Page 1 of 1

Shir ka dhacay Doolow & ciidamo kusoo fool

Posted: Sun Aug 22, 2010 11:10 am
by grandpakhalif

Re: Shir ka dhacay Doolow & ciidamo kusoo fool

Posted: Sun Aug 22, 2010 11:15 am
by CoolPoisons
Its finally happening

Re: Shir ka dhacay Doolow & ciidamo kusoo fool

Posted: Sun Aug 22, 2010 11:16 am
by grandpakhalif
CoolPoisons wrote:Its finally happening
this is a big development saxib IGAD is putting all there muscle into Doloow they evne opened up xafiis there.

Re: Shir ka dhacay Doolow & ciidamo kusoo fool

Posted: Sun Aug 22, 2010 1:41 pm
by zingii
grandpakhalif wrote:
CoolPoisons wrote:Its finally happening
this is a big development saxib IGAD is putting all there muscle into Doloow they evne opened up xafiis there.
Already or you mean in the near future?

Re: Shir ka dhacay Doolow & ciidamo kusoo fool

Posted: Sun Aug 22, 2010 1:48 pm
by CoolPoisons
IGAD waxay garteen that nothing's happen in Mogadishu so they gonna send the money iyo equipment to Dolow

Dolow waxa laga dhigay xarunta for the operation

Akhri
Waxay tilmaameen inay iyaga iyo IGAD ay ku heshiiyeen in xafiis uu leeyahay ururka IGAD laga furo magaalada Doolow, sidoo kale waxay shirkoodaas ku cadeeyeen in taliska booliska dowlada KMG ah loosoo wareejin doono gobolada Somalia oo la filayo in gobolka Gedo meel kamid ah la keeno, siiba Doolow.

Waxaa kaloo kamid ahaa qodobadaas inay isku af-garteen in ururka IGAD dhaqaalaha sida tooska ah u aada dowlada KMG ah oo Muqdisho ku sugan looso wareejiyo gobolada dalka, ciidamada dowlada KMG ah ay leedahayna xoogooda la keeno gobolada.