, halku maanta marayo macaa ilmo riyaale ma gaadhin!
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Silaanyo waa madaxweyne TALO XUN!!

Post by Rightwing »

Ciyaal kala saara sheekada BA iyo ta wadanka.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Silaanyo waa madaxweyne TALO XUN!!

Post by LiQaaye_TDH »

Cali_Gaab wrote:Ilaahay kugu dhaarshey kani waa khasaaro walahi.
Inaalilaah, halku maanta marayo macaa ilmo riyaale ma gaadhin!
Cali.. Waxaasi Adan Madoobe Nacayb.... iyo Silaanyo Nacayb... Berri Hore ayo Yidhi 6 Adan Madoobe oo aano isko Xaafad Nahay, aya ii Bully Gareeya :lol: Waaney Faan Badanyahin i Cant stand them) :lol:
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Silaanyo waa madaxweyne TALO XUN!!

Post by Rightwing »

too much cuqdad in you walaahi. Hadii dawlada wax laga sheegaba waxaad u qaadanaysaan personal :down:
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Silaanyo waa madaxweyne TALO XUN!!

Post by LiQaaye_TDH »

Rightwing wrote:too much cuqdad in you walaahi. Hadii dawlada wax laga sheegaba waxaad u qaadanaysaan personal :down:
Righwing... Beenta aad sheegaysid Xili Lagu Jiro Bil Barakeysan ayaan diidaya sxb :cry:
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Silaanyo waa madaxweyne TALO XUN!!

Post by Rightwing »

LiQaaye_TDH wrote:
Rightwing wrote:too much cuqdad in you walaahi. Hadii dawlada wax laga sheegaba waxaad u qaadanaysaan personal :down:
Righwing... Beenta aad sheegaysid Xili Lagu Jiro Bil Barakeysan ayaan diidaya sxb :cry:

Inaadeer intaa aan sheegeyb hadaad been kasoo hesho xaal baan bixinayaa.
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: Silaanyo waa madaxweyne TALO XUN!!

Post by Cali_Gaab »

Khasaaro, don't pretend that we're in the wrong here. There's a direct correlation between your
Aden madoobe outbursts after the election results and your current opposition to the government.

iyada oo ramadan ah ayeey beenta iyo naceyb ka caadi kula tahay. War orod oo salaadaha iska tuuko.
Sidaad halkan joogtey ayaad isku khasaarisay eh.
User avatar
Rightwing
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9248
Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
Contact:

Re: Silaanyo waa madaxweyne TALO XUN!!

Post by Rightwing »

Cali

Adiga waxaan kaala sheekeystaa arimaha flower iyo waxaas ku saabsan. Please wixii siyaasad ah u daa Liqaaye iyo xaaskiisa Runloow.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”