Page 1 of 2

British Ambassador Visits Rep of Somaliland pics

Posted: Sun Aug 22, 2010 12:44 pm
by The_Emperior5
Wefti uu hoggaaminayo Safiirka Ingiriiska u fadhiya Itoobiya oo booqasho ku yimi Somaliland

Image

Axad, 22 August 2010 (HOL)- Wefti uu hoggaaminayo danjiraha dawladda Ingiriiska u fadhiya magaalada Addis-ababa ee dalka Itoobiya Mr. Norman ling, ayaa maanta booqasho ku yimi magaalada Hargeysa, waxaanay kulamo la yeesheen masuuliyiin ka tirsan xukuumadda Somaliland.

Sida lagu sheegay Warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse), weftigani waxay kulan la yeesheen madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), waxaanay ka wada hadleen arrimo ku saabsan xidhiidhka Somaliland iyo Ingiriiska iyo sidoo kale habka laysaga kaashan karo amniga gobolka.

Warsaxaafadeedkaasi wuxuu u dhignaa sidan;

“Madaxweynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Xafiiskiisa ku Qaabilay Wefti saddex Xubnood ka kooban oo uu hogaaminaayo Safiirka ingiriiska u fadhiya Addis-Ababa.



Weftigin oo u jeedada socdaalkoodu ahaa sii adkaynta xidhiidhka u dhexeeya labada Waddan ee somalialnd iyo Ingiriiska iyo u kuur-gelida waxyaalaha ugu haboon ee ay iska kaashan karaan labada dhinac.

Madaxwaynaha JSL Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa weftigan si mug leh ugu faahfaahiyey Siyaasada Xukuumada Cusub ee Horumarinta Dhinacyada Nabadgelyada, Kaabayaasha Dhaqaalaha, Caafimaadka, Waxbarashada iyo wixii la mida.

Madaxweynuhu wax auu ku nuux-nuuxsaday sida ay Xukuumadiisa uga go’antahay in ay Wadamada Deriska iyo Beesha Caalamkaba kala Shaqayso Adkaynta Nabadgelyada Gobolka iyo ka hortaga Argagixsada iyo Budhcad badeeda.


Image
Waxa uu Madaxaweynuhu weftiga u xaqiijiyey in ay Somaliland u bisishahay in ay ku talaabsato Horu-marin isla markaana ay u baahantahay in ay beesha Caalamku gacan ka siiso.



Madaxa Weftiga Ambassador Mr. Norman ling oo ay wehelinayeen Matt Woods Ku xigeenka Xog-hayaha Safaarada Ingiriiska ee Ethiopia iyo Jonathan Hargeaves oo ah madaxa DFID ee Nairobi ayaa Somaliland iyo Madaxwaynahaba ku hambalyeeyey Doorashadii dalka ka qabsoontay 26 June ee Sannadkan.

Safiirku waxa uu sheegay in ay Doorashadaasi Somaliland Mustaweheeda kor u qaaday isla markaana ay indhaha Caalamka ku soo Jeedisay, Dawladiisa iyo Midawga Yurub-na ay diyaar u yihiin in ay ka teegeeraan Somaliland Dhinacyada Horu-marka Nabad-gelyada, Kaabayaasha Dhaqaalaha, Caafimaadka, Wax-barashada iyo Geedi socodka Dimiquraadiyada.”

Image
Barkhad M. Kaariye Hiiraan Online
barqad@hiiraan.com
Hargeisa, Somaliland.

Re: British Ambassador Visits Rep of Somaliland pics

Posted: Sun Aug 22, 2010 1:07 pm
by The_Emperior5
Ethiopian relations with somaliland is not well since the new goverment of somaliland, Ethiopia wanted their sirdoon to cross the wajaale border to monitor stuff now and then silanyos goverment refused now melez send The British Ambassador to talk lol, Silanyo appointed Muj Maxammad kahin as the head of the national security of somaliland Ethiopia doesent Like him for some reasons they are also not a fan of Maxammad xashi cilmi their will be new rules in berbera port

Re: British Ambassador Visits Rep of Somaliland pics

Posted: Sun Aug 22, 2010 1:13 pm
by hargaysaay
sorry that ethiopian and dirta tigrey relations are deteriorating

Re: British Ambassador Visits Rep of Somaliland pics

Posted: Sun Aug 22, 2010 1:17 pm
by The_Emperior5
hargaysaay wrote:sorry that ethiopian and dirta tigrey relations are deteriorating

Hows the 4.5 dirt doing did u went to Ethiopia with mr dheeg :lol:

Re: British Ambassador Visits Rep of Somaliland pics

Posted: Sun Aug 22, 2010 1:19 pm
by hargaysaay
The_Emperior5 wrote:
hargaysaay wrote:sorry that ethiopian and dirta tigrey relations are deteriorating

Hows the 4.5 dirt doing did u went to Ethiopia with mr dheeg :lol:
no mrs dheeg is just doing fine sxb though he has carried huge responsibility

Re: British Ambassador Visits Rep of Somaliland pics

Posted: Sun Aug 22, 2010 1:21 pm
by The_Emperior5
what kind of responsibility does he hold he goes from yemen djibouti Ethiopia he is the best kind of dirt woqoyi he travels more then sheikh dalxiis :lol:

Re: British Ambassador Visits Rep of Somaliland pics

Posted: Sun Aug 22, 2010 1:22 pm
by hargaysaay
The_Emperior5 wrote:what kind of responsibility does he hold he goes from yemen djibouti Ethiopia he is the best kind of dirt woqoyi he travels more then sheikh dalxiis :lol:
so since when did travelling for the sake of doing good for your people become abuse. ninku waa duriyada ha caayin waryaa

Re: British Ambassador Visits Rep of Somaliland pics

Posted: Sun Aug 22, 2010 1:24 pm
by The_Emperior5
hargaysaay wrote:
The_Emperior5 wrote:what kind of responsibility does he hold he goes from yemen djibouti Ethiopia he is the best kind of dirt woqoyi he travels more then sheikh dalxiis :lol:
so since when did travelling for the sake of doing good for your people become abuse. ninku waa duriyada ha caayin waryaa

war duriyad maha wa dirt woqoyi sharaf ma leh nin aabihi dafiray :lol:

what good did he do traveling muxu qabtay sitting in yemen chilling :lol:

Re: British Ambassador Visits Rep of Somaliland pics

Posted: Sun Aug 22, 2010 1:26 pm
by Rightwing
Please do not praise DIRTA WAQOOYI, this will trigger severe high blood pressure for several days.

Re: British Ambassador Visits Rep of Somaliland pics

Posted: Sun Aug 22, 2010 1:26 pm
by hargaysaay
I bet you hate isaaq polotician in south more then ina maryama and ina godane I dont get it

Re: British Ambassador Visits Rep of Somaliland pics

Posted: Sun Aug 22, 2010 1:28 pm
by hargaysaay
Rightwing wrote:Please do not praise DIRTA WAQOOYI, this will trigger severe high blood pressure for several days.
walaahi oday ilaa hada adiga iyo emperor idinmaan fahmin, complexity iska saara walaalayaal

Re: British Ambassador Visits Rep of Somaliland pics

Posted: Sun Aug 22, 2010 1:28 pm
by Rightwing
hargaysaay wrote:I bet you hate isaaq polotician in south more then ina maryama and ina godane I dont get it


Who's ina maryama?

Re: British Ambassador Visits Rep of Somaliland pics

Posted: Sun Aug 22, 2010 1:32 pm
by Rightwing
hargaysaay wrote:
Rightwing wrote:Please do not praise DIRTA WAQOOYI, this will trigger severe high blood pressure for several days.
walaahi oday ilaa hada adiga iyo emperor idinmaan fahmin, complexity iska saara walaalayaal


I beg your pardon :shock: :shock:

Re: British Ambassador Visits Rep of Somaliland pics

Posted: Sun Aug 22, 2010 1:39 pm
by hargaysaay
ina maryama waxaan ka wadaa michel maryama ninkii diinta ka baxay
iyo ina godane oo isna argagixiso ah

Re: British Ambassador Visits Rep of Somaliland pics

Posted: Sun Aug 22, 2010 1:49 pm
by The_Emperior5
hargaysaay wrote:ina maryama waxaan ka wadaa michel maryama ninkii diinta ka baxay
iyo ina godane oo isna argagixiso ah

Micheail marianio halyey bu aha somaliland iyo dadkisa jecel he wanted to remain somaliland in 1960 him and his nuf party u cant compare him to terrorist godane