walayaal waxan idinka codsanaya kaftanku wu fiicanyahay dadku ha sheekeystan laakin arimada la is gaaleynayo meeshan halaga dayo Imika oldenglish meel wuxu ku qoray beel dhan o somaliyeed bu gaalo ku sheegeya waxasi wax lugu ciyaaro maha dadku yanay si hawlyar ah diinta uga bixin ama danbi nocaasa bisha ramadan eeh baraykasan ha shaqeysan , Muslimku wa sheekeysta laaakin isma gaaleyaan , Marka ilahay u wada taubad keeena
Suldaan Emperor
